EVRA PAGE

EVRA  PAGE iigu imow xaqiiqda

02/03/2024

wariye Ahmed Deeq iyo koobka Dhalinyarada cuslaatey

02/03/2024

“ Asaagey injineeryo waa loo ogalaadey iney koobka beeshinka dheelaan ana waa…..“ ciise waash.
ciyaaryahan ciise oo loo diidey inuu Dheelo koobka Dhalinyarta cuslaatey ee garowe ka socda

01/03/2024

Nugaal under 14

01/03/2024

Da,yarta Garoowe ciyaartoygee by ku Daydaan kubada cagta

01/03/2024

Abdisalam dheemanka oo qeyb ka ah dadka wax kawada tartanka saaka ka furmey garoonka mire awaare ayaa maamulka sportska nugaal iyo xiriirka puntalnd iyo ganacsatadaba ugu baaqeey in laga war hayo da,yarta oo tartama loo qabto lana dhiirigaliyo

01/03/2024

Waxaa saaka garoonka mire awaar laga furay koobka da'yarta gobolka nugaal, kasoo sare loogu qaadayo tayada ciyartoyda so kacaysa

29/02/2024

Daawo sida looga shaqeeyey goolkan😯🔥
koobka dhalinyarada cuslaatey gobolka nugaal

29/02/2024

legends waaweyn oo mar h**e isku dambeysey iney wada ciyaaraan ayaa galabta mireawaare isku arkey

29/02/2024

kismaayo ayaa dhaliyey goolkan⚽️

koobka dhalinyarada cuslaatey

carafad 4-4  Shaaha ninkakoobka dhinyarada cuslaatey oo mireawaare stadium ka socda
29/02/2024

carafad 4-4 Shaaha ninka
koobka dhinyarada cuslaatey oo mireawaare stadium ka socda

wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha puntland ayaa loo magacaabey Hodan said .ciyaaraha puntland wax badn maka badi doont...
29/02/2024

wasiirka dhalinyarada iyo ciyaaraha puntland ayaa loo magacaabey Hodan said .
ciyaaraha puntland wax badn maka badi doonta

Garowe waxaa ka socda  koobka isdhexgalka dhalinyarada cuslaatay .koobka ayaa maraya wareegiisi labaad oo galabta la ciy...
28/02/2024

Garowe waxaa ka socda koobka isdhexgalka dhalinyarada cuslaatay .
koobka ayaa maraya wareegiisi labaad oo galabta la ciyaarey

28/02/2024

mention soo dheh saaxibka aad soo xasuusatey oo saan wax u dili jirey 😂😳

Abdisalam dheemanka oo kamid ah xidigaha puntalnd kana tirsan kooxda SBC ayaa kulan dhiirigalin ah usameeyey Mohamed jaa...
25/02/2024

Abdisalam dheemanka oo kamid ah xidigaha puntalnd kana tirsan kooxda SBC ayaa kulan dhiirigalin ah usameeyey Mohamed jaamac abdi oo ka tirsan kooxda kaalo fc oo ahaa wiil ayaamo kahor iyadoo ay kubad socoto salaada casar kaligii tukanayey munaasabadan dhiirigalintaa ayaa waxaa kasoo qeybgaley ciyaartoy h**e iyo kuwa hada ku jira

25/02/2024

Daafacn oo kale hadaad ahaan lahayd ciyaaryahankas weerarka ah Qaabkee uga bad baadin lahayd Goosha.

23/02/2024

Reer nugaaleed xabad bay ka gabadeen koobkii gobolada Halkaanna shinni ayaa laga gabanayaa horyaalka somaliland 😁

good friday friends ❤️🙏
23/02/2024

good friday friends ❤️🙏

    “ Waxan halkan ku cadaynayaa aniga 0o ah gudomiyaha iyo dhalinyarda iyo cayaraha gobolka nugaal waxan soo marin sifa...
21/02/2024


“ Waxan halkan ku cadaynayaa aniga 0o ah gudomiyaha iyo dhalinyarda iyo cayaraha gobolka nugaal waxan soo marin sifada sharciga ah uusana ogayn maamulka cayaaraha gobolka nugaal laguma qaban karo garoon mire aware lagama furi karo koob
Sida sharcigu qabo waxa tartaran ka furi kara garoon mire aware maamulka gobolka nugaal “

Gudoomiyaha gobolka nugaal abdiqadir ayaa caawa warqad ka soosaarey garoonka mireawaare kadib markii maalmahn lagu wadey in garoonka ay koob ka furan lahaayeen qayb kamida macalimiinta gobolka nugaal .

sawirkaan ka soo dhexsaar ninka aan ciyaartoyga ahayn ee ku dhex dhuumanaya laacibiinta😁
21/02/2024

sawirkaan ka soo dhexsaar ninka aan ciyaartoyga ahayn ee ku dhex dhuumanaya laacibiinta😁

20/02/2024

Daqiiqadii Ugu Dambaysay Iyo goolkii Badali Lahaa Ciyaarta ayuu khasaariyey
soo dheh sxibkaa sidaan oo kale gool kooxda uga khasaariyey

18/02/2024

RASMI: Geesey Ayaa Galabta Koobkii Ugu Horreyay U Qaaaday TIK-TOKLEY 🏆🎖

Galabta cashar weyn ayay dhigeeen saddexdii FarasQoorka 2️⃣ Goal Naani 2️⃣ GoalThomas 3️⃣Assists
18/02/2024

Galabta cashar weyn ayay dhigeeen saddexdii Faras
Qoorka 2️⃣ Goal
Naani 2️⃣ Goal
Thomas 3️⃣Assists

15/02/2024


yacquub osman ayaa caawa lagu abaal mariyey Hoogamiyaha sportska ugu wanaagsan puntland.
yacqub osman ayaa ahaa macalinkii ku guuleystey koobkii gobolada puntland 2023

15/02/2024

Shiine Iyo Farhan Xidig Ayaa Taagero Iyo Garab Istaag U Muujiyay Wariyihii La dulmiyay Ee Najiib abdulkadir xuseen

15/02/2024

Bile iyo Xadiidka
oo dib isku arkeyy

15/02/2024

Horyaalkii puntland oo shalay bilaabmi lahaa ayaa dib loodhigey
Qaar kamida ciyaartoyda ayaan weydiiyey Aragtidooda ay ka qabaan in xiriirku horyaalka uu dib udhigo.

Garsoorihii Oo la ganaaxey .garsoorihii offsideka ku tilmaamey gooshii shalay ee kooxda heegan ayaa labo bilood Laga gax...
13/02/2024

Garsoorihii Oo la ganaaxey .
garsoorihii offsideka ku tilmaamey gooshii shalay ee kooxda heegan ayaa labo bilood Laga gaxaaney shaqada garsoorenimo.
FG: muqaalkii xalay aan baahiyey dadkii sooqorey iney goal tahay kubadaan waa khabiiiriin

12/02/2024

Goolkan Miyaa OFFSIDE Ahaa
Hadaa Qabiir Tahay Sheeg Kubadaan Gool Miyaa Mise Offside..?

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when EVRA PAGE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Nearby media companies