Dalha Media

Dalha Media Halkani waa page ka rasmiga ah ee
Dalha Media
follow garayso

๐—ฆ๐—ข๐—ข๐— ๐—”๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ฌ๐—” ๐—ข๐—ข ๐—๐—”๐—ฅ๐— ๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—”, ๐—ฆ๐—ฃ๐—”๐—œ๐—ก, ๐—จ๐—ž, ๐—•๐—”๐—ซ๐—ฅ๐—˜๐—ฌ๐—ก, ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐—ฆ๐—œ๐—ก๐—š๐—”๐—ฃ๐—ข๐—ฅ๐—˜ ๐—จ๐—š๐—” ๐—š๐—จ๐—จ๐—Ÿ๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—”๐—ง๐—”๐—ฌ ๐—”๐—•๐—”๐—”๐—Ÿ๐— ๐—”๐—ฅ๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—›๐—ข๐—š๐—š๐—”๐—”๐— ๐—œ๐—ฌ๐—”๐—›๐—” ๐—œ๐—ฆ๐—š๐—”๐—”๐—ฅ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—”๐——๐——๐—จ๐—จ๐—ก๐—ž...
23/11/2023

๐—ฆ๐—ข๐—ข๐— ๐—”๐—”๐—Ÿ๐—œ๐—ฌ๐—” ๐—ข๐—ข ๐—๐—”๐—ฅ๐— ๐—”๐—Ÿ๐—ž๐—”, ๐—ฆ๐—ฃ๐—”๐—œ๐—ก, ๐—จ๐—ž, ๐—•๐—”๐—ซ๐—ฅ๐—˜๐—ฌ๐—ก, ๐—œ๐—ฌ๐—ข ๐—ฆ๐—œ๐—ก๐—š๐—”๐—ฃ๐—ข๐—ฅ๐—˜ ๐—จ๐—š๐—” ๐—š๐—จ๐—จ๐—Ÿ๐—˜๐—ฌ๐—ฆ๐—”๐—ง๐—”๐—ฌ ๐—”๐—•๐—”๐—”๐—Ÿ๐— ๐—”๐—ฅ๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—›๐—ข๐—š๐—š๐—”๐—”๐— ๐—œ๐—ฌ๐—”๐—›๐—” ๐—œ๐—ฆ๐—š๐—”๐—”๐—ฅ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ก๐—ง๐—” ๐—”๐——๐——๐—จ๐—จ๐—ก๐—ž๐—”.

Guddoomiyaha Hormuud Telecom, Axmed Maxamuud Yuusuf, ayaa Soomaaliya guul uga soo hooyay billadda ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐๐ค๐š ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ๐Ÿ‘ ee abaalmarinta Isgaarsiinta Adduunka, oo Shirkadda ๐“๐จ๐ญ๐š๐ฅ ๐“๐ž๐ฅ๐ž๐œ๐จ๐ฆ ee fadhigeedu yahay Dalka Ingiriiska ay ku abaalmariso hoggaamiyayaasha shirkadaha isgaarsiinta caalamka ee ku guuleystay horumarinta isgaarsiinta iyo teknoolajiyadda Dalalkooda.

Guddoomiye Axmed ayaa noqonaya hoggaamiyihii 25แตƒแตƒแตˆ ee ku guuleystay abaalmarintan oo lagu guddoonsiiyay xaflad xalay ka dhacday magaalada Amsterdam ee dalka Netherlands. Hormuud Telecom ayaa ah shirkaddii ugu horreysay ee Soomaaliyeed oo ka qeybgasha tartankan oo ay ku loolamaan hoggaamiyayaasha shirkadaha ugu waaweyn isgaarsiinta caalamka. Waxaana Guddoomiye Axmed sannadkan kula tartamay, uuna uga guuleystay madaxda shirkadaha ๐ƒ๐ž๐ฎ๐ญ๐ฌ๐œ๐ก๐ž ๐“๐ž๐ฅ๐ž๐ค๐จ๐ฆ ee Dalka ๐‰๐š๐ซ๐ฆ๐š๐ฅ๐ค๐š, ๐Œ๐š๐ฌ๐Œ๐จ๐ฏ๐ข๐ฅ ๐“๐ž๐ฅ๐ž๐œ๐จ๐ฆ ee ๐’๐ฉ๐š๐ข๐ง, ๐‚๐จ๐ฅ๐ญ ๐“๐ž๐œ๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ ๐’๐ž๐ซ๐ฏ๐ข๐œ๐ž๐ฌ ee ๐ˆ๐ง๐ ๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ฌ๐ค๐š, ๐๐š๐ก๐ซ๐š๐ข๐ง ๐๐ž๐ญ๐ฐ๐จ๐ซ๐ค ee dalka ๐๐š๐ฑ๐ซ๐ž๐ฒ๐ง iyo shikradda ๐Š๐š๐œ๐ข๐Ÿ๐ข๐œ ๐๐ซ๐จ๐š๐๐›๐š๐ง๐ ๐’๐š๐ญ๐ž๐ฅ๐ฅ๐ข๐ญ๐ž๐ฌ ee fadhigeedu yahay Dalka ๐’๐ข๐ง๐ ๐š๐ฉ๐จ๐ซ๐ž.

Guddoomiye Axmed oo ah hoggaamiyay Shirkadda isgaarsiineed ee ugu weyn Soomaaliya, ayaa todobaadkii horena dalka Koofur Africa lagu guddiinsiiyay abaalmarinta ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š ee ay bixiso ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š ๐“๐ž๐œ๐ก ๐…๐ž๐ฌ๐ญ๐ข๐ฏ๐š๐ฅ, oo uu uga guuleystay madaxda shirkadaha ๐Ž๐ซ๐š๐ง๐ ๐ž ๐„๐ ๐ฒ๐ฉ๐ญ, ๐•๐จ๐๐š๐œ๐จ๐ฆ ๐†๐ซ๐จ๐ฎ๐ฉ, ๐’๐š๐ฌ๐Ÿ๐ข๐ง ๐๐š๐ง๐ค, iyo ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐œ๐š๐ง ๐๐š๐ง๐ค.

Waa guul taariikhi ah oo Guddoomiyaha Shirkadda Hormuud Telecom uu Soomaaliya iyo isgaarsiinta Dalkeena uga soo hooyay tartanka Abaalmarinta ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐๐ค๐š ee Isgaarsiinta Afrika iyo caalamka.

23/11/2023

Ragga kala qabta baa ka dhacday

22/11/2023

Musharrax Axmed Maxamed shirwac oo maanta ka soo degey Bosaaso ayaa sheegay in uu dhexdhexaadin ka gelaayo khilaafka siyaasadeed ee Puntland ka taagan

22/11/2023

Axmed Maxamed Shirwac oo ah musharax madaxweyne Puntland ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Bosaso.

Cawil Yuusuf Ciise

22/11/2023

"Waxaan dhexdhexaadin Musharaxiinta mucaaradka puntland iyo Muxaafidka "
Musharax axmed maxamed shirwac

22/11/2023
Gaashaanle Mahad Axmed Gaas ayaa loo magacaabay Agaasimaha Haayadda nabad sugidda iyo sirdoonka SSC-KHAATUMO.
20/11/2023

Gaashaanle Mahad Axmed Gaas ayaa loo magacaabay Agaasimaha Haayadda nabad sugidda iyo sirdoonka SSC-KHAATUMO.

20/11/2023

Muuqaal soo koobaya Dugsiyada aan booqday intaan Eyl joogay kuwaas oo ah Dugsiyada ugu waa weyn Degmada Eyl

Hoos ku reeb Dugsigaagii...

20/11/2023

DEGDEG: Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo si adag uga hadlay xaaladda Puntland.

20/11/2023

Shacabka Garoowe oo cod dheer nabad ku dalbanaya

20/11/2023

Ciwaan usamee haddii lagu dhaho maxaad ciwaan uga dhigi lahayd

SHIL GAARI: qoys ka qaxay magaalada garowe oo kusii jeeday magaalada qardho ayaa gaari kula gadoomay deegaanka xaaji kha...
19/11/2023

SHIL GAARI: qoys ka qaxay magaalada garowe oo kusii jeeday magaalada qardho ayaa gaari kula gadoomay deegaanka xaaji khayr waxaana la sheegay in gaariga ay isku dhaceen gaari xamuul ah oo candho maydle ah waxaa ku dhintay labo ruux oo mid ilmo yar yahay sida la xaqiijiyey
Dhaawaca lasoo sheegayo waa 6 ruux.

19/11/2023

DEG.DEG: Waxgaradka Gobolka Nugaal war kasoo saaray xaalada magalada Garowe.

Soodhowaada magacii waan badelnay Akhyaar la socod wanaagsan
19/11/2023

Soodhowaada magacii waan badelnay Akhyaar la socod wanaagsan

Maxaa ka muuqda, oo kaaga baxay Sawirkan ?
17/11/2023

Maxaa ka muuqda, oo kaaga baxay Sawirkan ?

Ciidanka Soomaaliyeed ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโค
17/11/2023

Ciidanka Soomaaliyeed ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ดโค

โ€œXaaskaaga oo maalinkii aad Jug u Qariso ama aad Qoorsagaaro ku qabato oo aad xoogaa yar xanuunjiso waxay kasii qaadaysa...
17/11/2023

โ€œXaaskaaga oo maalinkii aad Jug u Qariso ama
aad Qoorsagaaro ku qabato oo aad xoogaa yar xanuunjiso waxay kasii qaadaysaa Jaceyl xad dhaaf ah ".

Sheekh Abdiraxman Bashiir
Ayaa sidaas yiri

sidee u aragtaa ?

17/11/2023

Share garee

Dadka badankoodu waxay u codeeyeen inaan magaca Dalha Media ku celino insha Allah saddex cisho ka dib insha Allah waan b...
16/11/2023

Dadka badankoodu waxay u codeeyeen inaan magaca Dalha Media ku celino insha Allah saddex cisho ka dib insha Allah waan badelaynaa la socod wanaagsan.

Quruxda iyo caanimada maxaa ka dhexeeyaHurdo badana waan isku hayaa ๐Ÿ˜†๐Ÿคฃ๐Ÿ˜‚Duhur wanaagsan
16/11/2023

Quruxda iyo caanimada maxaa ka dhexeeya
Hurdo badana waan isku hayaa ๐Ÿ˜†๐Ÿคฃ๐Ÿ˜‚

Duhur wanaagsan

15/11/2023

Boosaaso ๐ŸŒง๐ŸŒง๐ŸŒง๐ŸŒง

Send a message to learn more

Salaadda ilaali waqti walba iyo xaalad walba.
15/11/2023

Salaadda ilaali waqti walba iyo xaalad walba.

Gaza ๐Ÿ’šwaa marka tacsidu ka timaado xaga Ilaahay "swt" intan oo sidan ugo'an ayaa soo raacday dhagxaantii iyo ciidii laga...
15/11/2023

Gaza ๐Ÿ’š

waa marka tacsidu ka timaado xaga Ilaahay "swt" intan oo sidan ugo'an ayaa soo raacday dhagxaantii iyo ciidii laga guraayey guri ku dumey oo ay ku dhinteen dadkii ku jirey.

14/11/2023

Soo qabo xariif sidaan gabdhaha numberada uga qorta aroosyada markii la jooogo ๐Ÿ˜†๐Ÿคฃ

Magacee u taqaan ?
14/11/2023

Magacee u taqaan ?

Indhaha isku qabo ama mobilka dhinac u dhaqaaji๐Ÿ˜‚Wixi kuso baxa  so qor
14/11/2023

Indhaha isku qabo ama mobilka dhinac u dhaqaaji๐Ÿ˜‚
Wixi kuso baxa so qor

13/11/2023

Wali ma argtay haweenay u taagan tartanka doorasho shacab oo soomaaliya ah?

13/11/2023

Xoghayaha Ganacsiga SSC Khaatumo
Oo ka warbixiyey muhiimadda shirka ganacsiga &Maalgashiga SSC KHAATUMO.

13/11/2023

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo iyo Ka qaybgalkiisii Shirweynaha Ganacsiga iyo Maalgashiga SSC-Khaatumo ee maanta lagu soo gabagabeeyay Caasimadda Laascaanood.

Tijaabi aragaaga
12/11/2023

Tijaabi aragaaga

"Puntland yaan la gaadhsiin meel aan laga soo celin karayn, hala wada hadlo." Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo.
12/11/2023

"Puntland yaan la gaadhsiin meel aan laga soo celin karayn, hala wada hadlo." Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo.

Tijaabi aragaaga oo sheeg inta Shinbirood ee halkan aad ku aragtay..โ“
12/11/2023

Tijaabi aragaaga oo sheeg inta Shinbirood ee halkan aad ku aragtay..โ“

Dr. Ck ayaa ugu dambeyn goordhow ku guuleystay abaalmarinta dhaqtarka ugu fiican dhanka ilkaha.
11/11/2023

Dr. Ck ayaa ugu dambeyn goordhow ku guuleystay abaalmarinta dhaqtarka ugu fiican dhanka ilkaha.

Maku jiraa lamaanahaagu ๐Ÿ’”ama jaceylkaaguโค๐ŸŒน
09/11/2023

Maku jiraa lamaanahaagu ๐Ÿ’”ama jaceylkaaguโค๐ŸŒน

08/11/2023

.
๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน
๐ŸŒน
๐ŸŒน
๐ŸŒน ๐ŸŒน๐ŸŒน
๐ŸŒน ๐ŸŒน
๐ŸŒน ๐ŸŒน
๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน

๐ŸŒน
๐ŸŒน ๐ŸŒน
๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน
๐ŸŒน ๐ŸŒน
๐ŸŒน ๐ŸŒน
๐ŸŒน ๐ŸŒน

๐ŸŒน ๐ŸŒน ๐ŸŒน
๐ŸŒน ๐ŸŒน
๐ŸŒน ๐ŸŒน ๐ŸŒน
๐ŸŒน ๐ŸŒน
๐ŸŒน ๐ŸŒน
๐ŸŒน ๐ŸŒน

๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน
๐ŸŒน ๐ŸŒน
๐ŸŒน ๐ŸŒน
๐ŸŒน ๐ŸŒน
๐ŸŒน ๐ŸŒน
๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน

๐ŸŒน ๐ŸŒน
๐ŸŒน ๐ŸŒน
๐ŸŒน ๐ŸŒน ๐ŸŒน
๐ŸŒน ๐ŸŒน

๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน
๐ŸŒน
๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน
๐ŸŒน
๐ŸŒน
๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน๐ŸŒน

Address

Garoowe

Telephone

+252702024821

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dalha Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share