Haramcad Media Inc

Haramcad Media Inc Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Haramcad Media Inc, Media/News Company, Jidka soddonka, Garoowe.

Beesha Cabdi Maxamuud Ugaadh-yahan ee deegaanka Sarmaanyo ayaa deeq Laba Tiro oo adhi ah ku wareejisey guddiga 33 Ka iyo...
11/05/2023

Beesha Cabdi Maxamuud Ugaadh-yahan ee deegaanka Sarmaanyo ayaa deeq Laba Tiro oo adhi ah ku wareejisey guddiga 33 Ka iyo sidoo Geel loogu tala gay in lagu Xoojiyo xoreynta Laascaanood .

Beesha Cabdi Maxamuud Uagaadhyahan ayaa ka muuqatay howlaha halganka iyo xoreynta Laascaanood tan iyo bilowgii Dagaalka iyagoo maqaawiirta beeshan ay Ciidan iyo Calafba dul dhigeen halganka.

Like Follow Share

Garoowe_Puntland_Somalia
20/04/2023

Garoowe_Puntland_Somalia

Gooladii Laascaanood
22/03/2023

Gooladii Laascaanood

Halyeey Abdimudalib Abdi shire, Muxuu inaga mudan yahay.❤️Saar siina share garee.
21/03/2023

Halyeey Abdimudalib Abdi shire, Muxuu inaga mudan yahay.

❤️Saar siina share garee.

Deg Deg : Alle haw naxariisto C/Laahi  Cali Axmed tarabi (Cali quule) reer   Daarood Harti Dhulbahante Barahasame ayaa x...
21/03/2023

Deg Deg : Alle haw naxariisto C/Laahi Cali Axmed tarabi (Cali quule) reer Daarood Harti Dhulbahante Barahasame ayaa xalay lagu dilay hargaysa. Maydka Marxuumka ayaa hada yaala hospital Guud ee .

C/Laahi Cali Quule oo nin dhalinyaro ahaa ayaa ku dhashay kuna barbaaray Hargaysa wuxuuna ka tirsanaa ciidanka Police ka . Marxuunka la dilay wuxuu xaga hooyo kala walal yahay caruur ka waawayn oo Ciida-gale ah.

Dilka ayaa waxaa gaystay Askari kaasoo maalmo ka hor laascaanood lagu dilay aabihii iyo walal kiis oo habar jeclo ah. Dagaalka laascaanood ayaa ah mid salka ku haya isir sifayn Iyo jabka laascaanood kasoo gaadhay

  - Ciidamadda Gobalka Bari Boossaaso oo gurmad u ah xoogaga Daraawiishta SSC-Khaatumo ayaa maanta soo amba baxay magala...
20/03/2023

- Ciidamadda Gobalka Bari Boossaaso oo gurmad u ah xoogaga Daraawiishta SSC-Khaatumo ayaa maanta soo amba baxay magalada Boossaaso

Ciidamadan oo ku gaashaaman gaadiidka dagaalka ayaa ku biiraya ciidamada SSC ee ku sugan difaacyada Magalada Laascaanood GOBALKA SOOL.

15/03/2023

Qaar kamid ah Ciidamada jamaahiirta SSC

Ogaysiis
18/01/2023

Ogaysiis

18/01/2023

Degmada Carooley oo Ilaa hadda banaan baxu ka socdo

18/01/2023

Carrooley: Waxaa baalaha sudhan Calankii dhaayaha u roonaa

 : Degmada carooley waxaa ka socda banaan bax
18/01/2023

: Degmada carooley waxaa ka socda banaan bax

12/01/2023


12/01/2023

Tijaabadii ugu danbaysay ayaa lagu jiraa

04/01/2023

: waxaa gudaha magaalada laascaanood lagu toogtay nin shacabka magaalada ka mid ah
Waxaa wali socda xasuuqa shacabka reer laascaanood

04/01/2023

Horgalo maya

04/01/2023

Halkani waa Degmada Carooley Waxaa Ka socda dibad baxyo Looga soo horjeedo Horgalladii $30 qaatay

04/01/2023

: Muddaharaad xooggan ayaa Hadda ka socda Magaalada Carrooley eee Gobolka sool

Halkani waa gudaha magaalada laascaanood waxa socda halganka gobanimo doonka
02/01/2023

Halkani waa gudaha magaalada laascaanood waxa socda halganka gobanimo doonka

 : xaalada Saaka Ee magaalada laascaanood waa mid aad u cakiran, ma jiro wax Isgaadhsiin ah Iyo koranto,waxaa wali socda...
02/01/2023

: xaalada Saaka Ee magaalada laascaanood waa mid aad u cakiran, ma jiro wax Isgaadhsiin ah Iyo koranto,
waxaa wali socda Khasaaraha kala duwan ee Dibad baxayaasha.

Share dheh Haramcad Media Inc

02/01/2023

Laascaanood Adeegga internet ka ayaa maqan ilaa xalay, Waxaa wali socda dibad baxyada iyo xasuuqa shacabka.
waxaa jira dhaawac iyo dhimasho tiro beel ah

Update: waa habeenkii 8aad iyo xaalka laascaanood
01/01/2023

Update: waa habeenkii 8aad iyo xaalka laascaanood

01/01/2023

: laascaanood hadda waxa ka socda dagaal toos ah

 : waxaa culays la saaray shirkadaha is gaadhsiinta si ay u jaraan internet ka
01/01/2023

: waxaa culays la saaray shirkadaha is gaadhsiinta si ay u jaraan internet ka

Ninkay ku hadhay hawli haysaa,maxamed Kaa quusan mayno intaanu raganimada kugu tuhmayno hadal, hadal,oo hadal
31/12/2022

Ninkay ku hadhay hawli haysaa,
maxamed Kaa quusan mayno intaanu raganimada kugu tuhmayno
hadal, hadal,oo hadal

Waa 01/01/2023 Reer SSC Wuxuu Kusoo dhaweeyey Neecowda xornimo iyo dhiigga Shuhadada, kii horena wuxuu La galbaday Dulmi...
31/12/2022

Waa 01/01/2023
Reer SSC Wuxuu Kusoo dhaweeyey Neecowda xornimo iyo dhiigga Shuhadada, kii horena wuxuu La galbaday Dulmigii iyo Gunimadii

31/12/2022

" waxaan ugu baaqayaa 13 isim ee dbulbahante inay mudo 3cisho ah Laascaanood ku yimaadaan halkan ayaa lagu dhiman ama lagu noolaan".

Garaad jaamac garaad ismaacii.

31/12/2022

"Xasuuqa laascaanood ka socda waa mid 15 jirsaday loomana dulqaadan karo".

Garaad jaamac garaad ismaaciil.

 : ciidamada SNM Deg deg ha uga baxaan Laascaanoodgaraad jaamac garaad ismacil
31/12/2022

: ciidamada SNM Deg deg ha uga baxaan Laascaanood

garaad jaamac garaad ismacil

GARAAD jaamac garaad ismaaciil ayaa warkiisa aad loo sugayaa caawa.Garaad war jamaahiirtu ku qanacdo dheh caawa,
31/12/2022

GARAAD jaamac garaad ismaaciil ayaa warkiisa aad loo sugayaa caawa.
Garaad war jamaahiirtu ku qanacdo dheh caawa,

Waxaa Socda HALGAN mana joogsan doono
31/12/2022

Waxaa Socda HALGAN mana joogsan doono

30/12/2022

: ciidamadii soomaaliland Way kasoo baxeen Tukaraq

 : Ciidamada difaaca buuhoodle ayaa hadda lasoo dhaqaajiyey, Waxaa Guud ahaan SSC Laga dareemaya Abaabul ciidan iyo gurd...
30/12/2022

: Ciidamada difaaca buuhoodle ayaa hadda lasoo dhaqaajiyey, Waxaa Guud ahaan SSC Laga dareemaya Abaabul ciidan iyo gurdmad

"Halla dagaallamo, hana laga dhiidhiyo gunnimada.." Sheekh Maxammed Sheekh Aadan weli. Halla kala baxo, maantoo kalaa la...
30/12/2022

"Halla dagaallamo, hana laga dhiidhiyo gunnimada.." Sheekh Maxammed Sheekh Aadan weli.

Halla kala baxo, maantoo kalaa la is bartaaye.

Geeddi xinjiro leh.

Laascaanood wararka ka imaanaya ayaa sheegaya inuu dhaawac soo gaarey taliyihii Boooliska Gobolka Sool ee Soomaliland Ca...
30/12/2022

Laascaanood wararka ka imaanaya ayaa sheegaya inuu dhaawac soo gaarey taliyihii Boooliska Gobolka Sool ee Soomaliland Cali Axmed Shire Dalab.

Kacdoonka shacabka laascaanood ayaa galay maalintii 5aad.

 : Rasaas xoog leh ayaa ka socoto gudaha masjid jaamaca laascaanod
30/12/2022

: Rasaas xoog leh ayaa ka socoto gudaha masjid jaamaca laascaanod

 : Waxaa Hadda Laascaanod maalinkii 5aad Ka socda Mudaharaad Aan kala joogsi lahaynWaxaa meel kasta Oo magaalada kamid a...
30/12/2022

: Waxaa Hadda Laascaanod maalinkii 5aad Ka socda Mudaharaad Aan kala joogsi lahayn
Waxaa meel kasta Oo magaalada kamid ah ka socda Rasaasta Noocyadeesa kala duwan

isha Ku hay Haramcad Media Inc

 : waxaa is casishay Isu duwuhii Komishanka iyo maamul wanaaga G.sool ee somaliland  Marwo Xafsa Ducaaleisha ku hay Hara...
30/12/2022

: waxaa is casishay Isu duwuhii Komishanka iyo maamul wanaaga G.sool ee somaliland Marwo Xafsa Ducaale

isha ku hay Haramcad Media Inc

 : Waxaaa magaalada qardho ka bilowday Kacdoonka Iyo mudaharaado Looga soo hor jeedo Dulmiga Gobolka sool
30/12/2022

: Waxaaa magaalada qardho ka bilowday Kacdoonka Iyo mudaharaado Looga soo hor jeedo Dulmiga Gobolka sool

 : waxaa sii xoogaystay Mudaharaad saaka Halkaas ka bilowday
30/12/2022

: waxaa sii xoogaystay Mudaharaad saaka Halkaas ka bilowday

Address

Jidka Soddonka
Garoowe

Telephone

+252634598348

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Haramcad Media Inc posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share



You may also like