Deni oo aad uga xanaaqdey Nidaam darada Ciidankiisa PMPF
Taasa laleyahay Hays Raacdo wa fanan Reer xamar ah
MW Deni "waxaan maqley in owrta Khamri la siiyo si ay u qooqaan".
DEG-DEG: Ganacsatada qaadka ee gobolka nugaal ayaa madaxda dowladda ka tirsan ku eedeeyay in ay qaadkii musuq-maasuqeen, arinkaan siyaasiyiintu ay soo faragashadeen Ka ganacsiga qaadka ayaa mudadaan dambe aad usoo badanaaye, ganacsatada qaadka ayaa hadalo kulkulul hawada u mariyey siyaasiyiinta ganacsiga qaadka soo faragashadey oo musuq-maasuqa ku wada.
"Cirka waxba kasoo dagi maayaan hadii aad qaadka soo faragashataan, dhulkaan aan deganahayna waxba mari mayaan" ayuu yiri midka mida ganacsatada saxaafada la Hadley.
Maxaa kuu baxay?
"Gudniinka gabdhuhu waa waajib" ayuu yiri shiikhaan.
Maalin dhaweyd ayey ahayd markii wasiirka cadaalada Puntland uu yiri Gabdhaha Gudniinka halaga dhaafo oo yaan la taaban