Kilwe Media

Kilwe Media Wakaaladda Wararka Kilwe Media
👁🇸🇴👁
🤳 Whats Up +252-907793482

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa gacanta ku dhigay gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo la rabay in lagu dhibaate...
15/01/2025

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa gacanta ku dhigay gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo la rabay in lagu dhibaateeyo Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Caasimadda Muqdisho.

Walxahan Qarxa ayaa dhagar qabayaashu ku soo farsameeyeen sameecadaha cod baahiyaasha ah , waxaana ay ku talagaleen in si farsameysan Ciidamada ku dhaafiyaan balse waa ay u suurageli waysay maadaama Ciidamadu u diyaarsan yihiin ka hortagga farsamooyinka cusub ay adeegsanayaan Khawaariijtu marwalbo.

Kilwe Media

Geedi baa sababay in saaka sawirkan laga soo qaado Caasimada Puntland ee Garoowe.Kilwe Media
15/01/2025

Geedi baa sababay in saaka sawirkan laga soo qaado Caasimada Puntland ee Garoowe.
Kilwe Media

Fariin ka timi furimaha h**e dagaalka iyo Ciidamada difaaca Puntland.Waxan ahay wade ka tirsan bahda gaadiidka gargaarka...
14/01/2025

Fariin ka timi furimaha h**e dagaalka iyo Ciidamada difaaca Puntland.

Waxan ahay wade ka tirsan bahda gaadiidka gargaarka Caafimaadka ee dhaawacyada ka soo qaada furimaha dagaalka waxa jirta caqabad adeeg xumo caafimaad tusaale ahaan waxa aad u kala fog cisbitaalada aan gayno dhaawac ciidamada Carmo iyo Boosaaso, caqabadaha aan ka kulano waxaa ka mid ah in aan la kulano Askar dhaawac ah oo dhiig joojin u baahan intaan gaariga la saarin taas oo tiro ka dhowr jeer sababtay dhimasho.
Waxaanu cid kasta oo cabashadayadu khusatso ka codsanaynaa in ay xarumo caafimaad oo deg deg ah nooga sameeyaan deegaanada Balidhidin Dharjaale ,tuulo ciise ama Barako.
Kilwe Media

14/01/2025

Muuqaalo, Ciidamada Difaac Puntland oo soo riday diyaarado drone- ah iyago qarxiyay qaraxyo dhulka loogu aasay.
Kilwe Media

13/01/2025

Wararkii u danbeeyay ee Buuralayda Calmiskaad
Afhayeenka Ciidamada difaaca Puntland Gen. 👇
https://t.me/KilweMedia Telegram
Kilwe Media

Muqaalada naxdinta leh oo cadaynaya guulaha laga gaaray Ciribtirka argagixisada ku dhuumalaysanaysa Buuralayda Calmiskaa...
13/01/2025

Muqaalada naxdinta leh oo cadaynaya guulaha laga gaaray Ciribtirka argagixisada ku dhuumalaysanaysa Buuralayda Calmiskaad ee gobolka Bari

13/01/2025

Ciidanku waxay ay dilaan iyo wax carara ayeey ka dhigeen Argagixisadii ku sugnayd talisyadaasi buuralayda Calmiskaad ee gobolka Bari
Kilwe Media

Puntland, Ciidanka Ciribtirka Argagagixisada ku dhuumaalaysanaysa buuralayda Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa la  wareega...
13/01/2025

Puntland, Ciidanka Ciribtirka Argagagixisada ku dhuumaalaysanaysa buuralayda Calmiskaad ee gobolka Bari ayaa la wareegay Taliskii ugu wayna ee kooxda Daacish.
Kilwe Media

Ciidanka booliska Gobolka Mudug ee magalada Galkacyo ayaa maanta ku guulaystay qabashada  Xisaabiyihii  Markabkii MV ABD...
13/01/2025

Ciidanka booliska Gobolka Mudug ee magalada Galkacyo ayaa maanta ku guulaystay qabashada Xisaabiyihii Markabkii MV ABDALLA ee laga Lahaa dalka Bangaladesh.

Howlgalkan oo ay ciidanka ka fuliyeen magalada Galkacyo ayaa lagu soo qabtay Cali Axmed Cali Shirwac dadiisa 39jir ina Luul jaamac guleed
ahna Xisabiyihii markabkii MV Abddala.

Taliyaha qaybta Booliska G.Mudug G/Sare Maxamuud Cabdixakin yusuf oo warbixin kabixiyey howgalkaan guulaystay ayaa fariin adag u diray cid kasta oo ku lugleh falalka burcadnimada, in gacanta ay ku dhigayaan sidoo kale Taliyaha ayaa hoosta ka xariiqay iney sharciga hor keeni doonaan cidkasta oo ku lug yeelata falalka burcadnimada ah.

Dowlada Puntland ayaa dagaal adag kula jirta kooxa burcad badeedka ah kuwaas oo dhibaato lixaadle kuhaya dadka iyo deegaankaba.
Kilwe Media

13/01/2025

Deg.Deg: Ciidamada difaaca Puntland ee argagixisada kula dagaalamaya buuraha fog ee gobolka Bari Calmiskaad ayaa Wakaaladda wararka Kilwe Media u xaqiijiyay in ay guulo la taaban karo ka gaareen furimaha h**e dagaalka maanta iyago sheegay in ay laayeen Argagixiso u badan ajaaniib oo ay la wareegeen 4 Talis oo cusub👁

13/01/2025
13/01/2025

Mar baa jirtay aan kaligay saaxdheer ku ugu dabaaldegi jiray Ssc.khaatumo"
Garaad Jaamac Garaad Cali oo ka hadlay munaasabada xuska sanad guurada maamulka ssc khaatumo
Kilwe Media

Ilaalinta Xuquuqda eedaysanaha.Kilwe Media
13/01/2025

Ilaalinta Xuquuqda eedaysanaha.
Kilwe Media

11/01/2025

Puntland, Sababta reer Ssc.khaatumo loogu diiday in ay Hotel Taleex ku dabaal degaan Iyo Guulaha ay Ciidamada Difaaca Puntland ka gaareen goobaha ay Cadawga ku hor fadhiyaanKilwe Media

Gudaha Maamulka Puntland oo laga joojiy in loogu dabaaldego Ssc.khaatumo 12.01.2025 gaar ahaan Garoowe.Sidee u aragtaaKi...
11/01/2025

Gudaha Maamulka Puntland oo laga joojiy in loogu dabaaldego Ssc.khaatumo 12.01.2025 gaar ahaan Garoowe.

Sidee u aragtaa
Kilwe Media

11/01/2025

Abwaanad Sahro Shiino oo suugan ku cabirtay sababta reer SSC-Khaatumo u dabaaldegayaan
Kilwe Media

11/01/2025

Ciidamada difaaca Puntland oo buuralayda Calmiskaad ee gobolka Bari ka baadi-goobaya firxadka argagixisada Daacish.
Kornayl Fuaad Xanaano
Kilwe Media

Maamulka Degmada Dangorayo ee goblka Nugaal oo  250 neef oo ari ah gaarsiiyey ciidamada difaaca Puntland. Degmadaadu wal...
11/01/2025

Maamulka Degmada Dangorayo ee goblka Nugaal oo 250 neef oo ari ah gaarsiiyey ciidamada difaaca Puntland.

Degmadaadu wali ma ka qayb noqotay halkanka.?
Kilwe Media

Address

Garoowe

Telephone

+252907793482

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kilwe Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share