Tadkira Islamic Media

Tadkira Islamic Media Tadkira Islamic Media waxay soo gudbinaysaa Casharada Diinta, Wacdi, Warbixino, Ogeysiis & Taariikh

Sh. Maxamed Cabdi Umal: wuxuu yiri: "Ha nagu kaakicin yaysan nagusoo gadoomin tabar uma haynee sax ma ahan"Shiikhii kale...
15/11/2023

Sh. Maxamed Cabdi Umal: wuxuu yiri: "Ha nagu kaakicin yaysan nagusoo gadoomin tabar uma haynee sax ma ahan"
Shiikhii kale jawaab waafiya lagama hayo qolyo kale ayaa saaran yahay.

OgaysiisReer Gaalkacyoow Caawa kasoo qayb gala Muxaadaro ka dhacaysa Masjidka Ramadaan Gaalkacyo oo ku saabsan: Danbiyad...
19/10/2023

Ogaysiis
Reer Gaalkacyoow Caawa kasoo qayb gala Muxaadaro ka dhacaysa Masjidka Ramadaan Gaalkacyo oo ku saabsan: Danbiyadu Raadka ay ku leeyihiin Amaanka iyo Xasiloonida.
Dr. Sh. C/wali Axmed Muuse ayaa soo jeedinaya oo ah Diktoor Shareecada PHD kawada kans yimid Dalka Sucuudiga oo muddo badan joogay.
Mawduucu waxaa uu daawaynayaa cudurka assaageen naga reebay ee khalkhalka amniga ku saabsan, waa cashar qofkasta oo naga mid saamayn toos ah iyo mid dadbanba kuleh.
Aan ka faaidayso dadka kalana sii gaarsiino

21/09/2023

Dhibta Gaalkacyo Sidee wax looga qaban karaa?
Waa cashar ay wada danaynayaan inta samaha jecel ee doonaysa Gaalkacyo Xasilloon oo horumarta
Waxaa soo jeedinaya Sh. Axmed C/samad Cabdille
Aan gaarsiinno Dadkeena si ay wax ugu qaataan

02/06/2023

Fadlan Walaal ka qayb qaado dayactirka Kutubka Quraanka - Gaalkacyo

13/05/2023

Tadkira Islamic Media
• Casharo Diini ah
• Wacdi
• Warbixino
• Wargalino
• Taariikh

Address

Gaalkacyo

Telephone

+252905459955

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Tadkira Islamic Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category