Golol Media Services

  • Home
  • Golol Media Services

Golol Media Services Si aad u hesho warar sugan iyo warbixino deg deg ah fadlan rukumo Golol media Services

02/02/2024
17/12/2023
10/05/2023

isu soo bixii Degmada Towfiiq ee Urur Urur Siyaasadeedka Kaah

Ali Gaawiido Ahmed

Miyiga Degmada Godob Jiraan Ee Gobolka  Nugaal puntland 180km u jirta Garowe waxaa laga soo warinayaa xaalado argagax iy...
27/11/2021

Miyiga Degmada Godob Jiraan Ee Gobolka Nugaal puntland 180km u jirta Garowe waxaa laga soo warinayaa xaalado argagax iyo anfariir leh oo la xiriiray qoysas reer miyi ah xoolihii roobku ka qaaday xitaa guryihii ay daganayeen.

Mamulka Degmada Godob Jiraan oo halkaas manta gaaray waxa ay dowlada iyo shacabka somaliyeedba ugu baqeen in umadaas losoo gurmado si bal naftooda xitaa loo badbaadiyo.

25/11/2021

Abaar baahsan oo ka jirta degmada towfiiq ee Gobolka mudug

Gaarsii asxaabtaada

Qaar ka mid ah musharaxiinta u tartamaya kursiga hop104 ee deegaan doorashadiisu tahay Galmudug ayaa goordhaw sheegay in...
21/11/2021

Qaar ka mid ah musharaxiinta u tartamaya kursiga hop104 ee deegaan doorashadiisu tahay Galmudug ayaa goordhaw sheegay in loo diiday warqadihii dambi la’aanta iyo tan diiwaan galinta ee gudigga doorashooyinku siiyay qaar ka mid ah musharaxiinta kale.

musharaxiintan ayaa ku eedeeyay gudigga doorashooyinka Galmudug in uu is hortaag ku sameeyay xuquuqdii dastuuriga aheyd ee ay ugu tartami lahaayeen kursiga Hop104.

Aanu ka war sugno haylkay sal dhigto

20/11/2021

Odayaasha beesha Saleebaan-Cabdalle "Surre" ayaa ka digey in la musuq maasuqo hab qaybsiga Beeshaasi.

Dowladaha Mareykanka, Ingiriiska iyo Norway ayaa shuruud ku xidhay bixinta dhaqaalaha ku baxaya doorashada Soomaaliya  e...
17/11/2021

Dowladaha Mareykanka, Ingiriiska iyo Norway ayaa shuruud ku xidhay bixinta dhaqaalaha ku baxaya doorashada Soomaaliya ee ay horay Beesha Caalamka u balanqaadeen.

Waxay dalbadeen in qeybta ugu horreysa ee dhaqaalaha ay bixinayaan marka ay muuqato doorashada inay si habsami ah u socoto, kana bilaabato saddex dowlad-goboleed, sidoo kalena qeybta labaad ee dhaqaalaha ay bixin doonaan markii saddex meelood labo meel laga qabto doorashada dhammaan goobaha.

TPLF, ayaa shaacisay in ay Xabad Joojin sameynayaan, Wada hadalna aqbalayaanKadib markii ciidanka  Ethoipiya dhowr jiho ...
08/11/2021

TPLF, ayaa shaacisay in ay Xabad Joojin sameynayaan, Wada hadalna aqbalayaan
Kadib markii ciidanka Ethoipiya dhowr jiho dagaal kaga qaadeen.

  kulanka musharixiinta kala ahMusharax xildhibaan Siciid jamac guuleedMusharax xildhibaan mohamed Ahmed AwkeAy la qaate...
05/11/2021

kulanka musharixiinta kala ah

Musharax xildhibaan Siciid jamac guuleed
Musharax xildhibaan mohamed Ahmed Awke

Ay la qaateen dhalinyarada iyo aqoon yahanka.

Caawa magaalada muqdisho hutel elite.

05/11/2021

Hadal jeedinta musharax xildhibaan DFS siciid jamac guuleed

ee caawa kulanka mahadcelinta xeer ilaaliyihii h**e ee qaranka Ahmed Ali daahir.

01/11/2021
Ra iisal wasaarihii h**e ee soomaaliya Hassan Ali khayre Ayaa ku eedeeyay khilaafka u dhexeeya farmaajo iyo Rooble in ay...
05/10/2021

Ra iisal wasaarihii h**e ee soomaaliya Hassan Ali khayre

Ayaa ku eedeeyay khilaafka u dhexeeya farmaajo iyo Rooble in ay ka ma caasheen ururka alshabaab.

Xili uu khilaafka farmaajo iyo Rooble oo ka bilowday kiiska ikraan tahliil uu xargo goostay muddo bil ahna uu taagnaa.

Ra iisal wasaare Rooble ayaa ka qayb galay dhaarinta wasiirka amniga soomaaliya Oo uu xalay magacaabay Roble.
09/09/2021

Ra iisal wasaare Rooble ayaa ka qayb galay dhaarinta wasiirka amniga soomaaliya

Oo uu xalay magacaabay Roble.

04/09/2021

Ra iisal wasaare Rooble oo sheegay in an lagi qanci karin warbixinta NISA.
48 saacna u qabtay taliyaha NISA in uu keeno xog dhamays tiran oo lagu qanci karo

Shacabka ayuu u sheegay in ay is dejiyaan rooble.

Dowladda Suudaan ayaa ka codsatay Dowladda Soomaaliya in fannaanada caanka ah ee Nada Al-galaa ay ka heesto Tiyaatarka Q...
01/09/2021

Dowladda Suudaan ayaa ka codsatay Dowladda Soomaaliya in fannaanada caanka ah ee Nada Al-galaa ay ka heesto Tiyaatarka Qaranka ee Muqdisho, sida uu sheegey Wasiirka Warfaafinta Cusmaan Dubbe.

"Safiirka Sudan ayaa ii yimid oo igu ydhi;fanaaniin reer Suudaan ah oo Nada Algalaa ay ka mid tahay ayaan rabaa in aan Tiyaatarka Qaranka Soomaalida keeno oo ay ka heesaan".

Sidee u aragtaa?

Like iyo follow pageka dheh si aad u hesho wararka uga danbeeyay soomaaliya iyo aduunka intiisa kle.

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golol Media Services posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share