Baxsan media

Baxsan media somalia

Sawir saaka laga qaaday Garoowe  oo dhirayn ka muuqatoMarwaan soomaali 📸
20/04/2023

Sawir saaka laga qaaday Garoowe oo dhirayn ka muuqato
Marwaan soomaali 📸

20/04/2023

: Laamaha Puntland iyo Galmudug oo is kaashanaya ayaa sida la xaqiijinayo magaalada Gaalkacyo ku qabtay shabakad argagixiso ah oo diyaarinaysay qaraxyo iyo dilal qorshaysan.

Qabashada shakabaddan ayaa daba socotay kadib qarax todobaadkan ka dhacay Gaalkacyo dhinaca Galmudug kaas oo gacanta lagu dhigay ninkii fuliyayay sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Amniga.

Intaas kadib Ciidanka ayaa u daatay guri ku yaalla waqooyiga Gaalkacyo waxaana lagu qabtay xubnihii kale ee shabakadda oo diyaarinayay qaraxyo sida ay noo sheegeen saraakiisha.

Guriga ayaa laga soo guray qaraxyo diyaarsan oo lagu fulin lahaa weerarro qorshaysan iyo sidoo kale bistoolado ay isticmaayeen shabakaddan gacanta lagu dhigay oo weli baaritaan ku socdo.

Baxsan media

Laka kala tag orod se maaha isaaqu markay ciidankii ay sheegayen Fasaxeen waxay. Soo Fasaxeen dad cilaaj u baahan halka ...
08/04/2023

Laka kala tag orod se maaha isaaqu markay ciidankii ay sheegayen
Fasaxeen waxay. Soo Fasaxeen dad cilaaj u baahan halka harrigu markay Fasaxeen soo dayeen dabaabado taangiyaal
Lays ma gaaree maxaa laysku garab ordayaa

09/03/2023

Guutada 5aad Ee Taangiyada Mudug Waa ciidanka Ugu Awooda Badan Puntland Kuna Gaashaaman Hubka Culus.
Ciidanka. Ayaa heegan buuxa. La galiyay ayagoo saacadaha nagu soo fooleh uruqaansanaya gobolka sool
Waana ciidanka beesha cumar maxamuud

08/03/2023

Fulinta xukunka 7 kamid Ah Argagaxisada Alshabaab iyo Daacish oo Bossaaso ka dhacdey.

Waxaa halkaas ka hadley Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Damniyada Culus G/Sare Cabdifitaax Xaaji Aadan,Xeerilalyaha 5 Gobol ee Maxkamadda Ciidamada Gaashaale Dhexe Maxamed Xussen iyo Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Bari G/Dhexe Cabdulqaadir Jaamac Dirir.
Baxsan media
Soo follow garee page ka

08/03/2023

“Balatamuum yaa yaqaan,Irduum yaa yaqaan,amber yaa yaqaan,birintiri yaa yaqaan,waxaan wax ay reer Baadiyaha iyo reer Magaalka ay fahmi karaan maaha" Sanator Muuse Suudi.

08/03/2023

emotional damage-yadi asbuuca
ugu qosolka badnaa | dalmar
yare kuso dhaawada rasaasta
tiktok
Baxsan media
Share gareeya Asxaabta
na soo dheh

 .Saaka Saacadsa Geeska Africa markay ahayd 8 subaxnimo Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee dowladda Puntland waxa ay x...
08/03/2023

.

Saaka Saacadsa Geeska Africa markay ahayd 8
subaxnimo Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee dowladda Puntland waxa ay xukun toogasho ah ku fulisay Xukumanayaal ka tirsanaa Ururada Argagaxisada ee Alshabaab iyo Daacish kuwaas oo tiradoodu gaareysay isku geyn 13 nin.

Fulinta toogashada ayaa ka kala dhacdey magaalooyinka Galkacyo,Garowe iyo Bossaaso.

Magaalada Galkacyo waxaa lagu toogtey 5 nin oo ka tirsanaa Amniyaadka Alshabaab kuwaas oo h**ey dilal iyo Qaraxyo uga geystey xaafada Wadajir ee dhinaca Galmudug.

Garowena waxaa lagu toogtey Shubeyb oo sanadki 2016 lagu qabtey dagaaladi Ciidamada Puntland kuwso Afjareen Argagaxisadi Puntland kuso duushey sanadki 2016 ee ka dhacay Suuj,Garmaal iyo Kulub balse inti Cafis lo fidideyey kuso laabtey Garowe isago dilal hor leh kaso geystey magaalada Muqdisho.

Bossaaso waxaa lagu dilay mid kamid ah Shabakadihi dadka Reer Bossaaso madaxa u duuban jirey ee marar kala duwanaa ka tirsanaa Daacish iyo Alshabaab oo tiradoodu gaareysay 6 nin.

X/W/ Afmeer tv
Baxsan media

05/03/2023

Mar 20, 2022 O
Mandela " Meelaha Xashiishka iyo Khamriga aan ka gadano, waa sir ee ciidanku ha raadiyaan"
Baxsan media

04/03/2023

PMPF wiilasha idoorku ku qarwaan cabsi cabsi weeye wlhi 💪💪

Baxsan media

26/02/2023

Laascaanood: Xerada Goojacade oo ah saldhiga ugu weyn ciidanka SL ee gobalka Sool, rasaas xoog leh ayaa gudaheeda laga maqlayaa, xalay gadood ciidan ayaa jiray oo ah gudaha ciidanka Somaliland, taliyayaasha qaarkood ayaa is haysta, sawiro hawada laga qaaday ayaa muujinaya gubasho gaadiid, mase jirto faahfaahin gudaha laga helayo.

Sida xalay laga sheegay kulankii aan caadi aheyn ee Madaxtooyada Somaliland, saraakiisha ciidanka ayaan isku calool-fiyoobeyn iskuna khilaafsan hagida dagaalka iyo waxa loogu dirarayo Laascaanood.

Xigasho Faarax Gaylan
Nala joog Baxsan media

16/01/2023

Gardafuu Puntland Somalia
Murcanyo magaalo bad, Buur iyo Beer kulan satay
Baxsan media
💓Love

Riyadii Rumawday, Dekedda Garacad ❤Berri ayaa laxarig-jari doonaa, Insha Allah.📸 Bulshaawi
21/10/2022

Riyadii Rumawday, Dekedda Garacad ❤
Berri ayaa laxarig-jari doonaa, Insha Allah.
📸 Bulshaawi

30/09/2022

Taliye Shub oo sharraxay Meeshuu ka yimid Magaca GIRIDHI & Ninka uu shaqada oga ceyriyay dartiis.
Baxsan media

Booliska Wadanka ingiriska Ayaa Xiray Gabar udhalatay Nigeria " Kadib Markii ay Wadada La Martay Ninkaan OO Ay uwadatay ...
27/08/2022

Booliska Wadanka ingiriska Ayaa Xiray Gabar udhalatay Nigeria " Kadib Markii ay Wadada La Martay Ninkaan OO Ay uwadatay Sidii Xayawaanka EY Oo kalle.!!!

Waxayna Tiri Ninkaan Waa boodhi gaarkeyga Waxuunu iiyahay Rabaayad Blse police Ayaa Xabsiga utaxabay Waxayna Wadiinayan Su.aalo dheerada ah.

Ninkaan Rabayada ah Fariin ureeb 👀😄



Xigasho:Geedka Nabada

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali ayaa maanta kala warewgay Shirkadii dhisaysay Xafiiska Maamulka Gobo...
24/08/2022

Gudoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali ayaa maanta kala warewgay Shirkadii dhisaysay Xafiiska Maamulka Gobolka Mudug.

Munaasibadan waxaa goob joog ahaa iskuduwaha Wsaarada Arimaha Gudaha iyo Masuuliyiinta Shirkada Qaabilsanayd Dhismaha.

17/08/2022

Documentary "Dekada Garacad xiliga la furayo iyo Meesha ay marayso"

02/08/2022

Prank Hilib Doonfaar | Very funny Public prank in Turkey




Baxsan media

30/07/2022

Taariikhda qaadka sidee soomaliya ku soo gaaray iyo wax badan oo aadan ka ogayn



Comment

Sumaya oo kamid ah Gabdhaha Muqdisho si weyna looga yaqaanno Barta TikTok ayaa maalmo ay joogtay kadib waxaa lagu xiray ...
23/07/2022

Sumaya oo kamid ah Gabdhaha Muqdisho si weyna looga yaqaanno Barta TikTok ayaa maalmo ay joogtay kadib waxaa lagu xiray Magaaladda Hargeysa ee Somaliland.

Sumaya Qurux waxaa la sheegay in xitaa ay la kulantay jirdil, Somaliland tallaabooyin aysan ogeyn ayey qaadayaan dhallinayaro qaab qabiil iskugu xiran oo deegaankaas kasoo jeedaa.

Waxaa macquul ah Somaliland ineysan waxaba ka ogeyn xarigga dhallinyaradan, oo soo xoogeystay maalmihii dambe.

21/07/2022

Wiil yar oo suulkiisa ku waayay haaf bariis

17/07/2022

Halkaan igu imow xikmado dhamaystiran

Murti maaal







  Shaqada Samaynta Baakinka Ee Dekada Garacad ayaa si wanaagsan u socota.
17/07/2022

Shaqada Samaynta Baakinka Ee Dekada Garacad ayaa si wanaagsan u socota.

Ciyaartoyda Puntland ayaa laga manuucay ka dheelista koobabka ama kulamada Schoolada, Jaamacadaha, Xaafadaha hal kuwana ...
17/07/2022

Ciyaartoyda Puntland ayaa laga manuucay ka dheelista koobabka ama kulamada Schoolada, Jaamacadaha, Xaafadaha hal kuwana laga manuucay inay degmooyinka u dheelaan.

Akhriso qoraal ka soo baxay Xiriika Kubada Cagta Puntland.

War-Cusub : Culimada Guriceel ayaa sheegay in dhammaan Masaajida Guriceel ku yaalo ay jiho Qaldan ku aadan yihiin oo ays...
17/07/2022

War-Cusub : Culimada Guriceel ayaa sheegay in dhammaan Masaajida Guriceel ku yaalo ay jiho Qaldan ku aadan yihiin oo aysan ku aadaneen Kacbadda.

Kadib tijaabo ay ku sameeyeen Mobeelo jiheeyayal leh kuwaas oo soo saray Jihada Qiblada.

Madaxii h**e ee Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee dalka  Gambia (NIA), Yankuba Badjie, iyo afar kale oo ka tirsan ciidamada ...
17/07/2022

Madaxii h**e ee Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee dalka Gambia (NIA), Yankuba Badjie, iyo afar kale oo ka tirsan ciidamada ammaanka ee wadankasi ayaa lagu xukumay dil kadib markii lagu helay danbi ah in sanadkii 2016-kii gaar ahan maalmihii ugu danbeeyay xukunka Madaxweynihii h**e ee dalkaasi Yahya Jammeh ay dileen nin u dhaqdhaqaaqayay siyaasadda wadnakaasi.

Xaakimka maxkamada sare ee dalkaasi ayaa xukumay Yankuba Badjie Madaxii h**e ee Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee dalka Gambia, Sheikh Omar Jeng,madaxii h**e ee Howalgalinta ha’yadda NIA iyo masuulyiinta kale kadib markii lagu helay eeda ah dil ay u gaysteen Ebrima Solo oo hormuud u ahaa xisbiga mucaaradka ah ee United Democratic Party ee wadanka Gambia.
Ebrima Solo oo ah ninka ay dileen Raga la xukumay ayaa la xiray intii ay socdeen mudaaharaadyo ka dhan ah dowladdii xilgaas waxaana uu ku dhintay xabsiga labo maalmood ka dib, isagoo u geeriyooday jirdil loo geystay.

Dhimashada Ebrima Solo ayaa dhalisay caro weyne oo ka dhan ah xukunkii Madaxweyne Yahya Jammeh taasoo ugu dambeyntii keentay in madaxweyne Jammeh xilka laga tuuro 22 sano ka dib waxaan uu xilgaas u qaxay dalka Equatorial Guinea oo masaafurin iskiis uu joogay ilaa 2017.

Reed Brody, oo ah qareen ka tirsan Guddiga Caalamiga ah ee Sharci-yaqaannada ee la shaqeeya dhibanayaasha taliskii Jammeh ayaa yiri: "Caddaaladdu waxay qabanaysaa gacan-yarayaasha Yahya Jammeh ee Gambia iyo adduunka oo dhan, waxaana rajeyneynaa inay dhawaan soo gaari doonto Yahya Jammeh laftiisa."

Guddiga dib u heshiisiinta iyo magdhawga ee loo sameeyay inay baaraan dhibaatooyinka Taliskii h**e , ayaa ku baaqay in Jammeh lagu soo oogo dambiyo lagu eedeeyay inuu galay labaatankii sano ee uu xukunka hayay.

22 sano oo xukumayay Yahya Jammeh dalka Gambia waxaa lagu edayay maamulkiis in uu gaystay dil sharci darro ah, kufsi, jirdil, iyo xad-gudubyo badan oo ka dhan ah xuquuqul insaanka.

Isha warka (The africareport)

DEG DEG " waxaa Goordhow Gudaha Dagamada Caabudwaaq lagu Dilay allah unaxariste Sargaal  katirsan Taliska Ciidanka Nisa ...
17/07/2022

DEG DEG " waxaa Goordhow Gudaha Dagamada Caabudwaaq lagu Dilay allah unaxariste Sargaal katirsan Taliska Ciidanka Nisa Oo lagu Magacabo Beyr ,

Shaqsiga Dilka Geystay iyo Sababtuu Ugaystay Ayaa ilaa iyo hada laxaqiijin walow Warar kala duwan ay Kasoo baxayaan,

Ciidamada kala duwan Ee kahowlgala Caabudwaaq ayaa Kudaba jira Shaqsiga Dilka Geystay,

Wixii wara oo Kasoo kordha halkan kala Soco.

Faafaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax xooggan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa ...
17/07/2022

Faafaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax xooggan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa goordhow ka dhacay magaalada Jowhar, gaar ahaan halkii la oran jiray Mishinka.
Qaraxa ayaa ahaa mid ismiidaamin ah oo gaari kuwa xamuulka ah qalab dhisme waday laguna soo raray waxyaabaha qarxa.
Wararka ayaa sheegaya in qaraxa uu bartilmaameedsaday hotel Shabelle oo ku yaala magaladaasi kaasi oo ay daganaayeen masuuliyiin ka tirsan maamulka hirshabelle
Inta la xaqiijiyay 14 ruux ayaa ku dhaawacmatay qaraxaasi oo u uku jiro Sidoo kale Wasiirka Caafimaadka Hirshabelle xildhibaano agaasimayaal iyo dadkale
Qaraxa ayaa burburiyay Guryo fara badan oo ku dhow halka qaraxa ka dhacay iyo kuwa ka fog, waxaana qaraxan uu ahaa kii u horreeyay noociisa oo magaalada Jowhar ka dhaca.
Magaalada Jowhar ayaa xarun u ah Dowlad Goboleedka Hirshabelle.

Degmada Diinsoor
17/07/2022

Degmada Diinsoor

  Waxaa magaalada Gaalkacyo lagu aasay Alle ha u naxariistee madaxii hay'adda socdaalka iyo jinsiyadaha DFS ee gobalka M...
17/07/2022

Waxaa magaalada Gaalkacyo lagu aasay Alle ha u naxariistee madaxii hay'adda socdaalka iyo jinsiyadaha DFS ee gobalka Mudug, Cilmi Cali Guuleed.

Marxuumka ayaa u geeryooday dhaawac soo gaaray habeen h**e, waxaa aaska loo sameeyay ka soo qayb galay qaybaha kala duwan ee bulshada gobalka Mudug.

Cilmi Cali Guuleed ayaa sidoo kale soo noqday Wasiir ku xigeenka ganacsiga Puntland, xilligii Cabdullaahi Yuusuf.

Address

Gaalkacyo
252

Telephone

+252907552595

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baxsan media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Baxsan media:

Videos

Share

Category