Wadani Like

Wadani Like follow and like si aad uheshp warbixino iyo mawducyo kuxiiso geliya Warar ku xiisa geliya ugu imow
(1)

27/01/2024

Great prize comes with Great quality

27/01/2024

Habeen wanagsan walalaha Somaliyed
Cawa bas 1k followers ma heli karaa

Farmajo iyo XasanTolow maxay isku shegeen?🤔 🤔
23/01/2024

Farmajo iyo Xasan

Tolow maxay isku shegeen?
🤔 🤔

Farriintii Siciid Deni ee xalay, ma daarranayn doorashada Puntiland iyo hambal'yadeeda. Waxaa jirtay furin dagaal oo ay ...
27/10/2021

Farriintii Siciid Deni ee xalay, ma daarranayn doorashada Puntiland iyo hambal'yadeeda. Waxaa jirtay furin dagaal oo ay isaga iyo Farmaajo isku hardiyeen oo uusan ka goosan midho wanaagsa. Waa dagaalka Guriceel !

Sida xoguhu tilmaamayaan isla markaana uu Qoor-qoor si dad'ban u tilmaamay shalay, waxay kooxda Suufiyadu gacan ka helaysay Siciid Deni oo kusii xidhan xoogag dibadeed (sida Kenya & UAE). H**e waxaa Garoowe, uga dhoofay wadaadka ugu wayn kooxda ee la yidhaahdo Macalin Maxamuud. Waxaa kale oo jira hub la qabtay oo la sheegay in laga soo waariday dhanka Puntiland loona waday kooxda Suufiyada. Haddana waxaa soo baxaya warar sheegaya in uu Sheekh Shaakir ku sugan-yahay Garoowe.

Kooxda Suufiyada iyo xoogaga dhabarka ka taagnaa qorshahoodu waxa uu ahaa in Dhuusamareeb la isugu yimaaddo; laakiin waxay xisaabtu is beddeshay kaddib markuu Farmaajo ku hagoog-tay maamulka Qoor-qoor oo siiyay taageero ciidan iyo saad oo hagar-la'aana, sidaasna ugu yaraan Qoor-qoor uga bad-baaday Afgembi. Taasi Siciid Deni, ma farxad-gelin, waxa uuna u arkaa markale iyo qorshihiisii oo fashilmay.

09/08/2021

Waxaa Qoray Xildhibaan Bakuuke Surato.

?
Saynu ognahay dhawaan Kenya waxay u gudbisay AU in ay dhexgasho iyada iyo Somalia kana shaqayso in dacwadii badda laga soo celiyo ICJ laguna xaliyo wada xaajood kadib markay ogootay in loo xukumayo Soomaaliya-dhagaysigii bishii March 2021 kadib, AU waxay ku xujaysay Kenya hadii wada ogolaansho iyaga iyo Soomaaliyo ah oo heshiis ah ay Kenya la timaado in ay AU dowrkaas ka soo celinta dacwada ICJ ciyaarikarayso. Isla arintaas ah in ICJ dacwadda laga soo celiyo waxaa kawada UN-Security Council-ka dalka Ingriiska, waxaana dhawaan SC warbixin ku saabsan arimaha badda iyo heshiiska Kenya iyo Somalia ka jeedin doona SC ergayga qaramada midoobay James Swan 12 Aug, 2012.

Haddaba heshiiska Kenya maanta ay la saxiictay Soomaaliya maxaa ku qornaa? heshiiskaas qodobka kawaad waxaa ka mid ahaa kalmad damicii Kenya u rumaynaysa oo leh labada dal waxay kawada xaajoonayaa waxayaabo ay kamid tahay "Blue economy".

➡️Blue economy waa kalmad dhaqaaleed macnaheeduna yahay in laga faa'iidaysto khayraadka badaha!⬅️

➡️Qoraalkuna wuxuu u qoranyahay "the two countries will undertake comprehensive discussions and develop clear modalities for implementing commitments in the areas of matual interest including: The blue economy. Soomali ahaanna noqonkaraysa " Labada dal waxay samaynayaa wada xaajoodyo qoto dheer iyagoo la imanya habab cadcad si ay u fuliyaan heshiisyadooda ay kamidka yihiin: Ka faaiidaysashada kheyraadka badaha"⬅️

Arinkaasi wuxuu u muuqdaa in damicii Kenya ee ahaa in ay dacwaddu ka soo laabato ICJ ay maanta Somaliya la ogolaatay marba haday saxiixday in ay kala xaajoonayso Kenya "Blue economy", waana arin ku ridaysa rajadii badda ee Soomaaliya god dheer waxayna saamayndoontaa go'aankasta oo ay ICJ soo ka soo saatilahayd atinka badda! Waxayna sidoo kale muujinaysaa Farmajo markuu warqadda soo saarayey in uu qabay dareen ku saabsan arinkaan maanta dhacay. Waxaa dareenkaas Farmajo mid lamid ah qabay dowladaha xubnaha ka ah Fedralka iyo inta badan Musharixiinta madaxweynaha oo iyagu aamus ku jawaabay marka laga reebo dowladda Puntland oo iyadu xukuumadda iyo Raysal wasaare Rooble garab siisay!

Marwalba aynu ka hormarino danta guud ee dalka Soomaaliya damacyaasheena gaarka ah iyo siyaasadaheena inoo goonida ah, arimaha masiiriga ahna in la siyaasadeeyo ma fiicna!

Rasmi : kooxda ayaa Manchester United ayaa ku dhawaaqday saxiixa xidiga aad loo hadal hayey ee Jadon sancho iyagoo ku ii...
01/07/2021

Rasmi : kooxda ayaa Manchester United ayaa ku dhawaaqday saxiixa xidiga aad loo hadal hayey ee Jadon sancho iyagoo ku iibsaday aduun lacageed dhan 90M€

25/06/2021

DAAHIR CALASOW DONI MEYNO

07/06/2021

Share and follow
10k gaarsiya page kan

02/05/2021

MD FARMAJO

Farmajo 26 sept buuba kordhisaday iyagoo ogeyn bay usaxiixen
12/04/2021

Farmajo 26 sept buuba kordhisaday iyagoo ogeyn bay usaxiixen

Natiijada Shirkii Golaha Wadatashiga QarankaMuqdisho, Abril 7, 2021;‎بِسْمِ ٱللّٰهِ ٱلرَّحْمٰنِ ٱلرَّحِيمِSida aad lawad...
07/04/2021

Natiijada Shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka

Muqdisho, Abril 7, 2021;

‎بِسْمِ ٱللّٰهِ ٱلرَّحْمٰنِ ٱلرَّحِيمِ

Sida aad lawada socotaan bishii 7-aad ee Sannadkii h**e ee 2020-kii waxa soo bilaabmay doodda ku saabsan Nooca Doorashada Soomaaliya ee 2020/2021-ka. Dowladda Federalka Soomaaliya oo rabtay in ay dalka u hoggaamiso barnaamijka xisbiyada badan ayaa waxa qaar ka mid ah Maamul Goboleedyadu ku dhageen in ay joojiso hannaankii metelaadda shacabka ee hal qof iyo hal cod, iyo curashadii koowaad ee hannaanka xisbiyada badan oo rajadiisu muuqatay. Waxaana Dowladda lagu riixay in ay ka leexato jidkii qummanaa una janjeersato hannaanka doorashada dadban iyo metelaadda kooban.

Xilligaas waxa isu diiwaan geliyey hannaanka xisbiyada badan iyo ka qayb galka doorasho dadweyne oo hal qof iyo hal cod ah illaa 100 xisbi. Guddida Doorashooyinka Madaxa Bannaan ayaa shaqada diiwaan gelinta u waday si xilkasnimo ah oo howlkarnimo ka muuqato.

Laakiin Maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubaland waxa ay diideen hannaanka xisbiyada badan iyo qabsoomidda doorasho hal qof iyo hal cod ah. Waxaanay ku adkaysteen in lagu laabto habraacii 2016-kii iyo doorasho dadban.

Nin faras dabadiisa ka degey meel uga toosan buu waayaye, markii Dowladdu ku waafaqday Madaxda Dowlad Goboleedyada heshiiskii doorashada dadban ee ay iyagu soo qorteen ee 17-kii September si dalka doorasho wadar oggol ahi uga dhacdo waxay sidoo kale Maamul Goboleedyadaasi dedaal badan ku bixiyeen in dhinacyadii kale ee ay qusaynaysay aanay waxba ka beddelin Heshiiska, sidaasna lagu ansixiyo heshiiskii 17-kii September.

Si loo dardar geliyo fulinta Heshiiskaas waxa Xukuumadda loo soo gudbiyey Guddiyadii Doorashada ee 3 Maamul Goboleed, Gobolka Banaadir iyo Somaliland, laakiin nasiib darro mar kale Puntland iyo Jubaland waa ay diideen in ay soo magacaabaan Guddidii Doorashada.

Si loo dardar geliyo fulinta heshiiskii 17-kii September Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu isugu yeeray kulamo badan oo is daba joog ah, laakiin Madaxda Jubaland iyo Puntland waa ka baaqdeen kulamadaas marka laga reebo kii Samareeb oo ay xujooyin cusub la yimaaddeen.

Ra’iisal Wasaaraha JFS wuxuu booqday inta badan Maamul Goboleedyada Dalka si doorashadu u bilaabanto. Laakiin nasiib darro Puntland iyo Jubaland way diideen in doorasho bilaabanto.

Haddaba;

Markii la sugayey labadaas Maamul Goboleed muddo 6 bilood ah oo intaas oo dhan lagu qancinayey fulinta heshiiskii ay saxeexeen ee 17-kii September

Markii la isugu tegey Garoowe, Samareeb, Baydhabo iyo Muqdisho si isfahan looga gaaro qabsoomidda doorashada

Markii ay dureen Ciidammadii Qalabka Siday si sharci darro iyo amni darro uga dhacdo Dalka

Markii Maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubaland ay jid iyo jiho diid noqdeen si loo fuliyo heshiiskii ay iyagu soo qorteen dalkuna doorasho u aado

Markii Madaxweynaha Jamhuuriyaddu uu in kabadan 5 jeer gogol u dhigay Maamul Goboleedyada doorasho diidka ah, taas oo uu kula baxay magaca “Tanaasul Badane”

Markii wax kasta oo ay codsadeen loogu oggolaaday is-fahankii Baydhabo ee 15-16-kii Febraayo si doorasho u dhacdo, laakiin mar kale ay Puntland iyo Jubaland diideen fulinta is af-garadkii ay ku soo saxeexeen Baydhabo.

Markii ergo Madaxweynuhu u diray Madaxda Jubaland iyo Puntland kana koobnayd Madaxweyneyaasha saddexda Maamul Goboleed ee Koonfur Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeelle ay kala soo laabteen gacmo maran iyo natiijo la’aan.

Markii illaa 3-dii April la wada fadhiyey Xarunta Avizione si xal loo gaaro, mar kale Madaxda Puntland iyo Jubaland waxay keeneen shuruudo cusub oo ay kamid ahayd in Baarlamaanku shaqada joojiyo oo la naafeeyo, Madaxweynuhu awooddiisa dastuuriga ah wareejiyo, Xukuumaddu noqoto magac-u-yaal, ajanebigu door ku yeeshaan talada Dalka iyo in shaqada laga fariisiyo Taliyayaasha Ciidammada Qalabka Sida. Arrimahaas oo marka la isu wada geeyo la macno ah “Dowlad la’aan”.

Markii uu noqday hal bacaad lagu lisay dhammaan dedaalladii ay sameeyeen dhinacyadii is xilqaamay ee kala ahaa Madaxweynaha Dalka, Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda, Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada horu-socodka ah, odayaal waxgarad ah, culumada Soomaaliyeed, haweenka daneeya siyaasadda iyo dhab u heshiinta, ganacsatada iyo Saaxiibbada Beesha Caalamka, si ay Madaxda Jubaland iyo Puntland ugu soo qanciyaan in ay oggolaadaan in Dalku doorasho aado.

Ugu dambayn

Xukuumaddu waxa ay maanta u caddayneysaa Umadda Soomaaliyeed in labada Madaxweyne Goboleed ee Puntland iyo Jubaland aysan rabin in dalkaan ay ka dhacdo doorasho uu asaaskeeda yahay heshiiskii 17-kii September iyo is fahankii 16-kii Febraayo. Waana wax laga xumaado in labadaas Madaxweyne ee Puntland iyo Jubaland ay noqdeen jid iyo jiho diid aan doorasho oggolayn.

Dowlada Dalka turkiga ayaa hubkaan ku wareejisay dhigeeda somalia si loogu hubeeyo ciidamadii dhawaan u tababaray turkig...
24/03/2021

Dowlada Dalka turkiga ayaa hubkaan ku wareejisay dhigeeda somalia si loogu hubeeyo ciidamadii dhawaan u tababaray turkigu ee Gorgor

Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in aanay marnaba ogolaanayn bannaan-bax ka dhaca Muqdisho cudurka Corona Virus awgii...
23/02/2021

Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in aanay marnaba ogolaanayn bannaan-bax ka dhaca Muqdisho cudurka Corona Virus awgii.

Wasiirka Amniga ayaa sheegay in mucaaradku cabashadooda soo mariyaan Warbaahinta.

22/11/2020

Kusocota Saxaafada Madaxabanaan

Saaxiibayaal waxaa idin saaran masuuliyad weyn ayaa idin saaran waxaad tihiin weriyayaashii wadanka

Sida aad lsicotaanba horaantii bishaan November ayeey ahayd markii uu Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya uu si bareera uyiri waxaan sugeynaa doorashada Soomaaliya waxaana rajeyneynaa inuu soo baxo Madaxweyne cusub oo aan la shaqayn karno. !

Hadaba Fadlan weydii Musharaxiinta

1..Kiiska Badda ee horyaala Maxkamada ICJ miyaad kasoo celin doontaa maxkamada oo waxaad wada hadal lagelaysaa Kenya ?

2 Waa maxay qorshahaaga ku aadan ineey ciidamada AMISOM sii joogaan wadanka ?

3 . Adiga oo Musharax ah ma cambaareynaysaa falalkii Foos ja xumaa iyo duqeymaha ay Kenya ka geysatay Gobolka Gedo 2019 ?

5- Ma fulin doontaa rabitaanka shacabka Soomaaliyeed ee ku aadan in Kenya kala baxdo ciidamadeeda Jubaland ?

5- Hadii aad lacala Madaxweyne ku guuleysatid maxaa kaaga qorsheysan dhibaatada Qaadka mase fasaxi doontaa diyaaradaha Qaadka tirada badan keena ee Kenya oo hada la joojiyey?

Su’aalhaas sida ay uga jawaabaan ayaan ka ogaan karnaa Musharaxiinta Kenya wadato oo ay sida bareeraha usheegayaan kuwa ay yihiin

Weriye Geesi Noqo
Guuleyso

22/11/2020

MUCARADKU MAXAY KABADALI KARAAAB GUDDIYADA DORASHADA.

Labo mid ayey noqon
1) Dowlada oo diida tanasul Iyaga Sheegaya Inay Inbadan Tanasuleen Una Yeelen Siday Rabeen Mucaradka oo Dorasha Dadban Qaateen Ayna Fuliyeen Heshiiski Dorasho ee Golaha Amnigu Isla Qateen Mucaradkuna Soo dhaweyeen

2) Dowlada OO magacyo Isu Bedesha Balse Mabdau Mid Yahay Tusale Haddii Dowladu Kubadasho Guddiyada Hadda Kuwa Kaxagjirsana keento Mucaradka Waa Kujabayan Manala laga Aqbali Doono Calaacal Iyadoo Dawladu Indhaha Besha Calamka Iska jedinaysa mucaradkuna Raja Dhigaan

3) waxii Intaa Kasoo Hara waxaa Toos Uburburaya Heshiiskii MUQDISHO lagu saxiixay



#
&_NOLOL

21/11/2020

****WAALIDA MUCARADKA****

Bal Muwadin Adigu Iswafaji Labadan Hadal

"Farmajo Waaa Diktator"
Iyo
"Fahad Yassiin Waa Mulkilaha Dowladda"

Diktator Waa qof aan Wax Tala ka dhagaysan Dadka, Isla Wayn, Xoog Iyo Ciidan Xukunka Kuyimada

Ka dib furitaanki Stadium Mogadishu Xariirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa ku mashquulsan sidii uu Koobab ugu Qaban...
01/10/2020

Ka dib furitaanki Stadium Mogadishu Xariirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta ayaa ku mashquulsan sidii uu Koobab ugu Qaban lahaa garoonka oo Mudo 30 sano wax koob ah lagu qaban.

Warbixin ay soo saareen maanta ayay ku iclaamiyeen 15-December in tartanki Maamul goboledyada oo labadii Sano oo ugu Danbeysay aan la qaban in la qabanayo Laguna qaban doona stadium Mogadishu

Sharaf ayay ii tahay in aan maanta la saxiixanay Dowladda Mareykanka Heshiis uu nooga cafiyay qaar ka mid ah deymihii uu...
27/09/2020

Sharaf ayay ii tahay in aan maanta la saxiixanay Dowladda Mareykanka Heshiis uu nooga cafiyay qaar ka mid ah deymihii uu Soomaaliya ku lahaa, iyadoo la fulanayo natiijada heshiiskii ay gaareen wadamada Paris Club oo Soomaaliya ka saamaxay lacag dhan 1.4 Bilyan.

Waa guul kale oo Soomaaliya u soo hoyatay, waxa aan rajeynayaa in aan gaarno horumar iyo guul.

Abdirahman Dualeh Beyle
Ministry of finance

22/09/2020

Caasimadi Africa

Mac-hadka RAAS, waxaa sharaf u ah, inuu qabto madal cilmiyeed uu marti ku yahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mu...
22/09/2020

Mac-hadka RAAS, waxaa sharaf u ah, inuu qabto madal cilmiyeed uu marti ku yahay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
Goorta 26-09-2020, 06:30pm
Goobta Villa Soomaaliya.
RAAS Institute

22/09/2020

DHOWR SUAA LOOD OO UBAHANTAHAY INA ADIGU KA JAWAABTO SI AAD U FAHANTO WAXBADAN .2021

1) FARMAJO IYO KHEYRE DAGAALKOODU MA DHABAA?
2) ILMA GAREEN FARMAJO MAKA HOR IMAAN KARAAN IYAGOO QORI CAARADI KURSIGA LAGU GEEYAY.
3) MAXAA SABABAY IN FARMAJO ISAGOO HEYSTAY GACANTA SARE INU KATANASULO MISE WAA QAYB KAMIDA PLAN AY DEJISAY N&N
4) MALAGA YABAA INAAN ARAGNO FARMAAJO IYO KHEYRE OO MIDEYSAN 2021
5) RAG DHISTAY 3 MAAMUL IYO GOBOLKA GEDO IYO XILDHIBANDA SOMALI LAND IYAGO SIDOO KLE KUDAGALAMA INAY XILDHIBANO KA HELAAN PUNTLAND IYO KISMAYO SOO LAMA ODHAN KARO WAA CIYAAR DHAMATAY OO HADDA KU CELIS U DAAWANAYAN MUCAARADKA IYO SHACABKA?


MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY MADAXDA DOWLAD GOBOLEEDYADA IYO GOBOLKA BANAADIR Muqdisho, Sebtembar 9, 2020; Mad...
10/09/2020

MADAXWEYNE FARMAAJO OO KULAN LA QAATAY MADAXDA DOWLAD GOBOLEEDYADA IYO GOBOLKA BANAADIR

Muqdisho, Sebtembar 9, 2020; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan qado sharaf ah ku maamuusay Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo si wada jir ah uga qeyb gali doona Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada.

Kulankan qado sharafeedka ah oo ay ka soo qeyb galeen Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada, Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare, Jubbaland Mudane Axmed Islaan Maxamed, Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Dani, Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed, Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed ayaa hordhac u ah Shirka dhammeystirka qodobbadii ka soo baxay Samareeb-3 oo furmi doona 12-ka bishan.

10 qof oo kasocdaalay magaalada Garoowe, una socday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, oo watay Shahaado Been abuur ah oo...
08/09/2020

10 qof oo kasocdaalay magaalada Garoowe, una socday magaalada Nairobi ee dalka Kenya, oo watay Shahaado Been abuur ah oo ah Bad-qabka COVID19, lagana bixiyey Xarumaha wasaaradda Caafimaadka Puntland ee baarista qaabilsan (Garoowe) ayaa lagu hakiyey garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

Warqaddan oo lagu eegay (QR CODE) Hubiyaha xaqiiqada xogta qofka warqadan wata ayaa soo saari waayay, taas oo la ogaaday in ay tahay warqad (A4) la daabacay ee aan lamarin hanaanka rasmiga ah.

Dadkan ayaa sheegay in laga qaaday lacag dhan 50$ dollar, oo ahayd Hubinta Bad-qabka Caafimaadkooda, laakiin taas bedelkeeda loo daabacay Shahaado aan jirin, dadaal dheer ka dib rakaabka ayaa loo fasaxay safarkooda, sida ay xaqiijiyeen qaar kamida
.XIDHNAW

Xiddigii h**e ee Real Madrid James Rodriguez Ayaa ku biiray naadiga Everton isago dib ula midoobay macalinkiisi h**e ee ...
07/09/2020

Xiddigii h**e ee Real Madrid James Rodriguez Ayaa ku biiray naadiga Everton isago dib ula midoobay macalinkiisi h**e ee carlo ancelloti.

Horyaalka England waa shidanyahay xilli ciyaareedkan.

07/09/2020

TALO KUSOCOTA MD FARMAJO
mudane Madaxweyne Waxaan Ahay Muwadin jecel hogaamintada, waxaan dareemata Sida ay dhab Kaga tahay Dalkan inu Gaaro Caalamka

Inkasto wakhtigu yar yahay waxan rajaynaya in taloyinkan ay Muhiim uyihin Dalka Aana jeclaan lahayn inay fulaan

1) Ciribtirka Alshabab
Qabashada Degmooyinkan Jilib, buale sakow, ceelbuur, xaradhere iyo degmooyinka dalka ay cdowgu haydtaa

2)Ciidamada Maamulada hoostaga oo la joojiyo ama tira goan loo Yeelo
3) Khatka Sinaba Ha Ufasixin

4) Dasturka oo la dhamaystiro

5) waa in loogu yeera

* Dowlad Goboled = mamul goboled
*madaxwene mgoboled = Gudoomiye Mgobld
*wasir mgoboled. = Waaxda wasarada ...........

6) Doorashada Liiskan xidhan

Halaga codeyo Magaaloyinka nabda iyado xisbiyo tartamayan
Kurasta halagu qeybiyo sida codadka xisbiyadu uhelaan
Xisbigi Hela 51% baa madaxweynaha qadanya
Magalooyinka doorashadu kadhacayso
Puntland, = bosaaso galkacyo buhoodle
Galmudug = samareb cadaado Galkacyo
hirshabe= baladweybe jowhar
Kgalbed Baydhabo marko xudur
Jubaland = kismayo Garbaharey baldxawo
G.banadir = Mogadisho

Wadani like
share

Gobalka Catalonia ee ay ka tirsantahay magaalada Barcelona ayaa  go'aansaday in diinta Islaamka lagu daro manhajka wax b...
05/09/2020

Gobalka Catalonia ee ay ka tirsantahay magaalada Barcelona ayaa go'aansaday in diinta Islaamka lagu daro manhajka wax barashada ee Gobolka.

Madaxweynihi h**e ee puntland cabdiweli cali gaas oo laga sagootiyey garoonka diyaaradaha ee garowe isago kusii jeeda  d...
05/09/2020

Madaxweynihi h**e ee puntland cabdiweli cali gaas oo laga sagootiyey garoonka diyaaradaha ee garowe isago kusii jeeda dalka kenya

Abdulkadir abukar mohamed waa ciyaaryahan soomaaliyeed oo ka dheela mid ka mid ah horyaalada ugu weyn caalamka , wuxuuna...
04/09/2020

Abdulkadir abukar mohamed waa ciyaaryahan soomaaliyeed oo ka dheela mid ka mid ah horyaalada ugu weyn caalamka , wuxuuna u dheela kooxda facaweyn ee LAZIO FC , wuxuu ku dhashay magaalada muqdisho sanadki 1999 waxayna reerkiisu u guureen wadanka finland xirfadisa ayuu xaga ka bilaabay wuxuna hada matalay dalkisa finland U21 .

Tani waxay cadeynaysaa hormarka dhalinta soomaaliyeed ay sameynayaan hadaba nala wadaag fikirkaga likena saar mahadsanid

23/08/2020

Nabadon Somaliyed Oo.talo siiyey Somali
Kuna Soo.bandhig murti iyo tix

Like.....Share

Address

Abdulahi Yusuf Airport
Gaalkacyo
MC721

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wadani Like posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share


Other News & Media Websites in Gaalkacyo

Show All

You may also like