Golol Media

Golol Media Wararka Galmudug & Somalia

16/03/2022

Khudbadaha haweenka Odoow Cawareere ay ka jeediyeen xaflada mahadnaqa Maxamed Siciid Yare.

16/03/2022

Maxamed Siciid Yare oo u mahadnaqay odayaasha, haweenka iyo dhalinyarada taageertay olaolahiisa doorasho.

 : Banaanbax lagu taageerayo Gen Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe, loogana soohorjeedo liiskii xalay ay soosaareen Guddiga...
01/03/2022

: Banaanbax lagu taageerayo Gen Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe, loogana soohorjeedo liiskii xalay ay soosaareen Guddiga Doorashada Galmudug ayaa saake lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

24/02/2022

Warbixin: Waa kuma Maxamed Siciid Yare, musharraxa ugu cadcad kursiga ?

11/02/2022

Jaaliyada Galmudug ee magaalada Birmingham oo deeq raashin ah gaarsiiyay xoolo dhaqatada kunool deegaanka Qaydare ee gobolka Mudug.

21/01/2022

Maamulka gobolka Mudug iyo kan degmada Gaalkacyo oo war ka soo saaray dhacdooyin xalay ka dhacay magaalada Gaalkacyo oo sababay dhimashada sedex qofood.

11/01/2022

Abwaan Burci oo curiye gabay cusub oo ku saabsan waxbarashada.

08/01/2022

Ganacsade Reer Galmudug ah oo hotel qurux badan ka dhistay deegaanka Xeera-Dhagaxleey ee gobolka Mudug.

🎥 Siciid Lafoole Fagaas

Gudomiye Kuxigeenka Degmada Gaalkacyo Eng: Maxamed Cabdi Cilmi oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Gollaha Deeganka, Agaasi...
04/01/2022

Gudomiye Kuxigeenka Degmada Gaalkacyo Eng: Maxamed Cabdi Cilmi oo ay weheliyaan xubno ka tirsan Gollaha Deeganka, Agaasimayaasha, Gudoomiyasha Xaafadaha, Injineerada Dowlada Hoose ayaa maanta wacyigalin ka soo sameyay qaar ka mid ah wadooyinka magaalada gaar ahaan Wadada Astaan Golol.

Xubnahan oo u horkaacay Gudoomiye Kuxigeenka ayaa bulshada ku ganacsada ku amray in la baneeyo hareeraha wadooyinka dhex mara Wadada Astaan Golol oo maamulka Dowlada Hoose u qorsheeyay dhismo wadooyin laami ah in la saaro wadadaas muhiimka ah.

Gudomiye Ku Xigeenka Degmada Gaalkacyo Eng: Maxamed Cabdi Cilmi ayaa ku wargaliyay fadweynaha ku ganacsada wadadaas in ay ku baneeyaan mudo 10 maalmood ku dahooda.

28/12/2021

Nabadoon Geeseey: ‘Madaxweynaha Galmudug leeyahay nin raggihi waa hadlaa. Waa iska aamusnaayaa qayb ragg maaha’

18/12/2021

Gudoomiyaha deegaanka Qaydare Xasan Xaashi Diini oo ku baaqay in wax laga qabto biyo la’aanta ka jirta deegaanka Qaydare.

17/12/2021

Wasiir Falagle oo ku baaqay in loo gurmado xoolo-dhaqatada deegaanka Qaydare ee gobolka oo biyo la’aan ay saamayse.

17/12/2021

Musharrax Xildhibaan Gollaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Siciid-Yare oo maanta booqdey deegaanka Qaydare ee bariga gobolka Mudug. Halkaas oo ay ka jirto biyo la’aan saamayse dadka reer miyiga ee deegaankaas ku nool.

17/12/2021

Gaalkacyo oo laga dareemayo horumar dhanka ganacsiga iyo maalgashiga.

14/12/2021

Halkani waa deegaanka Hareeriga ee bari ka xigta magaalada Budbud ee gobolka Mudug.

🎥 Mohamad Abdirahman Jr.

14/12/2021

Fadlan caawi aabe Daahir Aadan Cabdulle oo ku dhibaatesan magaalada Gaalkacyo.

26/11/2021

Raxmada Eebe oo ku hooray qaar ka mid deegaanada bariga Mudug.

Halkani waa magalada Budbud ee gobolka Mudug oo la mid meelaha uu roobka ka da’ay

23/11/2021

Musharax Xildhibaan mudane Maxamed Siciid Yare oo sameeyay cilad kutimid ceel biyood kutaal dagmada Bitaale oo ay ka arooraan kumanaan qof oo ku nool Bitaale iyo deeganada u dhow.

05/11/2021

Khudbada Musharrax Xildhibaan Gollaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Siciid-Yare uu ka jeediyey ciyaarta lagu soo gababaynayey koobka degmada Gaalkacyo iyo deeganada kuteedsan

05/11/2021

Gudoomiyaha Guddiga Garsoorka Gobolka Mudug Shaafici Shaare oo ka warbixiye halka uu maraayo dhismaha Garoonka Cabdullaahi Ciise ee magaalada Gaalkacyo.

05/11/2021

Iskuduwadaha Wasaaradda Diinta iyo Aqwaqta Galmudug ee Gobolka Mudug Macalin Cabdrisaaq Macalin Maxamed oo isclaamiye banaanbax roobdoon ah.

03/11/2021

Ururada Haweenka Gobolka Mudug oo baaq nabadeed u direy dadka reer miyiga ee ku dhaqan bariga gobolka Mudug.

02/11/2021

Khudbada Gudoomiyaha Dhalinyada Bariga Gobolka Mudug Cabdiqani Afyare uu ka jeediyay Shirka Nabadda Bariga Gobolka Mudug oo maanta lagu qabtay deegaanka Saangaduud ee hoostagta degmada Bitaale

28/10/2021

Odayaasha Odoow Cawareere oo Qoorqoor uga digay in kursiga Aqalka Sare ee beesha Sacad cid gaar ah loo xiro.

17/10/2021

Iskudwaha Wasaaradda Diinta & Awqaafta Galmudug ee gobolka Mudug Macalin Cabdirisaaq Macalin Cabdiraxmaan Sh Nuur, ayaa sheegay in beri baananbaxa Mawliidka lagu qaban doono magaalada Gaalkacyo.

13/10/2021

Musharrax Xildhibaan Gollaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Siciid Yare ayaa xalay kulan la yeeshay qaar ka mid ah dhalinyada magaalada Gaalkacyo

 : Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ka socda kulamo isdaba-joog ah oo ay bulshada gobolka Mudug taageero ugu muujinayaan mu...
11/10/2021

: Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ka socda kulamo isdaba-joog ah oo ay bulshada gobolka Mudug taageero ugu muujinayaan musharax xildhibaan Gollaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Siciid Yare, oo ah musharaxaha ugu cadcad kusiga sumadiisu tahay .

Haweenka gobolka Mudug oo xalay la kulmay musharrax Maxamed Siciid Yare ayaa taageero buuxda u muujiyay musharaxa, waxayna qireen in uu musharaxu yahay shaqsi khibrad iyo karti leh, lagu aamini karo matalaada dadka iyo deegaanka uu kursigaan ka dhexeeyo.

11/10/2021

Abwaan Shamso Cali oo buraambur qiimo badan u tirisay Musharrax Xildhibaan Gollaha Shacabka Maxamed Siciid Yare.

03/10/2021

Maamulka deegaanka Cali Waal oo ay wehliyaan gudoomiyaha dagmada Bitaale, qaar Kamid ah ganacsatada magaalada Gaalkacyo iyo odoyaasha dhaqanka, ayaa biyo dhaamim u sameeyay dadka deegaanka Cali Waal oo ay ka jirto abaar baahsan oo saameeysay dadka iyo deegaankaba.

Maamulka iyo waxgaradka tagay Cali Waal ayaa kale baaq u direy aamulka gobolka Mudug, kan dagmada Gaalkacyo iyo dawladda Galmudug

01/10/2021

"Airport-ga Guriceel k**a soo dagi karto diyaarad wadda Hub iyo Ciidan" Saraakiisha Ahlusunna oo Saldhigga Guriceel Shir jaraa'id ku qabtay ayaa sidaa yiri.

Address

Astaan Golol
Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Golol Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Nearby media companies


Other News & Media Websites in Gaalkacyo

Show All

You may also like