Mustaf Haaji Abdullahi

Mustaf Haaji Abdullahi Personal

13/01/2024

Ceyda oo aabihiis suprise ugu imaaday❤🥰

12/01/2024

Alllah ha unaxariisto wiilka sheikh Abdirashid cali sufi al-qari cabdixamid🤲🤲😭🥺

Aan u duceyno walalken wa malin jimace inuu ilaahey unaxariisto janadiis siiyo aamin 🤲😢

08/01/2024

Finally Walaal keeda oo caafimaaday ayay soo dhaweysay🥺❤🥰

07/01/2024

Ceyda oo furay hadyadihii ay Hooyo ukeentay🎁😱❤

06/01/2024

Hooyo mcn hadey ku noshay Allhamdulilah dheh 🤲🥺❤️

05/01/2024

sidaan waad ka bixi walshey sorry wlh😭💔

31/12/2023

qalbi adkaa💔😭

30/12/2023

Atariisho badiyo qalin waaye usoo duceeya Asxaabta🤲🥰❤️

27/12/2023

Mashallah welcome to☪️ Islam❤️

27/12/2023

Shaxaariyad baa tahay🙄😂😂

24/09/2022

Gaalkacyo oo caawa roobsatay
Alxmudlaahi.

انا لله و انا اليه را جعون Ummada islaamka gaar ahaan bulshada soomaliyeed waxaa maanta ka baxey mid kamid ah tiirarka u...
18/08/2022

انا لله و انا اليه را جعون
Ummada islaamka gaar ahaan bulshada soomaliyeed waxaa maanta ka baxey mid kamid ah tiirarka uu ku taagna fanka iyo suuganta soomaliyeed,midka kamid ah wax garadkii wax sheega badnaa, mid kamid ah kuwa dusha u ritay iney codkaada iyo hibadooda ugu hiiliyaan bulshadadooda.
Aniga ahaan waan ku xasuusnaan doonaa qalbigayga ayaad noolan doonta waana kugu dayan doona.

Qabrigaaga ilaahay hakaga dhigo beer kamid ah beeraha janada janadana xisaab laan gal

Usoo duceeya dhamanteena aan ku dayano

Sacadku waa rag caarada markoow caalamkaas jiro.Waabari gaalkacyo sanadkii h**e wiil sacad ah...kaalinta koowaad Iftin w...
16/08/2022

Sacadku waa rag caarada markoow caalamkaas jiro.

Waabari gaalkacyo sanadkii h**e wiil sacad ah...kaalinta koowaad

Iftin warta nabadda wiil kale oo sacad ah sanadkaan kaalinta koowaad

Galmudug reer camaaro ayaa ugu h**eeya reer xaaji saleebaan

15/08/2022

Munaasabada xuska 14 Augusto ee caawa lagu qabtay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

14/08/2022

Madaxweyne QoorQoor Oo Caawa Wacdaro Cajiib Ah Ka Dhigey Xafladii 14 August Ee Sanad Guurada Galmudug Oo Cadaado Ka Dhacdey

Mustaph Abdullahi Cali

Hambalyo Hambalyo zhpkey io marwadiiza  Bilaal Hassan Ali iyo Drs Iqra Mohamed Iise
14/08/2022

Hambalyo Hambalyo zhpkey io marwadiiza Bilaal Hassan Ali iyo Drs Iqra Mohamed Iise

Hamabalyo dhamaan ree Galmudug🤍💙🔥14 august our day🥰❤🩸✋
13/08/2022

Hamabalyo dhamaan ree Galmudug🤍💙🔥
14 august our day🥰❤🩸✋

𝐇𝐚𝐩𝐩𝐲 𝐈𝐬𝐥𝐚𝐦𝐢𝐜 𝐍𝐞𝐰 𝐘𝐞𝐚𝐫 𝟏 𝐌𝐮𝐡𝐚𝐫𝐫𝐚𝐦 𝟏𝟒𝟒𝟒 𝐇 🌙Ilaah Sanadkan Cafimad iyo Barwaaqo Hanoogu dhameeyo ❤️❤️
29/07/2022

𝐇𝐚𝐩𝐩𝐲 𝐈𝐬𝐥𝐚𝐦𝐢𝐜 𝐍𝐞𝐰 𝐘𝐞𝐚𝐫 𝟏 𝐌𝐮𝐡𝐚𝐫𝐫𝐚𝐦 𝟏𝟒𝟒𝟒 𝐇 🌙

Ilaah Sanadkan Cafimad iyo Barwaaqo Hanoogu dhameeyo ❤️❤️

Hamabalyo hamabalyo sxpkey Ĺìò Fąŕhàäñ Æwĕýê  iyo Sucdi Dhool oo aroskodu ka dhacayo mgalada galkacyo waxa leyahey gurig...
25/07/2022

Hamabalyo hamabalyo sxpkey Ĺìò Fąŕhàäñ Æwĕýê iyo Sucdi Dhool oo aroskodu ka dhacayo mgalada galkacyo waxa leyahey gurigina guri lagu negaado alle haka dhigo❤️

Hadii mid naga mid ah uu guuleysto ama uu gaaro hadaf uu lahaa waa inaan ugu hambalyeyna kuna dhiiri gelinaa si midka da...
19/07/2022

Hadii mid naga mid ah uu guuleysto ama uu gaaro hadaf uu lahaa waa inaan ugu hambalyeyna kuna dhiiri gelinaa si midka danbe uusan isku dhigan oo uu dadaal dheeri ah usameeyo.

Muxidiin xashka 15 waxaa uu gaarey heer ciyaaryahan kaste uu ku riyoodo oo ah inuu maalin un inuu xirto funaanada Qaranka lagu matalo wuxuuna naga mudan yahay inaan ku amaano.

Sidoo kale dhalinyarada (tababarayaasha) ciyaaryahanadan oo kale dalka usoo saara waa in aan ku dheeri gelino inay howshooda halkaa uga sii wadaan.

Ugu danbeyna waxaan kuu rajaynaynaa Guulo badan Sxpkey 🙏🥰

14/07/2022

Reer arsenal yaa taageera Rijaal Xasan Axmed

Baaquli Boy iyo Rijaal Xasan Axmed ayaa ugu wehliya sawirkan
13/07/2022

Baaquli Boy iyo Rijaal Xasan Axmed ayaa ugu wehliya sawirkan

Eid Mubarak ❤❤👏👏
09/07/2022

Eid Mubarak ❤❤👏👏

Saakay saa u soo kacday laga yaabee in aadan aqrin bog quraan ah sorry hadda aqriso boggaan anaa ku xasuusiyee si aad aj...
08/07/2022

Saakay saa u soo kacday laga yaabee in aadan aqrin bog quraan ah sorry hadda aqriso boggaan anaa ku xasuusiyee si aad ajar weeyn u heshid Alxamdulillaah dheh xasustas illaahay kusiyay ❤👇
Page ka like iyo shre azxabta 🙏❤️✊💯

Congratulations sxpkey Cabdulaahi Qaliif The best friends guleyso
04/07/2022

Congratulations sxpkey Cabdulaahi Qaliif

The best friends guleyso

Hambalyo hamabalyo hamabalyo Abti mcne qaaliya Mohamed hasan Elmi iyo dumashi sumayo Ali afrax oo maherkoodu maantay ka ...
16/06/2022

Hambalyo hamabalyo hamabalyo Abti mcne qaaliya Mohamed hasan Elmi iyo dumashi sumayo Ali afrax oo maherkoodu maantay ka dhacay magalada muqdisho isku waara oo ubad qayr qaba kala hela idim aleh

❤❤❤🙏🙏
06/06/2022

❤❤❤🙏🙏

Hantida dhabta ah waa caafimaadka ee ma ahan lacagta iyo dahabka. Mustaph Abdullahi Cali like me with

Roob caawa Gaalkayo qabtay oo biya dhigay wadooyinka.
25/03/2022

Roob caawa Gaalkayo qabtay oo biya dhigay wadooyinka.

Gaalkacyo Maxey caan ku tahay .
04/03/2022

Gaalkacyo Maxey caan ku tahay .

21/02/2022

Masha Allah waa wacdi cajiib ah Allaha nagu wada anfaco Abti qali Sheikh Abdulkadir sheikh Abdirahman cimrigiisa iyo caafimadkisa
Allaha noo barakeeyo
Ila dhagayso wacdigii oo dhamaystiran
🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤

Address

Astaan Hobyo Road
Gaalkacyo

Telephone

+252907944810

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mustaf Haaji Abdullahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share


Other News & Media Websites in Gaalkacyo

Show All