Abdirashid Dalka

Abdirashid Dalka Kala Soco Warar & Warbixinno

11/07/2024

Taxanaha Dabarka ku xeran Wasaaradda Warfaafinta iyo Wariye, Wasiir Al-Cadaala oo ay tahay in uu ka Jawaabo Su’allo Amni, Dhaqaale…

Isse

18/05/2024

Aun sooyaalkii Abwaan Cabdullaahi Xirsi baarleex OO ku caan baxay curinta dhaantooyinka 1977

15/05/2024

DEG DEG:Ehelka sayid cali oo ka soo horjeestay xukunkii maanta Fariin adagna diray oo dhiilo leh

21/02/2024

Maxkamadda oo toos su,aalo u waydiistay caruurta ay dhashay gabadha la gubay

29/01/2024

DEG DEG:Somalia oo qaadacday qodobadii ka soo baxay shirka Barigga Afrika ee ciidamada Heeganka...

28/01/2024

DEG DEG:In ka badan 20 Milyan oo shacabka Ethiopia oo wajahaya cunto la'aan iyo colaado gudaha ah...

27/01/2024

DEG DEG:maxkamadda ICJ oo Goáan ka gaartay Xaaladda Falastiin & Shaqsiga kaliya ee ka hor yimid

26/01/2024

DEG DEG:Cali Geedi oo dhaliilay Madaxda Maamul Goboleedyada Dalka Isagoo bogaadiyay DFS

25/01/2024

DEG DEG:Ururo Caalami ah & Dowlado waa weyn oo garab istaagay Somalia & Itoobiya oo fashil joogta

24/01/2024

Maxamed Xasan Xuseen Laafoole heesta Isiseeg bilaa music

16/01/2024

Hay,ada Nisa oo gabi ahaanba albaabada isugu dhuftay shirkada Hormuud Xarunteeda weyn ee Bakaara

16/01/2024

Hablihi marocco OO KA raqiisiyay war ka yar 2,000$ ku guurso

14/01/2024

Shiikh Mustafa oo ka hadlay sigaarka inta maado uu ka sameysan yahay

13/01/2024

Ninkaan ayaa sedaxdii maalmood lasoo dhafay baraha bulshada qabsaday isagoo loo maleeyay macalin ilkacsde

12/01/2024

Imisa heesood OO soomaalida caan ka ah ayay sameysay Abwaanada Ayaan Axmed Ceydiid ayaan kaaba

11/01/2024

Xariifka cadaanka ah yaa balamiyay | Dumar soomaliyed saan cadaalad ma ahan

10/01/2024

Dharki hidaha iyo dhaqanka Soomaalida OO dad ajaanib ah ka heleneen +Gebdho oromo ah oo hees Somali ah qaadaya

WAR DEGDEG AH; Burco, Samafale Cabdimaalik Muuse Coldoon ayay Ciidamada Somaliland dileen dhaawaciisina way qaateen, sid...
08/01/2024

WAR DEGDEG AH; Burco, Samafale Cabdimaalik Muuse Coldoon ayay Ciidamada Somaliland dileen dhaawaciisina way qaateen, sida ay sheegayaan wararka la helayo.

08/01/2024

Wareysi xiisa leh Ex fanaanad hibo nuura iyo wariye Cabdisalaan hareeri America

07/01/2024

Dhallinyarada Magaalada Lughaya ee gobolka Awdal ayaa iska diiday damaca gurracan ee Ethiopia

07/01/2024

Abwaan Barre maxamed fiidow (Leento) oo
Kawaramaya Qisada uu kasameeyay heesta "Isiseeg" ee uu qaado maxamed Xasan Xuseen (Laafoole)

WAA LA BURIYAY HESHIISKII!!!Xasan Sheekh ayaa saxeexay Xeerkii ka dhanka ahaa Heshiiskii Somaliland iyo Itoobiya.Muqdish...
06/01/2024

WAA LA BURIYAY HESHIISKII!!!

Xasan Sheekh ayaa saxeexay Xeerkii ka dhanka ahaa Heshiiskii Somaliland iyo Itoobiya.

Muqdisho, Jannaayo 06, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay sharciga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee burinta is-afgaradka dowladda Itoobiya iyo Maamulka Soomaaliland, kaas oo ay ansixiyeen Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa ku ammaanay wakiilada shacabka Soomaaliyeed ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare doorka taariikhiga ah ee ay ka qaateen difaaca dhaxalka jiilasha Soomaaliyeed iyo madaxbannaanida dalka.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in sharcigan uu yahay mowqifka rasmiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, farriin adagna u yahay cid kasta oo naawilaysa in ay boobto dhulka, badda iyo hawada shacabka Soomaaliyeed.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa shacabka iyo masuuliyiinta Soomaaliyeed ugu baaqay in xoojiyaan midnimadooda marxaladdan taariikhiga ah, ayna kala saaraan arrimaha siyaasadeed ee laga heshiin karo iyo arrimaha masiiriga ah ee taabanaya mustaqbalka ubadkeenna iyo jiritaankeenna.

DHAMMAAD

06/01/2024

Xil Odowaa:”Aqoonsi ku ma jiro qeyb isii dhulkaada”

06/01/2024

Shiikh Mustafa OO ka hadlay Ethiopia wax ay tahay iyo awoodeeda

06/01/2024

"Afrikooy daya" (Africa, take heed) - Ardayda Dugsiyada

05/01/2024

Xil Gobsan maxay ka tiri Arinka khilaafka dhaliyay ee bada seylac iyo Muusa bixi

05/01/2024

Dadka Dhiirogeliyasha Maxaa Qurabaha Wada Dhigey?

05/01/2024

Sh Mustafe Aragtida uu ka qabo itoobiya

04/01/2024

Cabdulqaadir Jubba' Hees geber lagu qaataa hada lama qaadi karo sababtoo ah hada dumarka ayaa awood leh

02/01/2024

Mahdi Guleed:"Badda Soomaalidu Wax Go' lagu Qaado Ka Wayn"

Adres

Natherland
Amsterdam

Website

Meldingen

Wees de eerste die het weet en laat ons u een e-mail sturen wanneer Abdirashid Dalka nieuws en promoties plaatst. Uw e-mailadres wordt niet voor andere doeleinden gebruikt en u kunt zich op elk gewenst moment afmelden.

Video's

Delen


Andere Amsterdam mediabedrijven

Alles Zien

Dit vind je misschien ook leuk