Mähad Binu Halil

Mähad Binu Halil qofwalba_oo naga mid ah wax buu la dhibatonaya NOqo mid Naxariis Leh �

Markii aad hesho qofkii ku haboona noloshada gaarna aad u ahaato ayaad arkaysaa macaanka jaceylka uu le yahay�����

 :Maalintii Sadaxaad Dagaalka dib uso celinta dhulkii maqnaa ayaa bilawday.Hadu Alleh Idmo maanta waa kala baxayaa. insh...
16/04/2024

:
Maalintii Sadaxaad Dagaalka dib uso celinta dhulkii maqnaa ayaa bilawday.

Hadu Alleh Idmo maanta waa kala baxayaa.

insha'Allah Guul ayan rajaynayna 🤲

Fardul Awliyaa ayaa lugu yeeraa Ragan Meeshay uu kacaan waa Guul ❤️Waxaba heelay Wixi daad isku Sheegaa aha 😂
15/04/2024

Fardul Awliyaa ayaa lugu yeeraa Ragan
Meeshay uu kacaan waa Guul ❤️

Waxaba heelay Wixi daad isku Sheegaa aha 😂

Jijiga magaalada Jawigeed Macaanyahay 🌹💯
15/04/2024

Jijiga magaalada Jawigeed Macaanyahay 🌹💯

Malahan Salaada intaa lugu Tuukado araag 🥹 Daadkii ehelkaa aha ayaa haray
14/04/2024

Malahan Salaada intaa lugu Tuukado araag 🥹 Daadkii ehelkaa aha ayaa haray

Su'aashan 60 $ aya lugu qaatay maad isku daayi kartaa adu 😅🤔 ???
13/04/2024

Su'aashan 60 $ aya lugu qaatay maad isku daayi kartaa adu 😅🤔 ???

Waxa laga yaaba inaad janada ku gasho sababtaN oo kale.!"waxaan kaaga digaya ruux inaad dhibto aanu taahisa maqlayn Alla...
12/04/2024

Waxa laga yaaba inaad janada ku gasho sababtaN oo kale.!

"waxaan kaaga digaya ruux inaad dhibto aanu taahisa maqlayn Allaah mooye."

Subax wanaagsan 🫡Boqolaal qof ayaa isbitaalada jiifaa 😭Dheh Alxamdulilallah ❤️
11/04/2024

Subax wanaagsan 🫡
Boqolaal qof ayaa isbitaalada jiifaa 😭
Dheh Alxamdulilallah ❤️

Intaa Halkaan Ku jirtaa 😊qalbigaa Niiga Salaamay Ciid mubaarak Zaxiibayaal 🌹💞✨💛
10/04/2024

Intaa Halkaan Ku jirtaa 😊
qalbigaa Niiga Salaamay Ciid mubaarak Zaxiibayaal 🌹💞✨💛

09/04/2024

Ciid mubaarak walaalaha igu Xiraan
Ciidaan intee ku Ciidaysaa 🤔

29 Malintii ugu dambaysay ee Bishii Ramadan Qorax Soo baxa quruxbadan ☀️🌄
09/04/2024

29 Malintii ugu dambaysay ee Bishii Ramadan Qorax Soo baxa quruxbadan ☀️🌄

DEG-DEG: Dawladda Sucuudiga ayaa ku dhawaaqday in aan la arag bishii Shawaal taa darteedna la dhammaystirayo 30 ka bisha...
08/04/2024

DEG-DEG: Dawladda Sucuudiga ayaa ku dhawaaqday in aan la arag bishii Shawaal taa darteedna la dhammaystirayo 30 ka bisha Ramadaan.

Bari hadhay insha'Allah ❤️

WAR DAG DAG : Sacuudiga 🇸🇦 oo sheegay inay raadin ku bilaabeen Bisha Soonfur, si barito loo ciido inkastoo dayax madooba...
08/04/2024

WAR DAG DAG : Sacuudiga 🇸🇦 oo sheegay inay raadin ku bilaabeen Bisha Soonfur, si barito loo ciido inkastoo dayax madoobaad uu ka jiro wadamada qaar.

Naxariistuu Waa Shaygaa ka dhigaa mid galaystaa Dabacan wana akhlaaqda aad ku dhaqantoo Nabiga Naxariis iyo nabadgelyo k...
07/04/2024

Naxariistuu Waa Shaygaa ka dhigaa mid galaystaa Dabacan wana akhlaaqda aad ku dhaqantoo Nabiga Naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato

Wuxuu yiri Mar laa waydiiyay maxay uu badan uu ay dadku janada ku galaan wuxu yiri akhlaaqda iyo Camalka wangsan

Waa Waxa haddii aan nahay Soomali qaarkeen naga Reebay 🥹

06/04/2024

Ramadan uu Dhamaadayee ❤️...Intee ku Ciidaysaa zxp 🤔

06/04/2024

8 Apriil. | qorax madoowaad aya dhici doona

Cawaa 27 Ramadaan 😊📿Ilaheyoow Na waafaji ❤️ - Aamiin
05/04/2024

Cawaa 27 Ramadaan 😊📿
Ilaheyoow Na waafaji ❤️ - Aamiin

Suxurtaa ducaadu waa mustaajaabo ee halaga faa'iidaysto Anaa igu daraa 🥹Walaalayaal ❤️Suxur wcn
05/04/2024

Suxurtaa ducaadu waa mustaajaabo ee halaga faa'iidaysto Anaa igu daraa 🥹

Walaalayaal ❤️
Suxur wcn

Su'aashaa Cawa 🤔 Fadlan nala wadaag Suurada aad jeceshahay Qur'aanka Kariimka ❤️
03/04/2024

Su'aashaa Cawa 🤔 Fadlan nala wadaag Suurada aad jeceshahay Qur'aanka Kariimka ❤️

03/04/2024

Reer Jabuuti Iyo su'aallo laa Xiriira Diinta 😅

Halmar Igula Sali Nabigeena Muxammed 'Salalaahu Aleyhi Wasalam' 💛💛
02/04/2024

Halmar Igula Sali Nabigeena Muxammed 'Salalaahu Aleyhi Wasalam' 💛💛

Dhibaatooyinka Nolosha oo dhan waxaa xal u Ah 'Salaadda' 💛📿
02/04/2024

Dhibaatooyinka Nolosha oo dhan waxaa xal u Ah 'Salaadda' 💛📿

01/04/2024

Nabii Amaan Cusub. : Geesood
Guuloo Allow .... Aakhiro Naagee
Guuryoo Raaxo ❤️

Aduunyadadaa ku Shaqaysoo XalalAakhironaa haa ilawin 😊 📿 Markaas waxad Helaysaa Dagaanshoo ❤️Afur Wcn walaalayaal
01/04/2024

Aduunyadadaa ku Shaqaysoo Xalal
Aakhironaa haa ilawin 😊 📿 Markaas waxad Helaysaa Dagaanshoo ❤️

Afur Wcn walaalayaal

Ducaadan waxad dhahdaa Habeenka Laylatu qaadrigaa Ca'isha Allaha ka raalli noqdee uu ah Xafiiskii Nabiga Naxariis iyo na...
31/03/2024

Ducaadan waxad dhahdaa Habeenka Laylatu qaadrigaa

Ca'isha Allaha ka raalli noqdee uu ah Xafiiskii Nabiga Naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee waxay waydiisay Nabiga Scw
Ducaadeen ku ducaystaa layaltu qaadrigaa Wuxuuna yiri
Nabiga Scw.....Waxaad tirada Ca'ishaaay
(قولي: اللهم إنك عفو كريم تحب العفو، فاعف عني)
(Waxaad dhahdaa: Ilaahow adaa dambi dhaafe naxariis badane, waxaadna jeceshahay dambi-dhaafka ee i cafi...)

Walaalkaa Uu diir Laga yaab inuu ogayn ducaadaanee ☺️

WQ ✍️ Mahad Halil

Qur,aanka oo dhan ayuu ku dhameeyey Hal Rakcad  Muddo 8 saacadood ah.Magiciisu waa Louay Tawam oo kasoo Jeeda Dalka Fala...
31/03/2024

Qur,aanka oo dhan ayuu ku dhameeyey Hal Rakcad Muddo 8 saacadood ah.

Magiciisu waa Louay Tawam oo kasoo Jeeda Dalka Falastiin. ❤️

Waagu marku Ku baryo adu Caafimaad qabaa uu waliba Soomaan ❤️ Dheh Alxamdulilallah waxanad Akhrisa Ducaadan 👇أَصبَحْنا ع...
31/03/2024

Waagu marku Ku baryo adu Caafimaad qabaa uu waliba Soomaan ❤️ Dheh Alxamdulilallah waxanad Akhrisa Ducaadan 👇
أَصبَحْنا على فِطرةِ الإسلامِ، وعلى كَلِمةِ الإخلاصِ، وعلى دِينِ نَبيِّنا محمَّدٍ صلَّى اللهُ عليه وسلَّمَ، وعلى مِلَّةِ أبِينا إبراهيمَ، حَنيفًا مُسلِمًا، وما كان مِنَ المُشرِكينَ.

WQ✍️...... Mahad Halil

Qiso Cajiib ahWuxuu yiri Waxan hurday masaajidka waxan maqalay buuq iyo Hadal leh War Janaasada uu kacaa  wan kacayWanaa...
30/03/2024

Qiso Cajiib ah

Wuxuu yiri Waxan hurday masaajidka waxan maqalay buuq iyo Hadal leh War Janaasada uu kacaa wan kacay
Wanaa ku Tukaday intaas kaliya mahee wan raacay uu Aaskii ayan ka qaybgalay Lkn qofka dhintay maa garanayn
Waliba waligay maa araag

Kadib markii laa Aasay ee loo duceeyeey ayeey Dadkii kasoo dareereen lkn anu wan ku haray uu Qabrigii ayan
Ku dambeeyeey ila aan kaligay Noqonday

Wan uu soo dhawday Qabrigii kadibna waxan iri “ Ilaahayow Qof maa garanayo wajigisa maa arkiin
Lkn haddii uu Malin uun ii imaan laha ama martii ii noqon laha wan sharfii laha ee Ilaahayow maanta adu martii ku yahay ee Sharaaf adiga waxa wax sharfa ugu Sareeyee

Wan iska soo lamay dhinaca iyo Masjidka waaana yar seexday lkn Riyo ayan Arkay waxa ii imaday nin gaadh caad leh uu aad wayn wuxuuna igu dhahay soo mahaa tihid kii ilahay ii baryaayeey ? markas ban iiri haa

Wuxuu igu dhahay walhi ban ku dhartee Ilaahay ducadaadi
Ayu igu dambi dhaafay ❤️

29/03/2024

Gabadhan Macalinkeedii ayeey jecelatay 😂 Maxa dhacay kaa dib 😀

❤️ Fadliga Habeenka jumacaha 👇👇{ Wuxuu Yiri Raasuulku ﷺ:{Qofkii igu Salliya Hal Mar, Ilaahay Ayaa Ku Saliyi Toban Jeer}....
28/03/2024

❤️ Fadliga Habeenka jumacaha 👇👇

{ Wuxuu Yiri Raasuulku ﷺ:{Qofkii igu Salliya Hal Mar, Ilaahay Ayaa Ku Saliyi Toban Jeer}.

قال رسول الله ﷺ:
"من صلى علي صلاة صلى الله عليه بها عشرا"

Waxaa loo qoraayaa qofkaas 10 ajir lagana tirayaa 10 dambi siduu Nabigu (SCW) xadiis saxiix noogu sheegay.

Wuxuu Kaloo Yiri Rasuulka ﷺ: Badiya Saligeyga Habeenka Jimcaha Iyo Maalinta Jimcaha maxaa yeelay wuu isoo gaarayaa waana la ii soo bandhigayaa .

Qofkii ku salliyo Nabiga (SCW) Alle ayaa hammigiisa kafaalo qaadayo.

{ Wuxuu Kaloo Yiri Raasuulku ﷺ :{Bakhaylku waa kan agtiisa la igu sheegay ee aan Igu salin.

Waxay ku Sallinta Nabiga SCW calaamad u tahay jacaylkiisa.

قال رسول الله ﷺ:
"أكثروا من الصلاة علي ليلة الجمعة
ويوم الجمعة فإن صلاتكم معروضة علي"

Aan kuwada salino Nabigeena Muxamed NNKH.❤❤

28/03/2024

Muuqaal Cabsi lee uu lagaa soo dubay Diixda Ambuli Dad reer Djibouti ah uu Daad qaaday 😭😭 Subaxallah

Address

Addis Ababa

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mähad Binu Halil posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mähad Binu Halil:

Videos

Share