03/01/2024
Intaan soo joogay wallee ima soo marin
Amxar meel uu nagu ixsaan falay
Waad wada ogsoontihiin in xilli iskuulaadkii imtixaanka ay ka maqnaan jirin suaashii ahayd 5 cadaw ee somaliya!?? way ka mid ahayd Amxaaradu.
Xasusta oo dib u Xusuusta ...
beri suaal la waydiiyay Masuul somaliyeed
Maxaa keenay xiriirka Ina dhixmaray inaga iyo Amxaro waxay jawabtu noqotay....
Beerta hadii uu biya kaa soo galo...
Inaad beerta biyaha ka dhurto waxaa ka dooroon
Inaad soo xidho halka ay ka yimaadaan biyuhu...
Kol hadii ay mashaakilka dhamidii uu naga soo galay dhankooda.. jabhadaha badankood xagee laga soo abaabuliray iyaga oo ujeedo ka lahaa
Dib u jileec
Waa dagaalkii aan ku jebinay sanadkii 77dii
Way cadeed xigdiga ay qaneen qabinadoonaan...
Tixraac khudbadii uu ka akhriyay Mingistu Hayli Maryan oo xiligaas uu ka arriminayay Ethiopia
Khudbadaa uu ka soo jeediyay Furitankii xisbigii SFAKO
Taasoo uu yiri
Somali waxay noo jibisay isku duubni iyo Mabd,a hasa yeeshii waxaa igu balan ah inan gaarsiyo heer ay walalo is dilaan oo ay dhufays isu galaan..
Isku soo duub..
Oohintu orgiga ka wayn.
Ujeedku maaha 20km
Iyo wax la mid ahWaa bilwgii sheekada
Ee ujeedku waa ka badanyahay intaas
Walee Timir laf baa ku jirta ninkii somaliya u maleeya
Inay taag yartahay walee adigay taladii ku seegtoo sidaad moonayso maahee
Xusuuso
Cesantii mas ii god madax shabeel leefta Malagadii inuu galay shaki ma lahan
Ciidanka waxay noqanayaan kayd
Shacabka somaliyeed
Waa diyaar
Cad yar Wir!!
Cad yar Oo SOMALIYA AH
WAA MUQADAS
Cidii damaacida
Way eedidontaa
Igu dambayn
SOMALIYAY
TOOS
Somaloyey TOOS
OO TOOS KIRIF KIRIFTU WAA BADATAY
DARSIGII UGU DAMBEYAY AN U DHIGNO AMXARADA
IYO DABA DHILIFYADOODA