04/01/2025
Waxaan uga digaynaa ganacstada sida sharcidarrada ah looga iibiyo dhulka danta guud iyo dadka kale ee la siiyey, looga qaanbaxay, ama lagu laaluushay in ay ku kadsoomaan milkiyadda iyo yeelashada dhulka dowladda, waana in ay ogaadaan in waxa ay haysataan ay yihiin booli qaran.
Xigasho Hassan Ali Khaire
Xaqiiq Media.