Radio Dalsan

Radio Dalsan This is the official page of Dalsan Radio Inc. Halkani waa bogga rasmiga ah ee Idaacadda Dalsan.
(113)

01/07/2024

Xayeysiin: Lama Huraan - Xalqada 3aad. Dhageeyso barnaamijka Khamiis walba, kana qeyb qaado.

Wafdi ka socday Dowladda Federaalka & Q/Midoobay oo tagay Baardheere
10/12/2023

Wafdi ka socday Dowladda Federaalka & Q/Midoobay oo tagay Baardheere

Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiye ku-xigeenka hay’adda maareynta Musiibooyinka Qaranka Dr Axmed Cabdi Aadan, qaybna ka yihiin wasiiro katirsan Maamulka Jubbaland ayaa gaaray degmada Baardheere ee gob

Dab xooggan oo baabi’iyay Guryo ku yaallay xaafad ka tirsan Muqdisho
10/12/2023

Dab xooggan oo baabi’iyay Guryo ku yaallay xaafad ka tirsan Muqdisho

Dab xoogga oo socday mudo ku dhow laba saacadood oo xiriir ah ayaa xalay fiidkii ka kacay xaafadda Seybiyaano ee degmada Hodan, magaalada Muqdisho, dabkaasi oo markii h**e ka bilowday guri ayaa kusii

Faah faahin: Macallin Dugsi Qur’aan iyo Dhakhtar aano Qabiil loogu dilay Galgaduud
10/12/2023

Faah faahin: Macallin Dugsi Qur’aan iyo Dhakhtar aano Qabiil loogu dilay Galgaduud

Wararka aan ka heleyno duleedka deegaanka Ilix ee dhaca koonfurta magaalada Ceeldheere ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe halkaasi dil loou geystay laba wiil oo dhallinyaro ah,

MW Xasan Sheekh iyo dhiggiisa Geelle oo iska waraystay xaaladda Gobolka
09/12/2023

MW Xasan Sheekh iyo dhiggiisa Geelle oo iska waraystay xaaladda Gobolka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta dalka Jabuuti kaga qeyb-galaya Meertada 41-aad ee Urur-goboleedka IGAD ayaa kulan-doceed la qaatay dhiggiisa Jamhuuriya

Mareykanka oo diiday xabbad-joojin ka hirgasha Magaalada Gaza
09/12/2023

Mareykanka oo diiday xabbad-joojin ka hirgasha Magaalada Gaza

Mareykanka ayaa diidmada qayaxan saaray qaraar xalay la hor-geeyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, kaas oo dalbanayay in Gaza laga hirgeliyo xabbad-joojin bani’aadannimo oo deg deg ah. Qara

Shirka Madaxda IGAD oo Maanta ka furmaya Jabuuti & MW Xasan oo ka qeyb galaya
09/12/2023

Shirka Madaxda IGAD oo Maanta ka furmaya Jabuuti & MW Xasan oo ka qeyb galaya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay ka dhoofay Garoonka diyaaradaha Aadan ee magaalada caasimadda ee Muqdisho, iyagoo gaaray dal

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiir cusub
07/12/2023

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiir cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga ay u soo magacawday Soomaaliya Pier Mario Daccò Coppi warqadaha aqoonsiga kaga g

Maxaa looga hadlay kulankii Maanta ee Golaha Wasiirada Xukuumadda?
07/12/2023

Maxaa looga hadlay kulankii Maanta ee Golaha Wasiirada Xukuumadda?

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay guushii taariikhiga ahayd ee qaadista cuna-qabateynta hubka, amniga dalka

07/12/2023

Dhageyso: Xalqada 1-aad ee Barnaamijka Badqab oo ah barnaamij looga hadlayo arimaha fatahaadaha El-NINO iyo Arimaha bini- aadanimada

Isbuucaan Barnaamijka Waxaa looga hadli doonaa Khatarta caafimaad ee ka dhalan karta cabida biyaha wasaqeysan xilliyada ay socdaan fatahaadaha

Barnamijkan waxa wada jir u diyaariyay idaacada Dalsan iyo BBC Media Action waxaana maalgaliyay Gudidga laanqeyrta cas ee caalamiga iyo ururka Bisha Cas ee soomaliyeed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xil cusub u magacaabay Agaasimihii h**e ee Villa Somalia
07/12/2023

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xil cusub u magacaabay Agaasimihii h**e ee Villa Somalia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Xuseen Sheekh Maxamuud in uu noqdo Lataliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dastuurka oo ka mid ah arrimaha hortabin

Wafdi ka socda Xukuumadda Soomaaliya oo gaaray Itoobiya + Ujeedka
07/12/2023

Wafdi ka socda Xukuumadda Soomaaliya oo gaaray Itoobiya + Ujeedka

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa booqasho rasmi ah ku tegay magaalada Addis Ababa ee xarunta Dalka Ethiopia

Deni oo Golaha Wakiilada u gudbiyay oo soo saarista Lifaaqa 5-aad ee Dastuurka
07/12/2023

Deni oo Golaha Wakiilada u gudbiyay oo soo saarista Lifaaqa 5-aad ee Dastuurka

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Golaha Wakiilada Maamulkaasi u gudbiyay soo saarsaarista lifaaqa 5-aad ee dastuurka ee Maamulka Puntland, sida uu ku caddeeyay wa

Putin oo socdaal ku tagay Dalalka Imaaraadka Carabta iyo Sacuudiga
07/12/2023

Putin oo socdaal ku tagay Dalalka Imaaraadka Carabta iyo Sacuudiga

Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa safar naadir ah shalay ku tagay dalalka Imaaraadka Carabta iyo Sacuudiga. Mawduucyada la filayo in laga wada hadlo waxaa ka mid ah dagaallada Gaza iyo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo War kasoo saaray Go’aankii Madaxweyne Deni
07/12/2023

Madaxweyne Xasan Sheekh oo War kasoo saaray Go’aankii Madaxweyne Deni

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay si rasmi ah ugu dhawaaqay in doorashada Maamulkaasi Puntland uu ku qabanayo wakhtigeeda, isla markaana lagu galayo sidii ho

Qarax Is-miidaamin ah oo Maanta lala beegsaday Dhallinyaro Muqdisho ku qoraneysay Askarnimo
03/12/2023

Qarax Is-miidaamin ah oo Maanta lala beegsaday Dhallinyaro Muqdisho ku qoraneysay Askarnimo

Qarax is-miidaamin ah oo uu fuliyay qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa isku dhex qarxiyay dhallinyaro dooneysay inay qortaan oo ay ku biiraan ciidanka xoogga dalka, qaraxa ayaana ka dhacay afaaf

Wararkii ugu danbeeyay Goobo Ganacsi ku yaalla Muqdisho oo la Qarxiyey
03/12/2023

Wararkii ugu danbeeyay Goobo Ganacsi ku yaalla Muqdisho oo la Qarxiyey

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qaraxyo miinooyin ah oo Maanta oo Axad ah ka dhacay magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, kuwaasi oo lagu qarxiyay goobo Ganacsi oo ku yaalla wadada 30-ka gaar ahaan

Weerar loo adeegsaday Tooreey oo ka dhacay Faransiiska & Khasaaro ka dhashay
03/12/2023

Weerar loo adeegsaday Tooreey oo ka dhacay Faransiiska & Khasaaro ka dhashay

Hal nin ayaa dhintay labo kalena way dhaawacmeen kaddib markii weerar loo adeegsaday toorey iyo dubbe uu ka dhacay meel aan ka fogeyn birta dheer ee bartamaha magaalada Paris ee caasimadda dalka Faran

Madaxweyne Deni oo mar kale ku celiyay inuu wadahadal la galayo Mucaaradkiisa
03/12/2023

Madaxweyne Deni oo mar kale ku celiyay inuu wadahadal la galayo Mucaaradkiisa

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa kulan la qaatay Xisbiyada siyaasada Puntland, shirkaasi oo socday shalay ayaa looga hadlay dardargelinta dhameystirka Doorashooyinka hal qof iyo hal

Muxuu yahay qorshaha Israa’iil ka damacsan tahay Gaza Dagaalka socda kadib?
02/12/2023

Muxuu yahay qorshaha Israa’iil ka damacsan tahay Gaza Dagaalka socda kadib?

Israa'iil ayaa ku wargelisay dhowr waddan oo Carbeed inay doonayso inay ka abuurto aag difaac ah dhinaca Falastiiniyiinta ee soohdinta Gaza, si looga hortago weerarrada mustaqbalka taasoo qayb ka ah s

Shirweyne Maanta u furmay Maamulka G/Banaadir & Qodobada laga shirayo
02/12/2023

Shirweyne Maanta u furmay Maamulka G/Banaadir & Qodobada laga shirayo

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa manta daahfuray shirka hanaanka wadashaqeynta waaxaha Dowladda Hoose ee Xamar, Degmooyinka iyo Deegaana

Kulan ay lahaayeen Xildhibaanada Labada Aqal ee Barlamaanka oo Buuq kusoo Idlaaday
02/12/2023

Kulan ay lahaayeen Xildhibaanada Labada Aqal ee Barlamaanka oo Buuq kusoo Idlaaday

Kulan Maanta oo sabti ah Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ay ku yeelan lahaayeen Xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho ayaa kusoo buux iyo sawaxan farabadan kusoo

Agaasimaha NISA oo War kasoo saaray qaadista Cunaqabataynta Hubka
02/12/2023

Agaasimaha NISA oo War kasoo saaray qaadista Cunaqabataynta Hubka

Taliyaha hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed Mahad Mohamed Salaad ayaa Soo dhaweeyay go’aanka Golaha Amaanka Qaramada Midoobay ay kaga qaadeen dalkeena Cunaqabataynta Hubka o

Ra'iisul Wasaare Xamse Barre oo Codsi u diray Culimada Soomaaliyeed
02/12/2023

Ra'iisul Wasaare Xamse Barre oo Codsi u diray Culimada Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraaha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo la kulmay Culimada Soomaaliyeed ee magaalada Kismaayo, ayaa kala hadlay doorka muhiimka ah ee ay ku leeyihii

MW Xasan Sheekh “Dalkeena waxa uu xor u yahay hubkii aan rabno in aan soo iibsanno”
02/12/2023

MW Xasan Sheekh “Dalkeena waxa uu xor u yahay hubkii aan rabno in aan soo iibsanno”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka Soomaaliyeed u diray farriin ku saabsan Cunaqabateynta hubka ee laga qaaday Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa ka hadl

Wararkii ugu danbeeyay Rag hubeysan oo Dil iyo dhaawac ka geystay Boosaaso
01/12/2023

Wararkii ugu danbeeyay Rag hubeysan oo Dil iyo dhaawac ka geystay Boosaaso

Wararka naga soo gaaraya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in nin ku hubaysan uu bastoolad maanta toogasho ku dilay marxuum magaciisu ahaa Khadar Cabdi Cali oo guddoomiye u ahaa bulshada kasoo jeeda de

Golaha Amniga ee QM oo Maanta Cod u qaadaya qaadista Cunaqabateynta hubka ee Somalia
01/12/2023

Golaha Amniga ee QM oo Maanta Cod u qaadaya qaadista Cunaqabateynta hubka ee Somalia

Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa Maanta lagu wadaa inay Go'aan ka gaaraan qaadista cunaqabataynta hubka ee mudo ka badan sanado badan saaran dalka Soomaaliya, waxaana Golaha ay caawa yeelan d

Shirka Isbeddelka Cimmilada Adduunka oo ka furmaya Dubai & MW Xasan oo ka qeyb galaya
01/12/2023

Shirka Isbeddelka Cimmilada Adduunka oo ka furmaya Dubai & MW Xasan oo ka qeyb galaya

Magaalada Dubai ee dalka Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa waxaa Maanta oo jimco ah lagu wadaa inuu ka furmo Shirka caalamiga ah ee Isbeddelka Cimmilada Adduunka (COP28), kaasi oo ay marti-gelineyso do

Cali Jeyte Cismaan oo Dagaal cir iyo dhul ah uga dhawaaqay Hiiraan
01/12/2023

Cali Jeyte Cismaan oo Dagaal cir iyo dhul ah uga dhawaaqay Hiiraan

Cali Jeyte Cismaan oo ah u Qeybsanaha Xafiiska Madaxweyne ee Arrimaha Ciidanka Difaaca Dadweynaha (Macawisleyda) ayaa ku dhawaaqay dagaal cir iyo dhul ah oo ay ku qaadi doonaan dagaalamayaasha Al-Shab

Address

Jidka Janaral Daud
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Radio Dalsan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Radio Dalsan:

Videos

Share