MILGO MEDIA

MILGO MEDIA Embracing the warmth of positivity ✨

12/12/2024

Doorasho qof iyo cod

12/12/2024

Wasiir ka warfaafinta 🇸🇴 oo ka hadlay xaaladihi shalay ee Raaskambooni jubada hoose

12/12/2024

Dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa cambaareysay weerarkii Raskambooni oo ay ku eedeeyeen in ay JL ka dambeysay, waxayna sheegtay in aysan fileynin in ay ciidanka Jubbaland howlgal ciidan sameyn karaan, baaris in la sameyn doono ayay sheegeen, guddi gaar ahna loo xilsaaray.

Dawladda ayaa sheegtay in ciidanku aysan amar dagaal-qabin, balse tan xaqiiqada ah waa in halkaas ciidanka loo geeyey in Jubbaland lagu cadaadiyo, sida madaxweyne Xassan Sheekh maalmo kahor u sheegay wakiilada caalamiga ah oo uu sheegay in uu 7 maalin kuqabsan doono Kismaayo.

DF ayaa sheegtay in ay weerarkaas Jubbaland kala shaqeyeen dhinaca kooxaha Argagixiso, taas oo muujinaysa wax kasoo horjeeda hadaladii bilo kahor MW Xassan Sheekh.

Go’aan ka soo baxay Golaha Wasiirada Jubbaland ayaa si rasmi ah loogu shaacisay in Jubbaland ay joojisay xiriirkii iyo w...
28/11/2024

Go’aan ka soo baxay Golaha Wasiirada Jubbaland ayaa si rasmi ah loogu shaacisay in Jubbaland ay joojisay xiriirkii iyo wada shaqayntii kala dhaxaysay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo ku eedaysay inay ku tumatay dastuurka dalka.

Jubbaland waxay sheegtay in tallaabooyinka ay qaaday Dowladda Federaalka oo ay ka mid yihiin wax ka beddelka Dastuurka iyo Xeerarka Doorashooyinka ay yihiin kuwo sharci darro ah oo khatar ku ah midnimada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed, waxaa kaloo Golaha Wasiirada Jubbaland ku tilmaamay go’aannada Xukuumadda Federaalka inay yihiin afgambi ka dhan ah nidaamka dastuuriga ah, taasoo halis gelinaysa dowladnimada iyo wadajirka umadda.

Ugu dambeyn Jubbaland waxay ku dhawaaqday GOGOL wadatashi oo ay ugu baaqday dhammaan saamileyda siyaasadda dalka in ay ka soo qeyb galaan sidii looga tashan lahaa aayaha dowlad-dhiska iyo midnimada dadka Soomaaliyeed.

Maxkamada Gobol ka Banaadir ayaa warrant soo qabasho u jartay Madaxwaynaha Jubaland ahmed islaam madoobe sidoo kale maxk...
27/11/2024

Maxkamada Gobol ka Banaadir ayaa warrant soo qabasho u jartay Madaxwaynaha Jubaland ahmed islaam madoobe sidoo kale maxkamada Dagmafa kismayo ayaa iyana sida si lamid ah Warranty soo qabasho u jartay Madax waynaha Federal ka somalia Mudane Hassan sh maxamud oo ku eydaysay qaran dumis

21/11/2024

Raysal wasaare xamse oo ka hadlaya Jubba Land

6,000 oo qof ayaa ku nool magaaladan quruxda badan waxayna leedahay  hal waddo dhamaan dadka magaaladan ku nool waxay da...
10/11/2024

6,000 oo qof ayaa ku nool magaaladan quruxda badan waxayna leedahay hal waddo dhamaan dadka magaaladan ku nool waxay dagan yihiin ama ku nool yihiin hareeraha wadada waxayna magaladani ku taalaa Suloszowa ee cariga Poland

10/11/2024

Sheeko kasta waxay leedahay hoosheeda

09/11/2024

Misharax madax wayne Somaliland Abdirahman Cirro Wadani Party

04/11/2024

Waliga malagu garan waayay

04/11/2024

Guri kasta waxbu ku dhisanyhay

Wasiirkii labaad oo Jubbaland ah oo iska casilay Dowladda Federaalka;  Waa Xil. Axmed Daqare oo ahaa Wasiir ku-xigeenka ...
03/11/2024

Wasiirkii labaad oo Jubbaland ah oo iska casilay Dowladda Federaalka; Waa Xil. Axmed Daqare oo ahaa Wasiir ku-xigeenka Waxbarashada.

"Waxa aan ka xumahay in bulshadii aan metelayey mid laga saaeay Soomaalinimada sida , mid laga shaqeeyey burburkeeda midna hadda loo middiyo lisanayo ." - Ayuy yidhi, si lamid ah wasiirkii h**e ee iscasiley.

26/10/2024

Dani oo kahadlay Doorashada qof iyo cod Damaca dowlada Federal ka iyo Jubaland

25/10/2024

Ilmaha yaa haynaya

25/10/2024

MILGO MEDIA Markaa ma caruurtad dhashaan ka cunay 😂

23/10/2024

Dhalinta kubada cagta

23/10/2024

Deengaanka kilinka howd

22/10/2024

Ciidanka Itoobiya

Address

Maka-Almukarama Adani 2
Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when MILGO MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to MILGO MEDIA:

Videos

Share