01/02/2023
Madaxwenaha dalka Somalia Hassan sheikh Mohamoud ayaa kuso dhaweeya Magalada Moqdisho madaxwenayasha dariska la ah Somalia ee Kenya, Djibouti iyo Ethopia ayadoo laga wada hadli doono dhoor arimood ee uugu muhiimsantahay qaabka looga saari lahaa ciidama ATMIS ee ku sugan dalka Somalia gudihiisa.
Waxaa kaloo laga hadli doonaa sida loo xoojin lahaa wada shaqeentay dalalka dariska ah.
Waxaa muuqata in ilaa iyo haatani uu si habsami leh u socdaan ayadoo amaanka dalka aad loo xojiyay.