Abdikadir A. H

Abdikadir A. H Health consultancy and nutrition building

Dadkaaas iskujifida ah baa dalka madax ka ah⚽️ kubadna aan waxba ka ogeen
17/01/2024

Dadkaaas iskujifida ah baa dalka madax ka ah⚽️ kubadna aan waxba ka ogeen

17/01/2024
17/01/2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray dalka Uganda halkaas oo uu kaga qeyb-galayo shir aan caadi aheyn oo ay Madaxda Urur-Goboleedka IGAD kaga arrinasanayaan faro-gelinta Itoobiya ay ku sameysay madax-bannaanida iyo midnimada dhuleed ee JFS Soomaaliya. Madaxweynaha iyo Wafdiga wehelinaya ayaa sidoo kale ka qeyb-gali doona shirka Isbaheysiga dalalka dhex dhexaad ka ah.
W/Q abdikadir arteta

Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika oo war kasoo saaray khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya https://bbc.in/3vN89...
17/01/2024

Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika oo war kasoo saaray khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya https://bbc.in/3vN89QP

W/Q: Abdikadir arteta

Tebin toos ah

17/01/2024

Caawa koobka qarammada qaaradda Afrika waxaa wada ciyaaraya Morocco 🇲🇦 iyo Tanzania 🇹🇿.

Wiilasha Soomaalida waxey la jiraan Morocco 🇲🇦 gabdhaheenana Tanzania 🇹🇿.

Ciyaarta oo kaambiyadii dambe socota waxaa gool leh wiilasha iyo Morocco 🇲🇦, gabdhihii iyo Tanzania 🇹🇿 waxba wali lama imaan.

W/Q: Abdikadir arteta

17/01/2024

Waa kabtan carrick asxabey

15/01/2024

Kongur galbeed wakaa sida sharafta leh dadkeda iyo dadkeda amniga ugudamashadayan

Xulke taageraysaa hadad tahay taagera African cup taagero?
13/01/2024

Xulke taageraysaa hadad tahay taagera African cup taagero?

Badi aqriska kuqaranka
08/01/2024

Badi aqriska kuqaranka

 tech # waa platform aad ku barankartan habka online ka ee ganacsi fadlan kusoyaca
22/04/2023

tech # waa platform aad ku barankartan habka online ka ee ganacsi fadlan kusoyaca

Akhrinta Quraanka bisha barakaysan ee ramadan
30/03/2023

Akhrinta Quraanka bisha barakaysan ee ramadan

Libaaxyada waa line up Europe league waa dadki lagugaranayay sanadkan cimamadena lamaheysankaro
09/03/2023

Libaaxyada waa line up Europe league waa dadki lagugaranayay sanadkan cimamadena lamaheysankaro

To connect people
28/10/2022

To connect people

17/10/2022

Xulka qaranka somalia

Life trending
15/10/2022

Life trending

Address

Howlwadaag
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdikadir A. H posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdikadir A. H:

Videos

Share