Ticket Travel Solutions

Ticket Travel Solutions Ticket Travel Solutions is a licensed travel agency located in Mogadishu, Banaadir Somalia. The main.
(1)

Our greatest success comes in serving a large number of satisfied clients who have experienced the joy and inspiration of reliable travel with us. Ticket Travel Solutions has concentrated its efforts in producing quality travel, quick ticket access and visas in domestic and international as well. On the other hand, Ticket Travel Solutions specialized in providing cost-effective and quality travel services which include all of the above mentioned services.

Nagalasoo xiriirNumber 0614976482Ama whatsapp +252616534121 +254790268354
16/06/2022

Nagalasoo xiriir
Number 0614976482
Ama whatsapp +252616534121 +254790268354

Xafiiska adeegga duulimaadyada Ticket Travel Solutions Phone: 0614976482
23/03/2022

Xafiiska adeegga duulimaadyada Ticket Travel Solutions

Phone: 0614976482

20/03/2022
Macaamiisheena sharafta leh waxaan ugu bishaaraynayna in ay diyaar yihiin viisaha dalka India, waqti kooban iyo qiimo ku...
07/03/2022

Macaamiisheena sharafta leh waxaan ugu bishaaraynayna in ay diyaar yihiin viisaha dalka India, waqti kooban iyo qiimo ku raalli galinaya.

Wixii faahfaahin dheeri ah
0614432638 ama 0614976482

23/02/2022

06/02/2022

shirkadda adeegga duulimaadyada TICKET TRAVEL SOLUTIONS macaamiisheeda waxay ugu bishaaraynaysaa in ay diyaar yihiin viisayaasha dalalka; Uganda, Kenya, Turkey, India iyo EGYPT. laguna helayo qiimo ku raalli galinaya iyo muddo kooban.
nagala soo xiriir
phone: 0614976482 ama 0616534121
Sayidka Road, Mogadishu Somalia.

shirkadda adeegga duulimaadyada ee TICKET TRAVEL SOLUTION waxay macaamiisheeda ogaysiinaysa in VISAHA dalka India ay ku ...
29/01/2022

shirkadda adeegga duulimaadyada ee TICKET TRAVEL SOLUTION waxay macaamiisheeda ogaysiinaysa in VISAHA dalka India ay ku heli karaan muddo kooban iyo qiimo jaban.

wixii faahfaahin dheeri ah nagala soo xiriir.
Mopile= 0614976482 ama 0616534121

sidoo kale, waxaa nagu soo booqan kartaa xafiiskeena oo ku yaal, agagaarka Isgoyska Sayidka, Mogadishu, gaar Ahaan hotel dayah, balanteenu wa TTS Hoyga safaradda

Mahadsanidiin.

06/01/2022

Macaamiisheena sharafta leh ku soo dhawaada xafiiska adeegga duulimaadyada ee Ticket Travel Solutions

Address: isgoyska Sayidka, Mogadishu somalia
Phone: 0614976482

25/12/2021
Shirkadda adeegga duulimadyada TTS, macaamisheda waxay ogaysiinaysa in diyaar yihiin Visayaal caafimaad dalka India.Mudd...
25/12/2021

Shirkadda adeegga duulimadyada TTS, macaamisheda waxay ogaysiinaysa in diyaar yihiin Visayaal caafimaad dalka India.
Muddo kooban iyo qiimo jaban!

Wixii faah faahin dheeri ah
Nagala soo xiriir
Phone: 0616534121 ama 0614976482

Mahadsanidiin

shirkadda adeegga duulimaadyada ee TICKET TRAVEL SOLUTION waxay macaamiisheeda ogaysiinaysa in VIISAHA dalka India ay ku heli karaan muddo kooban iyo qiimo jabay;

wixii faahfaahin dheeri ah nagala soo xiriir;

Phone: 0614976482 ama 0616534121

sidoo kale, waxaa nagu soo booqan kartaa xafiiskena oo ku yaal, agagaarka Isgoyska Sayidka, Mogadishu.

Mahadsanidiin.

shirkadda adeegga duulimaadyada ee TICKET TRAVEL SOLUTION waxay macaamiisheeda ogaysiinaysa in VIISAHA dalka India ay ku...
25/12/2021

shirkadda adeegga duulimaadyada ee TICKET TRAVEL SOLUTION waxay macaamiisheeda ogaysiinaysa in VIISAHA dalka India ay ku heli karaan muddo kooban iyo qiimo jabay;

wixii faahfaahin dheeri ah nagala soo xiriir;

Phone: 0614976482 ama 0616534121

sidoo kale, waxaa nagu soo booqan kartaa xafiiskena oo ku yaal, agagaarka Isgoyska Sayidka, Mogadishu.

Mahadsanidiin.

18/12/2021
Jumca mubaarak dhammaantiin Macamiisha ku xiran TICKET TRAVEL SOLUTIONS
10/12/2021

Jumca mubaarak dhammaantiin Macamiisha ku xiran TICKET TRAVEL SOLUTIONS

24/11/2021

ma ogtahay in duulimaadyadii muqdisho to nairobi ay wax iskabadaleen dhanka qiimaha. halka markii h**e qiimuhu uu ahaa 260$, maanta waa 150$ meelkasta aad joogtiin bulshaweynta soomaaliyeed waxaan idinleeyahay ka faaideysi wacan qiimo dhimista balaadhan ay sameeyeen diyaarahada somaliyeed, wixii faahfaahin intaas dheer nagalasoo xiriir numberada kala ah 0614976482 0r 0616534121 or 0618278041.
ama nagasoo booqo xafiiska Ticket Travel Solutions

04/11/2021

Kusoo Dhawaada xarunta adeeg Safarada ee Ticket Travel Solutions xaruntu waxay idiin haysaa adeegyo badan Oo safarkaaga kuu sahlaayo sida visa dalxiis ama mid waxbarasho iyo waliba mid ardeynimo
Sidookale xafiisku wuxuu idiin hayaa admission jaamacadeed iyo mid college Oo ay ka mid yihiin dalalka China, India, turkey, Bangladesh.
Wixii faahfaahin intaas dheer.
Fadlan nagalasoo xiriira numberada hoos ku qoran 0614976482 ama whatsapp 254790268354.

01/11/2021
Hel Viisaha Turkey oo ku dal xiis.Shirkadda duulimaadyada TICKET TRAVEL SOLUTIONS waxay macaamiisheeda ugu bishaaraynays...
30/10/2021

Hel Viisaha Turkey oo ku dal xiis.
Shirkadda duulimaadyada TICKET TRAVEL SOLUTIONS waxay macaamiisheeda ugu bishaaraynaysaa in ay diyaar yihiin Nooc walba Viisaha Turkey sida (Vise waxbarasho, vise caafimaad iyo mid dalxiis).

Naga la soo xiriir:
Phone: 0616534121
Email: [email protected]

Ama nagu soo booqo xarunteenna oo ku taal isgoyska Sayidka, Mogadishu, Somalia.

Shirkadda adeegga duulimaadyada ee Ticket Travel Solutions, macaamiisheeda waxay ugu bishaaraynaysaa in ay diyaar yihiin...
02/10/2021

Shirkadda adeegga duulimaadyada ee Ticket Travel Solutions, macaamiisheeda waxay ugu bishaaraynaysaa in ay diyaar yihiin Scholarships ah dalka China.
waa fursad waxbarasho oo ay ka faa'iidaysan karaan ardayda doonaysa waxbarashada heerarkeeda Master's Degree & PhD Programs.
wixii faahfaahin dheeri ah waxaad naga la soo xiriiri kartaa telefonka hoos ku qoran, ama nagu soo booqo xaruunteena oo ku taal isgoyska Sayidka, Mogadishu.

Jimce wanaagsan. Meelkasta oo aad ka joogtaan aduunka.Kusoo biir page ka shirkada Duulimaadka iyo arrimaha visoyinka ee ...
27/08/2021

Jimce wanaagsan.
Meelkasta oo aad ka joogtaan aduunka.
Kusoo biir page ka shirkada Duulimaadka iyo arrimaha visoyinka ee .
Ticket Travel Solutions
Follow Like iyo share.

Ma tahay arday  dhameeyay dugsiga sare 2021. Haddaba, dhawaan waxaa bilaaban doonaa is-diiwaan galinta imtixaanka YOS ka...
29/07/2021

Ma tahay arday dhameeyay dugsiga sare 2021. Haddaba, dhawaan waxaa bilaaban doonaa is-diiwaan galinta imtixaanka YOS ka ee ay qaado dowladda Turkey, kana qaado ardayda Ajanabi ga ah si ay wax ugu soo bartaan dalka Turkey.
Imtixaanka waxaa kaa qaadi doona khubaro ka socota jaamacadaha dalka Turkiga oo Muqdisho imaan doona, si aad fursaddaas qaaliga ah uga faa'iidaysatid fadlan la soo xiriir Xafiiska Ticket Travel Solutions oo faahfaahin dheeraad ah kuula diyaar ah;
Nagala soo xiriir:
Whatsapp: +254790268354.
Phone: 0616534121
Email: [email protected]

Eid Mubaarak 🕋🕋🐪🐑🐑🐑🐄 bahda Ticket Travel Waxay idiin soo diraysaa hambalyada ciidul Adxa 2021.ilaahay ha naga aqbalo acm...
20/07/2021

Eid Mubaarak 🕋🕋🐪🐑🐑🐑🐄
bahda Ticket Travel Waxay idiin soo diraysaa hambalyada ciidul Adxa 2021.
ilaahay ha naga aqbalo acmaasha sanadka kiisa kalana bash bash iyo barwaaqo ha nagu gaarsiiyo.

13/07/2021

Xafiiska Duulimaadka Diyaaradaha Ee Ticket Travel Solutions waxuu ogeysiinayaa dhamaan Ardeyda Soomaaliyeed ee Sanadkaan dhamaysay dugsiga sare In ay Bilaabatay isdiiwaan galinta imtixaanka ( Yos) ardeyda gasha imtixaanka yos waxay heli doonaan in ay wax kusoo bartaan dalka turkey jaamacadihiisa kala duwan.
Hadaba isdiiwaan galintu waxay kasoctaa Xafiiska Ticket Travel Solutions wixii faahfaahin dheeri ah.

Contuct us 0614976482 or 0616534121 [email protected] maka-al-mukarama road, right side Dayax hotel, Mogadishu Somalia

Ogaysiis--------Ogaysiis------OgaysiisMa tahay arday wax dhameeyay dugsiga sare 2021. haddaba, dhawaan waxaa bilaaban do...
09/07/2021

Ogaysiis--------Ogaysiis------Ogaysiis
Ma tahay arday wax dhameeyay dugsiga sare 2021. haddaba, dhawaan waxaa bilaaban doonaa isdiiwaan galinta imtixaanka YOS ka ee ay qaado dowladda Turkey, kana qaado ardayda Ajanabi ga ah si ay wax ugu soo bartaan dalka Turkey.
Imtixaanka waxaa kaa qaadi doona khubaro ka socota jaamacadaha dalka Turkiga oo Muqdisho imaan doona, si aad fursaddaas qaaliga ah uga faa'iidaysatid fadlan la soo xiriir Xafiiska Ticket Travel Solution oo faahfaahin dheeraad ah kuula diyaar ah;

Nagala soo xiriir:
Whatsapp: +254790268354.
Phone: 0616534121
Email: [email protected]

Address

Nairobi
00100

Telephone

+254722235857

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ticket Travel Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ticket Travel Solutions:

Videos

Share