Haddii maanta ciyaaryahannada General Sheegow ay bannaan baxaan, waxaan u baqayaa askarta; sida alaabtaan oo kale.. 👇👇👇👇😅
Caalamka kale gabdhahooda waxay dhahayaan “ so cute”. Waa fariid cml 😂 war heedhe gabadhiina ku dhaha keep going 😅
Heesta “Hooyo” ee uu curiyey Alle ha janneeyee abwaankii mar la aragga ahaa ee M.I.Warsame “Hadraawi, waa badweyn koobsatay shucuuro badan oo kala duwan. Haddaba waxa isna ereyada heesta sii bilaya sida uu Xasan Sabriye “Great” laxanka ugu sar jaray kolba ereyadu dareenka ay sidaan. Bal u fiirso laxanka lagu gunaanaday qaybta u dambaysa ee heesta. Maxaad ka fahantay?
Dhammaadka heestu waxay siddaa dareen ka qoto dheer kana xanuun badan heesta qaybteeda hore.
“Hooyo dhimashadaaduna
Hooggayga weeyoo,
Weligay hoggaagaan
Ka dul heesayaayoo
Hiyigiyo laabtaan
Kugu haynayaayoo,
Hengel baan u xidhayaa
Inta haadda duushiyo
Giddi habar dugaagee,
Ifka hibo ku nooloow
Aakhirana halkii roon”
Ereyadu waxay xambaarsan yihiin dareenkaas dhiillada ah, ee muujinaya taag la’aanta aanad wedka kaga baajin karin ifka qofkii aad ugu jeclayd oo hooyadaa ah. Sirta laxanku waa is waafajiinta shucuurta ereyadu xambaarsan yihiin iyo codadka dhegta soo gaadhsiinaya.
Hadraawi, Tubeec iyo Jiim oo kabankan tumayaba Alle jannadiisii ha ku casuumo, Xasan Sabriye isagana Alle cissi ha ku nooleeyo.

Xikmad ku dhiigle oo idiin leh subax wanaagsan iyo Xikmad jeexjeexan.
Waa Alla mahaddii in carruurta lasoo badbaadiyey Alla idinkii. Alxamdullilah.
Murugo iyo Uur ku taallo ka weyn ma jirto in carruurteenii ay ku jiraan dhibanayaasha masiibooyinka qarax ee dalkeena aafeysay. 😢
Allow ummaddaada u gargaar 🤲
Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheire
Dalka dib u dhiskiisa iyo dadka yaa waxtari kara?
Jawaabta: Hassan Ali Khaire
Ciid Mubarak dhammaan saaxibada aan halkaan ku midownay.
كل عام وانتم بخير ، تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.
Ruwaayad Reer Jabuuti Qosol Badan
Shiikha waa Xariif............