Ram janan wiil somaliyed

Ram janan wiil somaliyed Business man

23/08/2022

Wariye u dhalatay dalka Algeria oo lagu magacaabo "Khadija Benguenna" kana howl gasha warbaahinta weyn ee Al Jazeera ayaa ka sheekeysay qiso ay lakulantay mar ay tagtay dalka Mareykanka.

Waxay tiri: "waxaan aaday mid kamid ah dukaamada waaweyn ee lagu iibiyo alaabaha, anigoo sugaya in aan bixiyo qiimaha alaabtayda, ayaa waxaa soo gashay gabadh muslimad ah oo xijaaban, oo uu ka muuqdo daal oo siddata sanduuq culus waxay u tagtay gabadhii xisaabiyaha ka ahayd dukaanka.

Gabadhii Muslimada ahayd aya tiri: Marwo shalay ayaa mashiinkan kaaga iibsaday $500 isaga iyo dhawr shay oo kale.

Gabadhii xisaabiyaha ahayd oo mashquulsan ayaa tiri: waan gartay ma waxaad doonaysaa in lagaa celiyo?

Gabadhii Muslimadda ahayd ayaa ugu jawaabtay: Maya, waxaan rabaa in aan lacagtiisa bixiyo!.

Gabadhii xisaabiyaha ahayd oo weli mashquulsan aya tiri: Ma fahmin!! Miyaanad ii sheegin in aad shalay iibsatay?

Gabadhii Muslimadda ahayd ayaa tiri: Marwo weli ima fahmin, shalayto ayaa kaa iibsaday mashiinkan iyo alaabo kale waxaana ku bixiyay Credit Card-ka, markii aan guriga soo galay oo aan eegay qaansheegta (invoice) ayaa waxaan ogaaday in aadan ku xisaabin qiimaha makiinaddaan qaansheegta.

Sidaas darteed waxaan isku dayey inaan la xiriiro dukaanka si aysan dhibaato kaaga soo gaarin arrintaas awgeed, balse saacadihii shaqada ayaa dhammaaday.

Marka waxaan go'aansaday saaka in aan fasax shaqada ka qaato oo aan kuu soo qaado mashiinka, si aad u diwaangeliso oo aan lacagta u bixiyo, mana isticmaalo wax aanan lacag ka bixin.

Gabadhii si lama filaan ah ayay u istaagtay iyadoo aad u yaaban oo eegaysa gabadha muslimada ah intay hab siisay ayay dhunkatay iyado ilmaynaysa oo leh ma fahmin sida aad u go'aansatay in aad shaqadaada fasax kasoo qaadato adigoo kabaqaya in shaqada layga eryo waliba adigoo sida mashiinkan aadka u culus weliba adigoon wax qalad ah ku lahayn, Ee marwo maxaad u sameysay waxaan oo dhan?!!!

Gabadhii muslimada ahayd ayaa ku jawaabtay Islaamka ayaa ifaraya in aan ilaali

Hambalyo wlky abdulahi abdi oo wiil udhashay
22/08/2022

Hambalyo wlky abdulahi abdi oo wiil udhashay

Hambalyo macalimu adan hasan sanbul oo difaacday degriga labaad congra
22/08/2022

Hambalyo macalimu adan hasan sanbul oo difaacday degriga labaad congra

22/08/2022
Dharka ay wataan labadan caruus ayaa lasheegaya in  itobiyanka orthodoxiga markay aroosayan looxidho
25/11/2021

Dharka ay wataan labadan caruus ayaa lasheegaya in itobiyanka orthodoxiga markay aroosayan looxidho

22/11/2021

Meelaha gabdhaha ay ka qurxanyihin oo 26 meelood ah dhageyso

Arooska safiya tusmo iyo seygeeda ayaa kadhacay magaaalada jigjiga
21/11/2021

Arooska safiya tusmo iyo seygeeda ayaa kadhacay magaaalada jigjiga

Gabadha ugu qurxan deeganka somalida ayaa loo doortay
31/10/2021

Gabadha ugu qurxan deeganka somalida ayaa loo doortay

Gabadha ugu caansan gabdhahaSomalida caaanimadii oo qof ah   happy
31/10/2021

Gabadha ugu caansan gabdhaha
Somalida caaanimadii oo qof ah
happy

Hambalyo ardayda somaliyed ee kaaalmaha ka galay imtixaanka qaranka ee 12aadka
23/07/2021

Hambalyo ardayda somaliyed ee kaaalmaha ka galay imtixaanka qaranka ee 12aadka

Barkhad Batuun halyey
06/06/2021

Barkhad Batuun halyey

Chelsea are champions of europe
30/05/2021

Chelsea are champions of europe

Europe league winners villa real
27/05/2021

Europe league winners villa real

25/05/2021

Asc asxpta

22/05/2021

Subax wanagsan asxpteyda

21/05/2021

Liverpool top 4 keeda waa cadyahay

Dolow oo dab damis la.aan dab xoog leh ka kacay alow umadada badbaadi
22/01/2021

Dolow oo dab damis la.aan dab xoog leh ka kacay alow umadada badbaadi

Jimco jamiil
08/01/2021

Jimco jamiil

13/11/2020

Jimco wngsan asxpta

Captain. Henderson. Captain ka.  Dhiiga.  30. Sano. Kadib. Captain      ugu. Fiicnaa ee lfc Soo mara
12/02/2020

Captain. Henderson. Captain ka. Dhiiga. 30. Sano. Kadib. Captain ugu. Fiicnaa ee lfc Soo mara

muxuu kusoo kordhinkaraa man united  b.farnandes  isagoo ciyaartiisii u horeysay ciyaar wanag layimid mise man united ni...
02/02/2020

muxuu kusoo kordhinkaraa man united b.farnandes isagoo ciyaartiisii u horeysay ciyaar wanag layimid mise man united ninkaan dhulka ayey lagali doonan sidii alex sanchez

qofta adiga 500neef  lo,ah iyo 3gaari  oo v8 maka bixinlaheyd  waa gabar udhalatay south sudan
19/01/2020

qofta adiga 500neef lo,ah iyo 3gaari oo v8 maka bixinlaheyd waa gabar udhalatay south sudan

cidaa yar iyo weyn lama qaban karo
06/01/2020

cidaa yar iyo weyn lama qaban karo

waa wax laga naxa  qaraxa ex  kantarool afgooye  ka dhacay  alaha unaxaristo intii kudhimatay intii dhawacna alaha  uboo...
31/12/2019

waa wax laga naxa qaraxa ex kantarool afgooye ka dhacay alaha unaxaristo intii kudhimatay intii dhawacna alaha ubooga dhayo

Address

Mogadishu
125380

Telephone

+252683515752

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ram janan wiil somaliyed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Nearby media companies



You may also like