Ciid mubaarig dhamaantiin
Muxaadaro ku saabsan gerida/ Sh Mustafa xaaji ismaaciil haaruun
Walaalayaal nebigeenii NNKH waxa uu inoo Sheegey in aynu xasuusnaano geerida, si aynaan aduunka isugu ilaawin
Is-Dhuldhiga (Tawaaduca)
walaalayaal isdhuldhigu waa sifo wanaagsan oo ilaahay ku amaaney dadka muuminiinta ah,aad ay u fiican tahay in aynu ku sifowno dhamaanteen
a/c dhamaan ehel iyo asxaaba ilaahay haynaga aqbalo bishii aynu soo dhamaysanaey soonkeedii iyo dhamaan camaladii wanaagsanaa ee aynu ku soo jirney ,sanadka sanadkiisana haynagu gaadhsiiyo inagaa caafimaad qabna,walaalayaal ku dadaala in aad sii wadaan camaladii khayrka badnaa ee aynu soo wadney ramadaantii,
qiso cajiib ah
a/c f and f waxaan idiin soo gudbiyey qisadan oo u baahan in wax lagu qaato fadlan si fiican u daawada oo sii gudbiya aad baad u mahadsantihiin dhamaantiin
a/c asxbeey bal ila daawada ducoment kan oo fikirkiina ka soo dhiibta sida aad u aragtaan hadii maalgelintaa wadankeena lagu sameyn lahaa aad baad u mahadsan tihiin,ka qayb qaadashada faaladiinu waa muhiim
waa munaasabadii 18 may ee lagu dhigay gobalka gabiiley oo sanadkan noqotey hormoodka somaliland
maansha allaah waa wiil yar oo soomaali ah oo si fiican quraanka u akhriyaaya