Diplomat News Network

Diplomat News Network Diplomat News Network is a news portal in English and Somali for the dissemination of specialized content in politics, security and economics.

08/10/2022

Fariinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ee Munaasabadda 12 Mowliid/ Rabiical Awal, 1444 Hijriyah, oo ah xuska Maalinta uu dhashay suubanaha Nabigeena Muxamed (NNKH) oo ah maalin qiimo badan oo nalooga baahanyahay inaan ku baraarugsanaano, kuna dayanno dhaqankiisa.

Ra& #039;iisul wasaare Rooble oo la shiray wakiilada beesha caalamka u jooga Muqdisho
26/12/2021

Ra& #039;iisul wasaare Rooble oo la shiray wakiilada beesha caalamka u jooga Muqdisho

Muqdisho (so.diplomat.so) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan ku qabsoomay aaladda fogaan aragga maanta la yeeshay wakiillada Beesha Caalamka ee ku sugan Muqdisho , kaas oo ay kaga wada hadleen xaaladda dalka, dardar-galinta doorashooyinka i...

Dowlad Goboleedka Jubbaland oo sheegtay inay ka qeybgalayso shirka wadatashiga ee uu ku baaqay Ra& #039;iisul wasaaraha
26/12/2021

Dowlad Goboleedka Jubbaland oo sheegtay inay ka qeybgalayso shirka wadatashiga ee uu ku baaqay Ra& #039;iisul wasaaraha

Kismaayo (so.diplomat.so) - Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa qoraal ay maanta ka soo saartay Madaxtooyadeed ku sheegtay in ay diyaar u tahay dardargelinta howlaha doorashooyinka oo fursad weyn u ah shacabka Soomaaliyeed inay kaga baxaan xaaladdan adag ee dalku ku jiro.

Ra'iisul Wasaare Rooble oo isku kala beddelay Wasiirrada Cadaaladda iyo Gaashaandhigga
26/12/2021

Ra'iisul Wasaare Rooble oo isku kala beddelay Wasiirrada Cadaaladda iyo Gaashaandhigga

Muqdisho (so.diplomat.so) - Wareegto uu soo saaray Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Wasiirka Gaashaandhigga u magacaabay Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ( Jaamac) oo horay u ahaa Wasiirka Caddaaladda, halka Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo horay u a...

Koonfur galbeed Soomaaliya oo ku gacansayrtay ka qeybgalka shirka wadatashiga ee uu ku baaqay Ra'iisul Wasaaraha
26/12/2021

Koonfur galbeed Soomaaliya oo ku gacansayrtay ka qeybgalka shirka wadatashiga ee uu ku baaqay Ra'iisul Wasaaraha

Beydhabo (so.diplomat.so) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa caddeeyay inaanu ka qeybgali doonin shirka uu iclaamiyay Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble.

Dowlad Goboleedka Puntland oo ku dhawaaqday inay ka qeybgalayso shirka wadatashiga ee uu ku baaqay Ra& #039;iisul wasaar...
26/12/2021

Dowlad Goboleedka Puntland oo ku dhawaaqday inay ka qeybgalayso shirka wadatashiga ee uu ku baaqay Ra& #039;iisul wasaaraha

Garoowe (so.diplomat.so) - Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ku dhawaaqday in ay diyaar u tahay ka qaybgalka shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee uu hoggaamiyo Ra'iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

Hormuud Salaam Foundation oo $20,000 (Labaatan Kun Dollar) ugu Deeqday Iskuulka Mucaasar ee Muqdisho
26/12/2021

Hormuud Salaam Foundation oo $20,000 (Labaatan Kun Dollar) ugu Deeqday Iskuulka Mucaasar ee Muqdisho

Muqdisho (so.diplomat.so) - Hormuud Salaam Foundation, ayaa maanta ugu deeqdey $20,000 (Labaatan kun dollar) Iskuulka Mucaasar, oo bur bur xoog leh kasoo gaarey qarax ka dhacay agagaarka Iskuulka 25 November 2021.

Xafiiska Ra& #039;iisul wasaaraha: Musharrax gaar ah lagama aqbalayo in uu in doorashada ku takri falo
26/12/2021

Xafiiska Ra& #039;iisul wasaaraha: Musharrax gaar ah lagama aqbalayo in uu in doorashada ku takri falo

Muqdisho (so.diplomat.so) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu aad uga xun yahay qoraalka saaka aroortii kasoo baxay Xafiiska Madaxwaynaha.

Madaxtooyada (Villa Soomaaliya) : Baaq ku saabsan dhab-u-jiheynta doorashooyinka
26/12/2021

Madaxtooyada (Villa Soomaaliya) : Baaq ku saabsan dhab-u-jiheynta doorashooyinka

Muqdisho (so.diplomat.so) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo; Markuu dib u eegay Xeerkii Madaxweyne ee uu ku magacaabay Ra'iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble taas oo lagu faray in uu dhiso Xukuumad tayo leh oo dalka u horseedd...

WAR-SAXAAFADEED ku Saabsan Howlgallada Rakaabka Qaramada Midoobay ee Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle
26/12/2021

WAR-SAXAAFADEED ku Saabsan Howlgallada Rakaabka Qaramada Midoobay ee Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle

Muqdisho (so.diplomat.so) – Codsi kaga yimid Dowladda Federaalka Soomaaliya awgiis, ayay Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay xirtay xarunteeda halwgallada rakaabka (ee loo yaqaano MOVCON) ee garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cabdulle ee Muqdisho, laga billaabo 24ka Diseembar 2021.

PRESS STATEMENT on United Nations Passenger Operations at Aden Adde International Airport
26/12/2021

PRESS STATEMENT on United Nations Passenger Operations at Aden Adde International Airport

Mogadishu (Diplomat.so) – At the request of the Somali Government, the United Nations in Somalia has closed its passenger operations facility (known as MOVCON) at the Aden Adde International Airport, effective 24 December 2021.

Somalia& #039;s stable internet connectivity real boon to online freelancers
23/12/2021

Somalia& #039;s stable internet connectivity real boon to online freelancers

Mogadishu (Diplomat.so) - Mohamed Hirsi grew up and studied in Mogadishu, finishing his telecommunication engineering degree at one of the universities in Mogadishu two years ago. Hirsi doesn't currently work as a telecommunication engineer. He isa graphics gesigner and motion creator, freelancing f...

International Partners Welcome Planned National Consultative Council Meeting
23/12/2021

International Partners Welcome Planned National Consultative Council Meeting

Mogadishu (Diplomat.so) – Somalia's international partners* welcome plans to hold an in-person National Consultative Council meeting focused on improving and expediting the electoral process. We reiterate our call for full transparency in all related processes.

Humanitarian Partners Release 2022 Response Plan for Somalia
20/12/2021

Humanitarian Partners Release 2022 Response Plan for Somalia

Mogadishu (Diplomat.so) – The United Nations and humanitarian partners in Somalia have released the 2022 Humanitarian Response Plan (HRP) for Somalia, which is facing three consecutive failed rainy seasons for the first time in 30 years.

Hay'adaha Samafalka oo soo saaray qorshaha ka-jawaabista baahiyaha bini'aadamnimo ee Soomaaliya
20/12/2021

Hay'adaha Samafalka oo soo saaray qorshaha ka-jawaabista baahiyaha bini'aadamnimo ee Soomaaliya

Muqdisho (so.diplomat.so) - Qaramada Midoobay iyo iskaashatada gargaarka ee Soomaaliya ayaa soo saaray Qorshaha 2022 ee Waxqabadka Bani'aadantinimo ee Soomaaliya,xilli Soomaaliya ay weysay saddex xilli roobaad oo xiriir ah markii ugu horreysay muddo 30 sano ah.

Ethiopia vows to table all agendas including referendum in national dialogue
20/12/2021

Ethiopia vows to table all agendas including referendum in national dialogue

ISTANBUL (Anadolu Agency + Diplomat.so) - According to its state minister, Ethiopia will ensure inclusivity of all agendas at stake, including controversial constitutional elements to be discussed in a planned national dialogue to put forth a lasting solution to the internal conflict.

EU watchdog approves Novavax Covid jab
20/12/2021

EU watchdog approves Novavax Covid jab

The Hague (Agencies + Diplomat.so) - Europe's medicines watchdog on Monday approved a Covid jab by US-based Novavax, which uses a more conventional technology that the biotech firm hopes will reduce vaccine hesitancy.

Philippines typhoon death toll hits 375
20/12/2021

Philippines typhoon death toll hits 375

Manila (AFP + Diplomat.so) - The death toll from the strongest typhoon to hit the Philippines this year surged to 375 on Monday, as desperate survivors pleaded for urgent supplies of drinking water and food.

Ra'iisul Wasaare Rooble oo ka qeybgalay Munaasabadda Sannad-guurada 3-aad ee Madaxweynaha Koonfur Galbeed
20/12/2021

Ra'iisul Wasaare Rooble oo ka qeybgalay Munaasabadda Sannad-guurada 3-aad ee Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Beydhabo (so.diplomat.so) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Maxamed Xuseen Rooble , ayaa ka qeyb-galay munaasabadda sannad-guurada 3aad ee ka soo wareegatay markii la doortay Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdiccasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen).

27 feared dead in building fire in Japan& #039;s Osaka
17/12/2021

27 feared dead in building fire in Japan& #039;s Osaka

Tokyo (AFP + Diplomat.so) – Twenty-seven people were feared dead after a blaze swept through a commercial building housing a mental health clinic in the Japanese city of Osaka on Friday, fire officials said.

Dhuxulaynta dhirta Soomaaliya waxa ay halis ku tahay deegaanka iyo cimillada
17/12/2021

Dhuxulaynta dhirta Soomaaliya waxa ay halis ku tahay deegaanka iyo cimillada

Qormadani waa hinqaasta: Mohamed Abubakar Ahmed.

UNMAS oo gaadiid ku wareejisay Ciidanka XDS ee saldhigyadoodu yahayHiiraan
17/12/2021

UNMAS oo gaadiid ku wareejisay Ciidanka XDS ee saldhigyadoodu yahayHiiraan

Beledweyne (so.diplomat.so) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General Odawaa Yuusuf Raage oo howlo shaqo u jooga Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa tiro gaadiid iyo agab kaleba kala wareegay Hay'adda UNMAS.

India: Muwaadin Soomaali ah oo laga helay nooca cusub COVID-19 ee Omicron
17/12/2021

India: Muwaadin Soomaali ah oo laga helay nooca cusub COVID-19 ee Omicron

Hyderabad (so.diplomat.so) - Dalxiise Soomaali ah ayaa laga helay nooca cusub COVID-19 ee Omicron, ka dib markii uu gaaray Magaalada Hyderabad ee dalka India.

Director General of Protocol at the Ministry of Foreign Affairs of Somalia receives a copy of the credentials of the Amb...
15/12/2021

Director General of Protocol at the Ministry of Foreign Affairs of Somalia receives a copy of the credentials of the Ambassador of Norway

Mogadishu (Diplomat.so) – The Director General of Protocol at the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation, Adv. Hersi Haji Olosow, received on Wednesday in Mogadishu a copy of the credentials of H.E. Mr. Gunnar Andreas Holm, the new Ambassador of the Kingdom of Norway to the Fede...

Ra& #039;iisul wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Jabuuti oo kulmay
15/12/2021

Ra& #039;iisul wasaaraha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Jabuuti oo kulmay

Jabuuti (so.diplomat.so) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda aan walaalaha nahay ee Jabuuti Mudane Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa wadahadallo labo geesood ah ku yeeshay caasimadda dalkaas ee Jabuuti.

No US troops to be punished over deadly Kabul drone strike
14/12/2021

No US troops to be punished over deadly Kabul drone strike

Washington (AFP + Diplomat.so) – The Pentagon said Monday that no US troops or officials would face disciplinary action for a drone strike in Kabul in August that killed 10 Afghan civilians, including seven children.

Russia says it may be forced to deploy mid-range nuclear missiles in Europe
14/12/2021

Russia says it may be forced to deploy mid-range nuclear missiles in Europe

MOSCOW (Reuters + Diplomat.so) - Russia said on Monday it may be forced to deploy intermediate-range nuclear missiles in Europe in response to what it sees as NATO's plans to do the same.

Musharrax Madaxweyne Abshir Feerro oo ka hadlay musuq-maasuqa ragaadiyay Soomaaliya
13/12/2021

Musharrax Madaxweyne Abshir Feerro oo ka hadlay musuq-maasuqa ragaadiyay Soomaaliya

Qormadani waa hinqaasta: Mohamed Abubakar Ahmed.

Ra'iisul Wasaare Rooble oo ugu baaqay Bulshada rayidka ah in ay ka qeyb qaataan gurmadka abaaraha
13/12/2021

Ra'iisul Wasaare Rooble oo ugu baaqay Bulshada rayidka ah in ay ka qeyb qaataan gurmadka abaaraha

Muqdisho (so,diplomat.so) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la yeeshay qaar ka mid ah Ururada bulshada Rayidka ah ayaa ugu baaqay in ay u istaagaan gurmadka dadka ay saameeyeen abaaruhu.

State Minister for Foreign Affairs meets representatives of the Somali community in Turkey
12/12/2021

State Minister for Foreign Affairs meets representatives of the Somali community in Turkey

Ankara (Diplomat.so) – The State Minister for Foreign Affairs and International Cooperation, H.E. Mr. Balal Mohamed Cusman, met on Sunday, in Ankara, with representatives of the Somali community, including businessmen, religious scholars, students and women.

Address

Airport Street , Wadajir District
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Diplomat News Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Diplomat News Network:

Videos

Share

Nearby media companies