10/08/2023
Hanti-dhowrka guud ee Qaranka wuxuu sheegay in safaaradaha dowladda Soomaaliya ku leedahay dalalka Kenya, Turkey iyo Germany ay lunsadeen lacag gaareysa 3 Milyan oo dollar, oo waliba inteeda badan caddaan ahaan loo qabtay, taas oo baalmarsan nidaamka maaliyadeed ee dalka.
Maxaa maxkamad looga yeeri la'yahay masuuliyiinta haya safaaradahaan, si loola xisaabtamo?.
Jabra News.