Somalia Page News.com

Somalia Page News.com somalipagenews.com

12/07/2023
25/04/2023

Waxan rabaain an hada kuwar

04/08/2019

Kalasoco waran iyo baraamijyo
Kaladuwan

04/08/2019

Dowladda somalia
waxay malin kasta ay asqaran usamaysa midka mid ah madaxda Dalka o qarax lagu dilay ama sikale loo dilay waxay ka tacsiyey
Saa geerida masuul ladilay Hadaba Dowladdu
Ma waxay garan way day in ay latimaado nidaam ay ku maarayso dhibaatadan malinkasta at ka tacsiyeynayaa in ayagoo
Dowlad ah in ay qaadan talaabo arintaan waxlagaga qabanayo o looga hortagigaro
in dad keeda lagu laayo xafiisyada ay ku shaqaynayaan taasi waxay ila muuqataa
Arin ceeb ku ah Dowladda somalia marka sidaadarteed waxan oran lahaa Dadka shacabka ah ayagu halayimaaden sidii ay kumidoobilahaayeen ama ayku xalin lahaayen
Amnigooda hadi ay Dowladii ay madaxdi u shaqay naysay lagulaynayo xafiisyada gudahooda arin kaas waxan uday nayaa jawaabta ay ka so bixiyaan bulshada somaliyeed iyo waxa ay ka yiraahdan ama
Sida ay u arkaan arintaan in xafiisyada looguta
Go madaxdii Dowladda somalia

04/08/2019

TACSI QARAN TACSI QARAN
KULu NAFSu DAQATU MOW TU
IN Naa Li Laahi wa in na ilahi Rajucun
Majirto cid noolanay sa cidkasta waxay
Dhadhiminaysa Geeri waxan tacsi u dirayaa dhamaan qoyskii qarabadii eheladii caruurti
iyo dhamaan umada somaliyeed e Awka Geeri
Yooday Gudoomiyihi Gobalka Banandir aha na
Duqa magalada muqdisho somalia
Waxan ilaahay uga baryahaya in ilaahay una xariisto janadiina ka waraabiyo qabriga allaha
U nuuriyo kitaabkiisana midigta allah kasiiyo

Address

Maka Almukarama Street Mogadisho
Mogadishu

Telephone

+252618477776

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somalia Page News.com posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Somalia Page News.com:

Share