Mr ajkuuke

Mr ajkuuke madadaalo
iyo qoraalo

11/02/2023

Mlarkaan kala tagney bey is qurxisey Tolow ma xaasiDnimaa😁😄

11/02/2023

Follow

04/02/2023

Xariif cabtoy ah aaa aabahiis dhinty mrks ayuu ooye😭xooga kdib asoo oynayo Aya telephone usoo dhacay mrkas ayuu sii Laba jibaaray oohintii😟mrki la weydiye mxa laguu shegay oo la ooysay kulha Walshy ayaa iso wacady ayada neh aabahed aa dhinty😭😂😂😂💔😂

Wararka xanta ah oo soo baxaya ayaa sheegaya in pablo gavi uu ku guuleysan doono abaalmarinta wiilka dahabiga ah ama gol...
17/10/2022

Wararka xanta ah oo soo baxaya ayaa sheegaya in pablo gavi uu ku guuleysan doono abaalmarinta wiilka dahabiga ah ama golden boy ee sanadkaan 2022 waxaana laleeyahy waxaa uu ku garaacay ciyaar yahaanada kala ah :camavinga, jamal musiala iyo jude bellingham

Ku guuleystaha abaalmarinta sanadkaan 2022 waa iska cadyahy waa karim benzema waxaa loo badinyana malxiis u noqon doonaa...
17/10/2022

Ku guuleystaha abaalmarinta sanadkaan 2022 waa iska cadyahy waa karim benzema waxaa loo badinyana malxiis u noqon doonaan sadio mane iyo vinicius jr

Somali🇸🇴 iyo geeska africa waxay isku xili yihiin wadanka qadar🇶🇦 caasimada doha iyo khaliijka oo idil, sidaas darteed w...
17/10/2022

Somali🇸🇴 iyo geeska africa waxay isku xili yihiin wadanka qadar🇶🇦 caasimada doha iyo khaliijka oo idil, sidaas darteed waxaa laga daawan doona bixinta abaalmarinta ballon D'or ka 09:30

Caawa saacadu markay tahay 09:30p laga daawan doona geeska bariga africa bixinta abaal marinta dahabiga ah ee ballon D'o...
17/10/2022

Caawa saacadu markay tahay 09:30p laga daawan doona geeska bariga africa bixinta abaal marinta dahabiga ah ee ballon D'or ka .waxaana labixin doona dhowr abaalmarin oo ay uga wayntahay ciyaar yahankii ugu ficnaa dunida sanadkaan 2022 iyo ciyaar yahaanadii ugu ficnayd dhanka dumarka. Goal haayihii ugu ficnaa. Goal dhaliyihii ama weerar yahan kii ugu ficnaa Da,yarta ciyaar yahan kii ugu ficnaa kooxdii ugu ficnayd sanadkaan iyo Goal_kii ugu quruxda badnaa sanadkaan 2022

Dhalinyarada xulkeena waa iskeeneen garoonka aadan cade Airpot waxayna keeneen koobkii oo haldhag kamaqan. Tolow dahab m...
17/10/2022

Dhalinyarada xulkeena waa iskeeneen garoonka aadan cade Airpot waxayna keeneen koobkii oo haldhag kamaqan. Tolow dahab miyuu ahaa oo dhagtii waaba lalafuqay bululatigii xataa waa lala fursan waayey 🤣😅😆 kaftan lee waaye intaas Alx way inoo nabad imaadeen ayagoo koobkii inuu sida oo inoo wada nagana farxiyey hadaa nahay somali🇸🇴💪

17/10/2022

Maanta ayay soo dageen da,yarteena 17 jirada

Kooxda psg ayaa uga badisay 1:0 kooxda marseille kulankii Elclasico da ligue 1 ka france ee ay wada ciyaareen. Goal ka g...
17/10/2022

Kooxda psg ayaa uga badisay 1:0 kooxda marseille kulankii Elclasico da ligue 1 ka france ee ay wada ciyaareen. Goal ka guusha waxaa u dhaliyey neymar jr⚽️

Address

Mogadishu
12345

Telephone

+252615812643

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mr ajkuuke posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mr ajkuuke:

Share