19/12/2024
Deegaanka Haadle ee Duleedka Qabalaha Garasle ee Gobolka Qoraxeey Dowlad deegaanka Soomaalida waxaa Galabta Goordanbe halkaasi ka qarxay dagaal sababay dhismasho iyo dhaawac.
Dagaalkan ayaa waxa uu daba socdaa Dil saaka ka dhacay Deegaanka Labi kooraalle oo galbeedka kaga beegan Garasle wararka aan helayno waxa ay sheegayaan dhimashada 3 ruux oo labada dhinac ah iyo dhaawac tiro kale.