As oo hargal iyo hoyashaba loo diiday duqeymo iyo hawlgalo toos ah oo ka socda gobalka mudug.

Gabadhaan oo As ka tirsan mufdo afar bil ah tababar soo qaadatay iyo gudoomiye shuute maxaa kala qabsaday. Part one.
Gabadhaan oo As ka tirsan mufdo afar bil ah tababar soo qaadatay iyo gudoomiye shuute maxaa kala qabsaday.
Part one.
Ciidanka xooga dalka iyo kuwa deegaanka oo As ka bixiyay dhul miyi ah oo aaga cali yabaal ku yaala iyo As oo xubno laga dilay ka dib dagaal waqti qaatay oo halkaasi ka dhacay.

Ciidanka xooga dalka oo ka qeyb qaadanaya hagaajinta guryaha alle ee ku yaala deegaanka masagwaa ee hoos taga Degmada Ceeldheer ee Gobalka Galgaduud.

Ciidanka Xooga Dalka oo manta isku furay wadooyin muhiim u ah dadka shacabka ah oo muddo uxirnaa As.

Ciidanka daraawiishta jubaland oo hawlgal fuliyay ku dilay xubno As ka tirsan kana hor tagay dhibaato shacabka lala damacsanaa.
Suheyb Cabdullahi xassan "Argagaxisadu Aabahey ayay dileen waxaana ahaa nin wax barta oo yar, markaas ayaan Go'aansaday in aan qoriga qaato aana la dagaalamo inta fitnadooda dalka Laga suulinayo".

Gaarigii ku qarxay xerada ciidanka birihii As kasoo buuxiyeen waxaa dhibaato kasoo gaartay dad shacab ah.

Xubin As ka tirsan oo nolasha lagu qabtay ayaa ka sheekaynaya diyaaraha wax duqeeya.
Gor gor waa ciidan ka mid ah xooga dalka soomaaliyeed awood looga baqana yeeshay tan iyo markii la bilaabay dhisidooda.
Dad shacab ah oo xuquuqdooda raadsanaya ayaa lagu rasaaseeyey xaafada siinaay ee Muqdisho wiil dhalinyaro ah ayaana si bareer ah loo toogtay.
Muqaal kooban oo ku saabsan duqeyn lala beegsanayo koox ka tirsan maleeshiyaadka As kuna sugnaa goob ay gaadiidka shacabka lagaco uga qaadayeen.