Dhanbaal Media

Dhanbaal Media pagekan waa bageka DHANBAAL MEDIA
wxadna kaheleysaan oo kla soconeysaan wararka calamka malinwalba

saed eglami is a profitional engineering in feilds of softwere engineering and programming laguage,also saed prepared the bechalor of information technology and preparing master of information technology.thank you for your visiting my page ,here we go.

04/12/2023

Aroos badiye

Taliyaha hay’adda sirdoonka iyo nabad sugida Qaranka Mahad Maxamed Salad ayaa maanta kormeeray isbadalka amni ee suuqa u...
04/12/2023

Taliyaha hay’adda sirdoonka iyo nabad sugida Qaranka Mahad Maxamed Salad ayaa maanta kormeeray isbadalka amni ee suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Bakaaraha, halkaas oo hay’addu ka nadiifisay Khawaarijta dilalka iyo dhaca ku heysay ganacsatada Soomaaliyeed.

Booqashada taliyaha ee suuqa Bakaaraha ayaa sidoo kale lagu hubinayay sida ay ganacsatadu u fulisay amarkii NISA ee ahaa in dhammaan ganacsiyadu xirtan kaamirooyinka CCTV, si ay u sahlanato ilaalinta nafta iyo hantida muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Taliye Mahad ayaa ku dhex lugeeyay suuqa, wuxuu gaar gaar u arkay ganacsatada yar yar iyo maal-qabeennada waa weyn. Si uu u muujiyo isbadalka amni ee ka muuqda Suuqa Bakaaraha wuxuu taliyuhu la dukaameystay qaar ka mid ah shacabkii Soomaaliyeed ee maanta usoo iib-doontay suuqa Bakaaraha.

Ganacsatada suuqa weyn ee Bakaaraha ayaa taliye Mahad Salad la wadaagay sida ay ugu qanacsanyihiin shaqada laamaha amniga ee Dowladda iyo isbadalka xoogan ee dhanka togan loo qaaday, waxayna ballanaadeen iney Dowladda ku garabsiinayan xaqiijinta amniga guud ee dalka.

Taliyaha hay’adda sirdoonka iyo nabad sugida Qaranka ayaa uga mahadceliyay ganacsatada suuqa Bakaaraha sida wanaagsan ee ay ula shaqeynayan ciidanka, fulintooda amarkii kaamirooyinka CCTV iyo garab istaagooda Dowladnimada, wuxuuna u ballanqaaday in la xoojin doono ilaalinta amnigooda iyo wada shaqeynta ka dhaxeysa hay’adda NISA iyo ganacsatada Soomaaliyeed.

30/11/2023

Putland

Galkio wxaa lagabilabay nadiifinta lamiga
29/11/2023

Galkio wxaa lagabilabay nadiifinta lamiga

29/11/2023
29/11/2023

DEGDEG: Ciidamadii ugu badnaa Abid oo ah Millatari hubaysan ayaa Muqdisho soo galay, Ciidanka yimid ayaa kasoo baxay dhanka Shabeelaha dhexe ee dowlad goboleedka Hirshabeelle.

Saraakiisha Ammaanka ee aan la hadlay ayaa ka gaabsaday iney xaqiijiyaan Ciidanka dowladda sababta ay uga soo baxeen Hirshabeelle oo la ogyahay in Argagixisada lagula dagaalamayo.

Ugu yaraan 20 Tikniko (Baabuur dagaal) ah ayaa soo gashay Xamar, waxaa lagu arkay CabdiCasiis, illaa Madaxtooyadda.

Madaxweynaha Hirshabeelle isaguna wuxuu galabta yimid Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, Hirshabeelle maxaa ka socda oo aan la ogeyn?

Cali Aadan Muumin

23/11/2023

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Mudane Rishi Sunak ayaa soo bandhigay sida Soomaaliya ay mudnaanta u siinayso in mashaariicda gargaarka degdegga ah loo weeciyo dhanka horumarinta, si dadka Soomaaliyeed ay uga helaan faa’iido waarta.

Madaxweynaha ayaa ka hadlay caqabadaha kuu xeeran nolasha dadka Soomaaliyeed iyo dadaallada ay ku bixisay dowladdu la tacaalidda macaluushii ay la kowsaday sannadkii 2022-kii iyo haatan dhibaatada culus ee ka jirta dalka ee ay sababeen daadadka roobka ee barakiciyey kumannaan qoys.

Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Mudane Rishi Sunak ayaa ku dhawaaqay in Boqortooyadu ay bilaabayso maalgelinta mashaariicda horumarineed, kaabeyaasha dhaqaalaha iyo horumarinta beeraha ee Soomaaliya, isagoo carrabka ku dhaftay in ay Boqol Malyan oo Doollar ay arrinkaas u qorsheeyeen.

Dhanka kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad ka jeediyey Shirka Caalamiga ah ee ka hortagga cunno yarida iyo aafooyinka sababa ayaa sheegay in Soomaaliya ay udub dhexaad u noqon karto dadaallada caalamiga ah ee dabar-goynta macaluusha, xaqiijinta tamarta iyo dalagyada beeraha.

Xigasho: Villa Somalia

20/11/2023

Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, wasiirka Gaashaandhigga XFS mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur iyo qaar ka mid ah golaha wasiirada Koonfur Galbeed iyo mas'uuliyiin kale ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey maanta magaalada Diin-soor ee Gobolk Bay.

Ujeedka ay madaxdu halkaas u gaarayn ayaa lagu sheegay in ay tahay soo xerista shir dib u hishiisiin ah oo magaaladaas ka socday iyo sidii bulshada Diinsoor dagta ay ugu sheegi lahaayeen inay u diyaar garoobaan ka qayb qaadashada howlgalka dalka looga xoraynayo khawaarijta gaar ahaan deegaanada koofur Galbeed.

18/11/2023

Barqab

Sadaali oo ku guuleyso $30.Algeria 🇩🇿 🆚  Somalia 🇸🇴 | Isreeb-reebka koobka adduunka 2026.Sharuuddaha:1. Like saar page-k...
16/11/2023

Sadaali oo ku guuleyso $30.

Algeria 🇩🇿 🆚 Somalia 🇸🇴 | Isreeb-reebka koobka adduunka 2026.

Sharuuddaha:
1. Like saar page-ka.
2. Share dheh post-ga.
3. Saadaalintu waxay ku egtahay marka ay bilaabato ciyaarta.

F.G: Haddii aadan shuruudaha buuxin, qof buuxiya ee kaa dambeeyey ayaa abaal-marinta heli doona.

14/11/2023

Kabtanka iyo sodhaweynta burtinle
ALX

14/11/2023

Manta oo lgusodhaweye kabtan ayuup deg burtinle ayaa dormuhum ah ka qatey shacabka iyo eglami media
Sadanbe hdii ilahy idmo wuxuu noshegey inuu kusowajahanyhy galkio

Biri hdii alle idmo kabtan ayuub wuxu kusowajahanyhy degmada galkio Ee udiyariya sodhaweyntiisa
14/11/2023

Biri hdii alle idmo kabtan ayuub wuxu kusowajahanyhy degmada galkio
Ee udiyariya sodhaweyntiisa

Sodhaweynta kabtan ayuub ee degmada burtinle
14/11/2023

Sodhaweynta kabtan ayuub ee degmada burtinle

14/11/2023

Amin ay gorshegtu tahy 12harnimo wxaa boqaney miyiga si aan wax idinkatusno nolosha miyiga
Lasocod wangzan
Waa inyro kabid dhaqanka miyiga

14/11/2023

Sida ogtihiin deg galkio wxaa kada ay roobab mahiigaan kuwaas oo sameyey deganka sidookle sameyntiisa wxey waxyelo ugeystey gobaha waxbarasha suuqaqa hasyeshee wxaan boqaney iskolka daruslaaam

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYAY KULAN DEGDEG AH OO AY YEESHEEN GOLAHA WASIIRRADAMuqdisho, 13 Nofeembar 2023: - Ma...
14/11/2023

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO GUDDOOMIYAY KULAN DEGDEG AH OO AY YEESHEEN GOLAHA WASIIRRADA

Muqdisho, 13 Nofeembar 2023: - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan deg-deg ah oo ay yeesheen Golaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, kaas oo ku saabsanaa qiimeynta iyo gurmadka muwaadiniinta ku dhibaatoobay daadadka xooggan ee ku soo rogmay qeybo badan oo ka mid ah gobollada dalka.

Madaxweynaha ayaa ka dhageystay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre warbixin ku saabsan gurmadka iyo samata-bixinta dadka waxyeelladu ay soo gaartay, dadaaladaas oo ay ka mid tahay in Xukuumaddu ay guddi heer qaran ah u saartay waxyeellada ka dhalatay duufaanta El-nino.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa ku ku boorriyay xubnaha guddiga in ay labo jibbaaraan dadaalkooda ku aadden maareynta iyo gurmadka, waxa uuna ku baaqay in kor loo qaado wacyigelinta iyo feejignaanta dadweynaha, gaar ahaan deegaannada laga filanayo fatahaadaha.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si gaar ah u faray Gobolka Banaadir oo qeyb ka ahaa shirkan in ay kor u qaadaan fayo-dhowrka iyo isu-socodka, maadaama roobab joogta ah oo da’ay ay saameeyeen nolasha dadka Caasimadda, waxa uuna xusay shaqada adage ee loo baahan yahay in la qabto.

DHAMMAAD

Qaban qaabda soo dhawaynta General Ayuub iyo Axmed food cade oo ka socota Burtinle .
13/11/2023

Qaban qaabda soo dhawaynta General Ayuub iyo Axmed food cade oo ka socota Burtinle .

13/11/2023

Habow mararbadna mar aan safar kutagney dhulka putland ayanu lakulanay waxyabo nacajbgaliyey
Mahadsanidin like follow shere bas nagu caawi waa hdii aad doneysid wararka calamaka iyo ina aan safarkugu marino dhulkaaga hoyo

13/11/2023

Dani oo damashaad bilabey ayamahaan

13/11/2023

Kudalxiis dhulkaga hoyo ku damashad ku raaxeyso dhulkaga

Kabtan ayuub oo shegay in Biri hadii alle idmo 8:00subax nimo waxaan joogaa Widh widh 1:00duhurnimo Buuhoodle diyaar mat...
13/11/2023

Kabtan ayuub oo shegay in Biri hadii alle idmo 8:00subax nimo waxaan joogaa Widh widh 1:00duhurnimo Buuhoodle diyaar matihiin?

Ku guleyso abalmarin waliba sigudud buxi shurudaha 1️⃣follow dheh bageka2️⃣share dheh iyo like3️⃣wxad kusadalineyaà 2waj...
12/11/2023

Ku guleyso abalmarin waliba sigudud buxi shurudaha
1️⃣follow dheh bageka
2️⃣share dheh iyo like
3️⃣wxad kusadalineyaà 2waji oo ah badin koxda badisey iyo barejo
4️⃣lanbarkaaga komantiga kureeb
Iyo 5qof oo aad usheregareysid gruupka

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhanbaal Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhanbaal Media:

Videos

Share