Xog haye media

Xog haye media Kala soco xogo kusaabsan arrimaha bulshada.

Mogadishu somalia 🇸🇴
22/07/2024

Mogadishu somalia 🇸🇴

30/06/2024

Dunidu weey sugu xignaa,
Share,

Ciidanka booliska soomaaaliyeed waxqabad muuqda ayeey ka qaateen imtixaanka qaranka iyaga oo u taagna roobka iyo qoraxda...
28/06/2024

Ciidanka booliska soomaaaliyeed waxqabad muuqda ayeey ka qaateen imtixaanka qaranka iyaga oo u taagna roobka iyo qoraxda.

Godeey gacalo.
19/06/2024

Godeey gacalo.

14/06/2024

Dumarka da,dooda lama weeydiiyo,ragana mushaarkooda lama weeydiiyo.
AliNur Salaad

12/06/2024

Askarikaan police ka ah ayaa qatar gelin gaaray nolosha ardayda cabashada qabtay ee banaadir, kolkii uu xabad u kufuray.
Ciidankii kale halkaa ka dhawaa ayaa asna qoriga ka qaaday.

09/06/2024

05/06/2024

Waa reer geediya galab carowga lagu furay dhul dooga.

04/06/2024

Maxaa kula yaabka badnaa?

03/06/2024

Awrka maxaa ku dhacay talow?

01/06/2024

Ardayda reer jowhar ee sanadkaan u fariisaneysa imtixaanka.

01/06/2024

Hablihii quruxda badnaa ee baydhabo.

31/05/2024

Baadiye weligaa mategtay.

Berbera somalia 🇸🇴
31/05/2024

Berbera somalia 🇸🇴

Muqdisho, 30, May 2024:-Ra’iisul WasaarAha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa...
30/05/2024

Muqdisho, 30, May 2024:-Ra’iisul WasaarAha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tagey Balcad kormeer lagu dardargelinayo billawga wajiga saddexaad ee waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar.

Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlay faa’iidada ay waddadan leedahay, ayaa carrabka ku adkeeyay in ay tahay mid muhiim ah oo fure u ah ganacsiga, kor u qaadidda dhaqdhaqaaqa dadka iyo gaadiidka, horumarinta dhaqaalaha iyo adeegyada aasaasiga ah. Isla markaana ay yareyn doonto waqtiga safarka iyo kharashka.

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Bare, oo warbixin ku saabsan halka uu marayo diyaar-garowga wajiga saddexaad ka dhageystay Injineerada gacanta ku haya dhismaha waddada, ayaa uga mahadceliyey Dowladda Qatar ee maalgelisay mashruucan, Injineerada iyo shaqaalaha dhisaya waddada, kuwaas oo u huray naftooda.

Waxa uu sheegay Ra’iisul Wasaaruhu in Soomaaliya ay mareyso marxalad muhiim ah oo ay ka guuleysatay argagixisada, isla markaana la xaqiijiyey guulo waaweyn oo dalka u horseedaya maalgashi, si loo helo maalgashigana ay lagama maarmaan tahay in dalku uu yeesho kaabayaasha muhiimka ah ee ay kamid yihiin jidadka iyo korontada.

Kormeerkan oo Ra’iisul Wasaaraha ay ku wehliyeen xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Taliyayaasha Ciidamada, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir iyo Safiirka Dowladda Qatar. Mashruucan ayaa ka kooban saddex qeybood oo lagu dhisayo waddooyinka isku xiraya Muqdisho-Afgooye, Muqdisho-Balcad iyo Balcad-Jowhar, iyada oo la soo gabagabeeyey labadii waji ee h**e oo isku xireyey Muqdisho-Balcad iyo Muqdisho-Afgooye.

29/05/2024

Anagu qabiilkeeygu waxa weeye shaqaale,dhalinyaro,beeraaleey,soomaalinimo.

28/05/2024

Dal taajir ah iyo dad faqiir ah baa isku dul nool.

Address

Jidka Sodonka
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xog haye media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xog haye media:

Videos

Share

Nearby media companies


Other Broadcasting & media production in Mogadishu

Show All