Ma ku raacnay madaxweynaha? Mise qaar baa wali sac dhintay caano ka maalaya?
"Hadduu Alle iyo rasuul yaqaan, diinta isagu ka wakiil ma ahee, ha akhristo kitaabka hadduu yaqaan, reerkiisana ha dhaqdo fidnadana ha ka leexdo"
Madaxweyne Maxamed Siyaad oo khudbad ku saabsan diinta Islaamka jeediyey 15-04-1974. 21ka bishan waxay ku beegan tahay 53 guuradii ka soo wareegtay kacaankii curtay 1969.
Madaxweyne shalay waxaad u taagneyd oo aad horseed u ahayd ilaalinta dastuurka dalka. Dhibaato badan ayaa kaa soo gaartay qaddiyaddaas oo aad waliba ku heshay kalsooni shacab, ugu dambeynna sababtay inaad dib u soo laabato.
Maanta waxaa kugu hoos dulman Cabdalla Muumin oo isla qaddiyaddii aad u taagneyd u xiran. Madaxweyne geesahaaga dib u fiiri oo iska hor leexi shaqsiyaadka ku tagrifalaya awoodda dowladnimada.
Ciidan u heegan ah difaaca dalka.
Sheikh Cabdi Xayi wuxuu iftiiminayaa jacaylka Nabigeenna iyo sida aysan sax u ahayn in xuskiisa lagu murmo.