Islaamik media

Islaamik media Khayr ka faafiYa
(1)

OGAYSIIS MUHIIM AH.Waxaa La Ogaysiinayaa Looguna Bishaaraynayaa Dhamaan Dadka Jecel Barashada Cilmiga Shareecada in La b...
26/05/2024

OGAYSIIS MUHIIM AH.
Waxaa La Ogaysiinayaa Looguna Bishaaraynayaa Dhamaan Dadka Jecel Barashada Cilmiga Shareecada in La bilaabayo Kitaab Cusub.
Magaca Kitaabka:
📖: ثلاثة وثلاثون قصة عن الرسول الأمين.
Kitaabku Wuxuu Ka waramayaa 33 Qiso oo ka suganaatay Rusuulkeena S..C..W
Taariikhda uu bilaaban doono:
🗂️: 1/june/2024
📍: _Sabtida habeenkeeda keeda._
🕰: Waqtiga 1:00 pm somali
📌: Telegram ayuu ka baxayaa kitaabku.
Waxaa inoo Akhrinaya
🎙️. Sh Axmed Abdisamed
Ku soo biir Channelka Casharadu Ka bixi Doonaan 👇👇
https://t.me/Isxilqaama
📌F.g Kitaabka Isagoo PDF waxaad ka helaysaa Cahannelka
📍 Ka faa'idaysi Wanaagsan

Akhrinta Qur'aanka wardiga kuu ah ee maalin kasta aad akhrido wax kasta ka hormari subixii salaada markaad dukato adigoo...
18/05/2024

Akhrinta Qur'aanka wardiga kuu ah ee maalin kasta aad akhrido wax kasta ka hormari subixii salaada markaad dukato adigoon wax kale ku mashquul akhri Qur'aanka kariimka ah ha noqdo waxa ugu horeeya ee naftaadu dhadhamiso macaankiisa waad arki doontaaye siduu Nolashaada u badalo💛🌿

16/05/2024

*DARDAARAN QIIMA LEH UU BIXIYAY NABIGA SCW*

* احرص على ما ينفعك

Ku dadaal waxa ku anfaca : waa boorin uu rasuulka scw uu inagu boorinayo inaan ku dadaalno wax ina anfaca adduun iyo aakhiraba. Barashada cilmiga, samaynta camalo wanaagsan, raadinta arzaaqda Eebe i.w.m.

* واستعن بالله ولا تعجز

Allena kaalmayso hana caajisin: waa inaad Alle ku tiirsanaato amuurahaaga dhammaantoodna aad issaga u tiiriso, aad iska joojiso is dhiibidda,quusashada iyo niyad jabka markaan la kulanno caqabadooyinka.

* وإن أصابك شيء فلا تقل: لو أني فعلت كان كذا وكذا

Haddii uu ku haleelo shey ha dhihin: haddii aan sidaa iyo sidaa aan samayn lahaa. : runtii tani wax inoo tarayso malahan markay dhacaan wixii dhacay, nabigana scw wuu inoo diiday, waayo middani waxay inoo kordhinaysaa uun kaliya murug iyo welwel.

* ولكن قل: قدر الله وما شاء فعل

Laakiin waxaad dhahdaa: Eebbe wuu qaddaray, wuxuu doonona wuu sameeyaa : Nabiga scw waxa inagu dhiirigelinayaa inaan ku raalli noqono qadarka iyo xukunkiisa waayo wax walba dhaca waa qadarkii

08/05/2024

"Hanuun
"Nasiibka ugu fiican ee qof helaa waa in rabi jidka toosan kugu hanuuniyo

24/04/2024

Akhyaar mufakar

Caawa iyo muxaadaro muhiimaMasjid Al Hudaa Laascaanood
24/04/2024

Caawa iyo muxaadaro muhiima
Masjid Al Hudaa Laascaanood

Kulan cilmiyeedka 20aad ee magaalada boosaaso
23/04/2024

Kulan cilmiyeedka 20aad ee magaalada boosaaso

21/04/2024

Masha allah garoowe ❤️

"QUR,AAN❤️ubadkaaga ku barbaari diinta
20/04/2024

"QUR,AAN❤️
ubadkaaga ku barbaari diinta

20/04/2024

Dr sahra
"Qofka ku dhiban joogtayn la, aanta

19/04/2024

Masha allah ❤️

19/04/2024

"Camalka ugu horeeya ee aakhiro lagaa xisaabinayo _sh xuseen cali jabuuti 2024

17/04/2024

"Aad dhowr sanaatide ha dhagaysan heesaha
"Aad nolol dhan dhamisde haw dhawaanin xaaraan
"Samo aad dhex joogtide ku dheerow shareecada❤️

Abdullah Akhyaar

Waxay Kulliyadda sare ee Daraasaadka Islaamka jamacadda bariga africa u qabatay ardayda kulliyadda, tababar ku saabsan (...
17/04/2024

Waxay Kulliyadda sare ee Daraasaadka Islaamka jamacadda bariga africa u qabatay ardayda kulliyadda, tababar ku saabsan (Aadaabta cilmi baarista iyo doodaha), oo uu soo jeediyey Sh. Cabdiraxmaan Xasan Faarax. Tababarku wuxuu ku saabsanaa:
- Qaabka doodaha loo sameeyo
- Noocyada doodaha
- Akhlaaqda doodaha

17/04/2024

Aakhiro ayaad usocotaaye ka hilmaamin

Sh xuseen cali jabuuti

Sh dr axmed xasan
17/04/2024

Sh dr axmed xasan

"Iftiinka bulshada❤️
16/04/2024

"Iftiinka bulshada❤️

16/04/2024

Sh.Ummal: "Puntland waa igu been-abuuratay."

15/04/2024
15/04/2024

"Hablaha yaan been loo sheegin sheekh maxamuud xaliike

15/04/2024

ماهي عاصمة إسرائيل؟

Isha kheyrka media
15/04/2024

Isha kheyrka media

Waxaan aad iyo si dhaw ula socday shuruudahan ay soo gudbisay jaamacadda ugu faca wayn dawladda puntland. Waxaa looga fa...
14/04/2024

Waxaan aad iyo si dhaw ula socday shuruudahan ay soo gudbisay jaamacadda ugu faca wayn dawladda puntland.

Waxaa looga fal celiyay siyaabo kala duwan oo dabcan ku salaysan aqoonta qofku xanbaarsanyahay iyo dhaqanka suuban ee Soomaaliyeed.

Waxaanse aad ula yaabay dhalin badan oo aan islahaa waxay ka gudbeen in wali maskaxda laga gumaysto oo aad moodo inuu ku sii kordhay gumaysigii maskaxeed (الغزو الفكري ).

Dhalinta waxaan leehay carabtu waxay dhahaan كل إناء بما فيه ينضح weel kasta waxa ku jira ayaa ka soo butaaca .

Hadaba jaamacadda bariga afrika waa jaamacadda ay ka aflaxeen komanaan aqoonyahan ah oo u shaqeeya bulshada qaybaheeda kala duwan , waana kuwa ugu dhaqanka iyo ammaanada badan ee lagu aaminay malaayiin hanti ah, hogaaminta dalka , wax-barashada qaybaheeda kala duwan iyo u shaqaynta diinteenna suuban .

Farriinta ay diraysana ogaada waa wixii loo aasaasay culimadii ku bixisay handidooda maskaxdooda ujeedka ay kala haayeen ayaa wuxuu ahaa inay soo saarto dad ku hubaysan aqoon diimeed iyo mod maadi intaba .

Hadaba dadka ku dhaleecaynaya shuuradaha waxay ahayd in horay loo baro jaamacadda bariga afrika.

W/Q Macallin Mukhtaar

14/04/2024

"Ma fakhriyo shareecada ninkii faraqa haystaa

Ismaaciil mire AHUN

"Badbaada aduun iyo tan aqaakhiraba waxay ku jirtaa ku dhaqanka diinta oola xoojiyo

Shirkadda Xajka iyo cumrada ee Carafaad ayaa GAROWE ka soo dajisay muctamiriin sanadkaan nasiib u helay in ay soo cimray...
14/04/2024

Shirkadda Xajka iyo cumrada ee Carafaad ayaa GAROWE ka soo dajisay muctamiriin sanadkaan nasiib u helay in ay soo cimraystaan.

06/08/2023

"Ma fakhriyo shareecada ninkii faraqa haystaa

Wuxuu geeryoodey saacado ka dib markii uu diinta islaamka qaatay! Waa Anthony Mark Wainwright oo muddo dheer ka shaqeeyn...
31/07/2023

Wuxuu geeryoodey saacado ka dib markii uu diinta islaamka qaatay!

Waa Anthony Mark Wainwright oo muddo dheer ka shaqeeynayay dukkaan (Morrison) ku yaal xaafad Muslimiintu ku badantahay magaalada Birmingham, UK. Wax reer iyo qaraaba ah magaalada uma daganayn. Waxaa laga helay 2 asbuuc ka hor kansar (stage 4), loo na sheegay in waqti badan u harin.

Wuxuu saaxiibadii Muslimiin ah u sheegay in uusan rabin in kaniisad la geeyo maydkiisa - markuu dhinto - oo uu doorbidi lahaa Masjidka Green Lane la yiraahdo oo magaalada ku yaal. Waa masjid aad ugu dhaw meesha uu muddo ka shaqaynayay, Muslimiin badanna ku bartay. Laakiinse Muslim ma ahayn. Imaamka masjidka ayaa saaxiibadiis kula taliyay in ay kala hadlaan in uu islaamo, si masjidka loogu tukado.

Habeenkii khamiista (July 27, 2023) ayuu soo islaamay (Allahu Akbar). 24 saac ka dib wuu geeriyooday. Waxaa janaasadiisa lagu tukaday masjidkii uu isaga oon Muslim ahayn jeclaa. Waxaa aasay jamaacada Masjidka oo reer iyo ehel ba u noqday isaga oo Muslim ah.

Khaatuma wanaagsan ayaa Allaah waafajiyay. Illaahoow u naxariiso. Dhacdadan aad ayay ii taabatay.

Xigasho: Sh. Mohamed Diini

Address

Jd30ka
Garoowe
[email protected]

Telephone

+252907911802

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Islaamik media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Islaamik media:

Videos

Share