Suldaan Somali Media

Suldaan Somali Media Journalist

Hambalyo wllkay cadaawe fiid wanaagsan ayaan hawada kaa leenahay aniga iyo asxabtayda
23/05/2022

Hambalyo wllkay cadaawe fiid wanaagsan ayaan hawada kaa leenahay aniga iyo asxabtayda

01/05/2022

Asxaabta ciid wanaagsan dhamaantiin farxad ku ciida

29/04/2022
19/04/2022

Aamin yaa rabi kuraaxayso oo sii sheer garee wllo fadlan

17/04/2022

Sidaan iyo si kasii fiican haloo qashuuco allane halays kuxiro waxaani waa aduun waa laga tagayaaa ogaada azxabay ramadaan kariim ayaan hawada idin kaleeyahay

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun waxaan tacsi udirayaa dhamaan ehelka uukabaxay adeerkay dhiidhaco cabdi geele iyo ...
05/04/2022

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun waxaan tacsi udirayaa dhamaan ehelka uukabaxay adeerkay dhiidhaco cabdi geele iyo dhamaan qaraabada adeer sabir iyo iimaan allaha nagasiiyo isagoo maanta ku geeriyooday Degmada burtinle geeridiisane sy hada isoo gaadhay marti lajecelyahay allaha kadhigo

31/03/2022

Waxaan aad uga xumahay murugada ay badeen axmad khayr oo loo yaqaan axmad biif reer abtigii alle idin soo qabay kubi falkaa kadambeeyay adigane sabir zxb sory

30/03/2022

Ogaysiis ogaysiis waxaa la ogaysiinayaa umada soo maaliyeed fursad shaqo uu kashaqeen karo qaab online ah isagoo gurigiisa joogo waxi faah faahin ah kala xiriir numberada shaa shada ku qoran horay ugaar oo kafaa iidayso

22/03/2022

Asc umada dhaman umada itaageerto iyo inta cadawgayga ah waxaan ku war galinayaa inuu yahay war saxaa fadeedkii udambeeyay aan soo saaro cadaalad aan raad sanayo ha ahaado ama uqaata calaacal idin kay idiin taalaa comentiga inta iga cayso iyo inta igarabtaagan dhamaan waad mahad san tihiin hana igu daalina inta xumaantayda jecel

21/03/2022

Wariye suldaan oo ah wariye kahawlgalo tvga Hcble oo xalay iskuday dil loogu geestay Dagmada Burtinle ee gobolka nugaal hantine lagaga dhacay

Address

Garoowe

Telephone

+252905413730

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suldaan Somali Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category