#Garoowe || Kitaabka المختصر في أصول الفقه | Darsigii 2aad | SH shariif Dawiil || Masjidka Xaaji Nuur Garoowe
#Garoowe || Kitaabka المختصر في أصول الفقه | Darsigii 2aad | SH shariif Dawiil || Masjidka Xaaji Nuur Garoowe
Walaal Ka qayb qaado Dhismaha Masjidka Jaamica Magaaladda Cuun
#CUUN-Nugaal: Halkani waa Masjid Jaamica Cuun Oo U baahan Garab, Gacan, Muruq iyo Maal Si ay ugu cibaadaystaan Muslimiinta Reer Cuun, Walaal Ka qayb qaado Dhismaha Masjidka Jaamica Magaaladda Cuun
Account: 373128
SALAAM BANK: 81454969
AMAL BANK: 2101081229929
Kala Xiriir:
+252907722639 +252907792111
+252907740790 +252907794850
Bilaabashada Kitaabka المختصر في أصول الفقه | Darsigii 1aad | SH shariif Dawiil | Masjid Xaaji Nuur Garoowe
Bilaabasha Kitaabka المختصر في أصول الفقه | Darsigii 1aad | SH shariif Dawiil | Masjid Xaaji Nuur Garoowe
Waxaa la bilaabayaa Laba Kitaab
#OGAYSIIS || Waxaa la bilaabayaa Laba Kitaab
Galinka Hore متن الأجرومية
Saacadda 9:00am__10:30am Masjidu Xaaji Nuur
Bacdal Maqrib المختصر في أصول الفقه
6:00pm__8:30pm Masjidul Xaaji Nuur
Xiisadda Koowaad Waxa ay Bilaabanaysaa Habeenka Sabtidu Soo galayso bacdal maqrib Iyo masjidka Xaaji Nuur Dhabarka Danbe Ee Hotel Shaariqa
Group ka Xalaqada⤵️
https://chat.whatsapp.com/F5PfB4yt3FeHt40LRmbAhf
Koobka Kubadda Cagta Ee Garoowe Laga Daah-furayo iyo Salaadda Casar iyo Maqrib, Dhibka is dhex galka Ragga iyo Dumarka , Masuuliyadda Saaran Kabtannada Kubadda
#FARRIIN: Koobka Kubadda Cagta Ee Garoowe Laga Daah-furayo iyo Salaadda Casar iyo Maqrib, Dhibka is dhex galka Ragga iyo Dumarka , Masuuliyadda Saaran Kabtannada Kubadda
Warbixinta Safar Qaatay Sadex Bari oo Culimadu Ugu Bexeen Degmada Godob Jiraan ee Gobolka Nugaal
Warbixinta Safar Qaatay Sadex Bari oo Culimadu Ugu Bexeen Degmada Godob Jiraan ee Gobolka Nugaal
Shiikha allaha barakeeyo Runtii qodobo muhiim ah ayuu ka hadlay , Allaha ku anfaco suuqlayda
Tolow aan dagaalka Joojinno
"Muhiimadda in la helo samakataliyayaal & Shuruudaha laga rabo" || Sh Mohamud Haji Yusuf Xafiduhullaaah.
"Muhiimadda in la helo samakataliyayaal & Shuruudaha laga rabo" || Sh Mohamud Haji Yusuf Xafiduhullaaah.
"Dariskaaga maka warhaysaa,
ISGARAB SIINTA MUSLIMKA "Dariskaaga maka warhaysaa, Nabad maku seexday, dab ma sh*teen, Ma xanuusan yihiin, Ma noolyihiin" ||Sh Abdiqadir Abdisalan Siyaad