Cuurshe daily show

Cuurshe daily show Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cuurshe daily show, Halgan, Garoowe.

covering news, politics, weather, sports, entertainment, and vital events, the daily media shape the dominant cultural, social and political picture of society.

11/02/2024
07/02/2024
28/01/2024
29/09/2023
20/02/2022

Khudbadii Fahad Yasiin,

27/10/2021
Hmplyo Hmplyo Hmplyo Waxaan Halkaan Hmplyo Uga Dirayaa Ururk Dhalinyarada Dagmada Jariiban oo Sanad jirsaday Waxaan Leey...
30/08/2021

Hmplyo Hmplyo Hmplyo

Waxaan Halkaan Hmplyo Uga Dirayaa Ururk Dhalinyarada Dagmada Jariiban oo Sanad jirsaday

Waxaan Leeyahay Dhalinyaro Waxa waa Qabateen intaa Xilk Hayseen

Wixii ini kadhimana Halkaas kasii wada Howlaha

Guulo Badan inaa Gadhaan Baan Niirajayn

Gudoomiye and Gudoomiye ku xigeen

Haylaan iyo Horseed Saadaali Midka Badinaya
29/08/2021

Haylaan iyo Horseed Saadaali Midka Badinaya

Schoolk Hoose/Dhaxe/Sare ee Dagmada JariibanAyaa Maantay Waxaa ka dhacay ku lan Dhiiri Galin iyo Sagootin ah oo Loo Same...
28/08/2021

Schoolk Hoose/Dhaxe/Sare ee Dagmada Jariiban

Ayaa Maantay Waxaa ka dhacay ku lan Dhiiri Galin iyo Sagootin ah oo Loo Sameeyay Ardaygii

Kalinta 1 baad u galaxy Ardaydii Sanadkan ka Qalin jabiyay Galaask 4 ee Dugsiga Sare ee Dagmada Jariiban

Ardaygaas oo ah

Kulan kaan Ayaa waxaa Goob joog u ahaa

Maa mulaha schoolk iyo Gudiga schoolk iyo walidiinta Dagmada jariiban Qayb kamida

Gaar ahaan walidka dhalay Gabadha Ama Aabaheed

Waxaa sidoo kale joogay ururda Bulshada Qaybahood

26/08/2021

Koobkii Quruxda Badnaa ee Gobolada Puntlaan Haduu soo gabo gaboobay

Koobkee kale oo aad jeclaan la hayd inaad Daawato ama Laqabto

Xidiga Xulka Nugaal Baa sidaan Ku dabaal Dagay Markii ay Goolasha DhaliyeenMmj Engeneerka [14] Baayirih Sibaa u ku lu sh...
17/08/2021

Xidiga Xulka Nugaal Baa sidaan Ku dabaal Dagay Markii ay Goolasha Dhaliyeen

Mmj Engeneerka [14] Baayirih Sibaa u ku lu shiheenee orda Dareera Kana anaa Qaadi Jiray Qaadayana

Tomaska Baayirih [6] Binaltidaan igu Daaya ama Amaanbaan ku Helin ama waan Ku eedoobin

Lkn Amaan Buu ku Helay Markuu Dhaliyay Kubad Quruxbadan

Bille [3] Baa sidaan Ku dabaal Dagay Reer Nugaaleedow igu Kalsoonaada isna Dajiya anaa niijooga sidaa maantoo kale niisamata bixiyana waa sababta aad mudug iiga yeerateen



Guul Nugaal Team

Saadaali Kulanka Xamaasada Badan ee Mudo La sugayay ee maalin  nimada Biriya LaciyaarayoWaa kulanka Nugaal vs SanaagMe: ...
16/08/2021

Saadaali Kulanka Xamaasada Badan ee Mudo La sugayay ee maalin nimada Biriya Laciyaarayo

Waa kulanka Nugaal vs Sanaag

Me: Nugaal Baa Ku Badinaysa 3:0

Adigu Maxaa ku saadalin

13/08/2021

Kulankii Galabtay

lagu balan sanaa ina laciyaaro oo baaqday

kulankaas oo u dhexeeyay

Nugaal vs Sanaag

Sidee u aragtaa Baaqashadiisa

Riyadii Shabacka Ee Rumowday Dakada Garacad
11/08/2021

Riyadii Shabacka Ee Rumowday Dakada Garacad

Warar hoose oo aan helayno baa dhahayaFinaalka Cawaale Galkacyo Baalagu qaban Adigu sidee u aragtaa
10/08/2021

Warar hoose oo aan helayno baa dhahaya

Finaalka Cawaale Galkacyo Baalagu qaban

Adigu sidee u aragtaa

09/08/2021

Xaflad loo qabtay 20 arday oo macad saxaafadeed ka qalin jabiyay

Wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta ayaa balan qaad u sameeyay 17 arday

Halka sadex kamidana uu balan qaad usameeyay agaasimaha radeo sahan

Address

Halgan
Garoowe

Telephone

+252907518902

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cuurshe daily show posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share