Maalin page

Maalin page mohamett

04/05/2023

Aroos_Baadiye_Xigmad_Badan_(AROOS_Deegaanka_Dalsan_Nugaal_part2

30/04/2023

Aroos_Baadiye_Xigmad_Badan_(AROOS_Deegaanka_Dalsan_Nugaal) (part 1)

06/03/2023

Xoraynta ssc

09/02/2023

Gaaf_qosol_badan___warsame_shactaro___jamaal_heelo_

Ducada Hooyo inaysan ciyaar ahayn ogow    iyo   ha la dhaafin bageku waa kaagii
10/12/2022

Ducada Hooyo inaysan ciyaar ahayn ogow
iyo ha la dhaafin bageku waa kaagii

27/10/2022

Generaal muhiyadiin iyo waayihiisii shaqo

"Ilaahay iyo Malaa'igtiisu waxay ku sallinayaan (Ammaani) Nebi Muxammad ﷺ ee kuwa (xaqa) rumeeyoow ku salliga oo salaama...
11/10/2022

"Ilaahay iyo Malaa'igtiisu waxay ku sallinayaan (Ammaani) Nebi Muxammad ﷺ ee kuwa (xaqa) rumeeyoow ku salliga oo salaama salaan ". 56-Axsaab-Qur'aaan.

صلى الله عليه وسلم
Sallalaahu Calayhi Wasallam.

Dr Xabeeb ayaa Sheegay in uu Ku Jiro Wakhtigiisii ugu Adkaa Waxa uuna Sheegay in uu Xanuunsanayo.Isagoo ilmaynaya Ayuu Y...
11/10/2022

Dr Xabeeb ayaa Sheegay in uu Ku Jiro Wakhtigiisii ugu Adkaa Waxa uuna Sheegay in uu Xanuunsanayo.

Isagoo ilmaynaya Ayuu Yiri " Waxaan Ku Jiraa wakhtigaygii ugu Adkaa , Waan Xanuunsanayaa , Maskaxda ayaana Dhiig iiga Furmaa "

Dr Xabeeb 42 sano ayuu Ka shaqaynayey Gudaha Dalka Waxa uu Wakhtigiisa iyo Maalkiisaba uhuray sidii uu ucaawin Lahaa Dadka Somaliyed ee Dhimirka La, Maanta Duco ayuu inooka Baahanyahay Aynu U Ducayno Walaalayaal🙏

Laacibkii ugu wanaagsanaa Ee Aad ka soo Garab Ciyaarto  halkan uga yeedh ⚽️
10/10/2022

Laacibkii ugu wanaagsanaa Ee Aad ka soo Garab Ciyaarto halkan uga yeedh ⚽️

09/10/2022

Dhifiq umadeena maaha kulahaa ma googarad baa laguu waayey🤣🤣🤣
Fadlan

Gabdhan OO udhalatay dalka Canada Ayaa barteeda Facebook Kusheegtay Inay Tahay "Guur dooon.Gabadhaan Ayaa  Sheegtay in A...
09/10/2022

Gabdhan OO udhalatay dalka Canada Ayaa barteeda Facebook Kusheegtay Inay Tahay "Guur dooon.

Gabadhaan Ayaa Sheegtay in Aysan Muhiim ahayn in Ninku " akhlaaq leeyahay iyo in kalle Taas Oo Lamacno ah in ay ayadu edbin doonto.

Uwac wiil iskaabulo ah oo u sheeg In gabadhan Tahay Guur doon!
Bageka inoo raac

MID KA MID AH GAADIIDKA CIIDANKA PUNTLAND OO MIINO KULA KACDAY SUGURRE.inta la hubo shan askari ayaa dhimatay, tiro kale...
08/10/2022

MID KA MID AH GAADIIDKA CIIDANKA PUNTLAND OO MIINO KULA KACDAY SUGURRE.

inta la hubo shan askari ayaa dhimatay, tiro kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii miino la kacday mid ka mid ah gaadiidka dagaalka Puntland ee ka hawlgala buuralayda Galgala ee gobolka Bari.

Gaariga miinadu la kacday oo ay saarnaayeen tiro askar ah, ayaa qarax miino ku haleelay togga Sugurre oo ka mid ah meelaha ay farriisimada ku leeyihiin ciidamada difaaca Puntland ee qaabilsan dhulka buuralayda ah ee Galgala.

Askartii ku dhaawacmay qaraxaasi miino ee dhulka lagu aasay ayaa loo soo qaaday Bossaso si xaaladdooda caafimaad loola tacaalo.

Gaariga weerarkaasi qarax la kulmay ayaa si gaar ah uga tirsanaa ciidamada PMPF ta sida saraakiil amniga ahi noo xaqoojiyeen, ciidankaasi oo la mid ah kuwa difaaca iyo amniga ee Puntland.

Diiwaanka Wararka
Warbaahinta garoowe news

Wasiirka Qorshaynta Puntland Maxamed Said Faroole ayaa yiri"Demoqoraadiyada Puntland waa masiiri, dhowr qof oo dane gaar...
08/10/2022

Wasiirka Qorshaynta Puntland Maxamed Said Faroole ayaa yiri"Demoqoraadiyada Puntland waa masiiri, dhowr qof oo dane gaar ah leh ma hor istaagi karaan"
Sidee u aragtaa?

Madaxwayne Faroole " Doorasho iyo dimuqraadiyad mahan waa B**b iyo musuq maasuq dowladu u soo harag badalatay oo ay Rabt...
08/10/2022

Madaxwayne Faroole " Doorasho iyo dimuqraadiyad mahan waa B**b iyo musuq maasuq dowladu u soo harag badalatay oo ay Rabto in ay wax ku b**bto"

Wuxuu sheegay in Bosaaso iyo Gaalkacyo Sanado la'aan maamul la'aan yihiin Garowena maamulkeedii oo shaqo fiican haya dano gaar ah loo kala diray oo madaxwayne deni maamulihiisa Madaxtoyada keensaday taasna makhraanti ka tahay halka uu socdo aysan ahayn doorasho iyo Dimuqraadiyad ee tahay b**b iyo musuq maasuq.

madaxwaynihii h**e ee Puntland Senator Faroole Wuxuu sheegay in aysan suragal ahayn in Puntland doorasho laga qabto mudada hartay iyo duruufo is biirsaday.
Xigasho:Maxamed Said Yusuf.

انالله و انا اليه راجعونWaxaa hada geridisa la isoo shegay abdiraxman xusen axmed (Tarooko) alle ayaa naga jecladay waxa...
08/10/2022

انالله و انا اليه راجعون
Waxaa hada geridisa la isoo shegay abdiraxman xusen axmed (Tarooko) alle ayaa naga jecladay waxa alle uga baryeynaa in janadii geeyo samir iyo imana alle naga siiyo

Address

Garowe
PUNTLAND

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maalin page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maalin page:

Videos

Share