Suldanka Salah Bareeso

Suldanka Salah Bareeso gaalkacyo
(1)

Beerista dhirtu waxay qayb weyn ka qaadataa soo celinta bilicda waxayna ka hortagtaa nabaad guurka iyo is-bedelka cimila...
14/04/2024

Beerista dhirtu waxay qayb weyn ka qaadataa soo celinta bilicda waxayna ka hortagtaa nabaad guurka iyo is-bedelka cimiladda.

PSF waxay soo dhaweynaysaa, dhiirigelinaysaane cid alaalle iyo cidii danaynaysa inay ka qayb qaadato soo celinta bilicda iyo la dagaalanka nabaad guurka, inay diyaar ula tahay dhirta noocyadeeda kala duwan.

Ciid mubaarak umadda soomaliyed
09/04/2024

Ciid mubaarak umadda soomaliyed

Burcad badeeda saaran markabka MV Abdullah ayaa hub culus ku dul rakibtay markabka ayagoo  isku diyaariyay dagaal toos a...
19/03/2024

Burcad badeeda saaran markabka MV Abdullah ayaa hub culus ku dul rakibtay markabka ayagoo isku diyaariyay dagaal toos ah oo ay la galaan Ciidanka India ee damacsan in weerar qorshaysan ay ku qaadaan kooxdaas

Waihenya jazan oo ah dhakhtar udhashay  dalka Kenya kana  hawlgala Vita Care Hospital Galdogob ayaa soo bandhigey beerwe...
17/03/2024

Waihenya jazan oo ah dhakhtar udhashay dalka Kenya kana hawlgala Vita Care Hospital Galdogob ayaa soo bandhigey beerweyn oo Ka samaaystay meel an wax badan sidaa uga fogayn degmada

Xigasho

WAR DAG DAG : Sacuudiga oo ku dhawaaqay in Barito Ramadaan 1 tahay. Hala ogaaday bari waa Ramadaan waana la soomayaa. Ra...
10/03/2024

WAR DAG DAG : Sacuudiga oo ku dhawaaqay in Barito Ramadaan 1 tahay. Hala ogaaday bari waa Ramadaan waana la soomayaa.

Ramadaan Mubaarak

Sucuudiga oo u qalab qaatay raadinta Bisha barakaysan ee Ramadaan
10/03/2024

Sucuudiga oo u qalab qaatay raadinta Bisha barakaysan ee Ramadaan

06/03/2024

Maxkamada oo xukun dil ah ku xukuntay ee deysane siid cali oo xaaskiisa gubay.

War Deg Deg ah Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali Macalin Daa'uud oo lagu helay in ...
06/03/2024

War Deg Deg ah Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa dil toogasho ah ku xukuntay Sayid Cali Macalin Daa'uud oo lagu helay in uu gubay xaaskiisii Luul Cabdicasiis oo wali aan meydkeeda la aasin.

Waxaana maxkamadu sheegtay in Racfaan ka furan yahay xukunkan.

Facebook iyo Instagram ayaa soo laabtay ka dib muddo ay hawada ka maqnaayeen.Lama sheegin cillada ku timi labadan gooboo...
05/03/2024

Facebook iyo Instagram ayaa soo laabtay ka dib muddo ay hawada ka maqnaayeen.

Lama sheegin cillada ku timi labadan goobood ee ka mida bahda Meta kuwaas oo safka h**e kaga jira meelaha loogu adeegsiga badan yahay baraha bulshada.

02/03/2024

Waligey Gabar Bbe Iyo Xabiibti kuma Oran waa wax aad u xun in Gabar sidaa lagu dhaho xitaa Waa ku jeclahay ma oran waxaasi waa Ceeb in Gabadhaha lagu dhaho Bbe waana hadal aad u xun.

Maxamed Faroole oo musharax ahaa ayaa Wasiirka Deegaanka loo magacaabay.
28/02/2024

Maxamed Faroole oo musharax ahaa ayaa Wasiirka Deegaanka loo magacaabay.

28/02/2024

Wasiirrada la magacaabay ee Puntland, qaar ayaan ku qanacsanayn xilalka, iyada oo laga filan karo is casilaad qaar kood hadal-hayaan.

Isha kuhay bage wararka Suldanka Salah Bareeso

28/02/2024

Magacaabista Golaha Wasiirada Puntland.

Maxamed Faarax waa Wasiirka cusub ee Maaliyadda Puntland deegaan Doorashadiisu waa Galdogob Gobalka Mudug ee Puntland .M...
28/02/2024

Maxamed Faarax waa Wasiirka cusub ee Maaliyadda Puntland deegaan Doorashadiisu waa Galdogob Gobalka Mudug ee Puntland .

Magacaabistiisa kahor waxa uu ahaa Agaasimaha Bankiga Dawladda Puntland waxaana uu horay u soo noqday Gudoomiyihii Maxjarada Puntland .

26/02/2024

Markale ayaa dib loo dhigay Go’aanka Rasmiga ee Maxkamadda. Fadhi 3aad ayaa lagu balamay kiiska dilka Allah ha u naxariistee Luul Cabdicasiis iyo eedeysane Sayid Cali.

"Xaaskeyga inay Uur leedahay Waxaan Ogaaday habeenkii ay Gubatay Habeenkii ka horreeyay" eedeysane SAYID CALI
26/02/2024

"Xaaskeyga inay Uur leedahay Waxaan Ogaaday habeenkii ay Gubatay Habeenkii ka horreeyay" eedeysane SAYID CALI

16/02/2024

"Dadka cid laga dilo ha Qisaastan, in maalin walba la siidaayo oo qof waliba Mag qaato sidaa Gobolku kuma xasilaayo"Gudoomiyaha Mudug faysal shiikh cali, ragii ganacsada dilay oo lasoo qabtay

Siciid Deni ayaa mar kale loo doortay Madaxweynaha Puntland ka dib markii uu ka guuleystay Dr. Guuleed Saalax.
08/01/2024

Siciid Deni ayaa mar kale loo doortay Madaxweynaha Puntland ka dib markii uu ka guuleystay Dr. Guuleed Saalax.

08/01/2024

Wareega Sadaxaad ayaa Loo gudbayaa.

Deni
Dr. Guuleed Saax.

Suldanka Salah Bareeso

08/01/2024

Wareegga labaad

Saciid Deni 40
Guuleed Saalax 17
Abshir 9 cod

08/01/2024

Wareega labaad waxaa u gudbay.

Saciid Deni 35 Cod
Dr Guuleed Saalax 9 Cod
Abshir Huruuse 8 Cod

08/01/2024

Wareega Koobad ee Natiijada Doorashada Madaxweynaha PL.

Said Deni 35
Guleed Saalax 9
Abshir Huruuse 8
Xasan Abgaal 5
Axmed Cawad 4
Asad Diyaano 3
Maxamed Faroole 2

06/01/2024

Musharax Madaxwayne ku-xigeen Puntland, Daahir Maxamuud Muuse ayaa is duwaangeliyey, iyada oo ay galbinayaan siyaasiyiinta gobolka Mudug.

04/01/2024

Xaflada Shaacinta musharax madaxweyne kuxigeen Puntland 2024-2029
Daahir Maxamuud Muuse

Musharrax Madaxweyne Ku-xigeen Puntland oo caawa Garoowe ku kala xidhan tahay.
04/01/2024

Musharrax Madaxweyne Ku-xigeen Puntland oo caawa Garoowe ku kala xidhan tahay.

DEGDEG: Xildhibaan Maxamed Awoowe ayaa ku guuleystay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamanka Puntland.Waxa laga soo...
04/01/2024

DEGDEG: Xildhibaan Maxamed Awoowe ayaa ku guuleystay Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamanka Puntland.

Waxa laga soo doortay gobolka Mudug.

Mudane, Maxamed Baarri Shire ayaa ku guuleystay Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland
04/01/2024

Mudane, Maxamed Baarri Shire ayaa ku guuleystay Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland

Musharrax Axmed Ciise Cawad "Hambalyo. Waxaan u hambalyeyn Xildhibaan Cabdirisaaq Axmed Saciid oo loo doortay in uu noqd...
04/01/2024

Musharrax Axmed Ciise Cawad "Hambalyo. Waxaan u hambalyeyn Xildhibaan Cabdirisaaq Axmed Saciid oo loo doortay in uu noqdo guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ee shanta sanno ee soo socoto, waxaan ugu ducayn in uu Rabbi ku asturo mas'uuliyada uu maanta qaadey.

Guddoomiyaha maanta la doortay wuxuu tusaale wanaagsan u yahay dhalinyarada iyo aqoon yahanka reer Puntland oo aan la rabno in ay noqdaan hoggaamiyaasha maanta ee Puntland iyo Soomaaliyaba".

Musharax Madaxweyne Asad Osmaan ayaa u Hambalyeeyey gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Dawladda Puntland
04/01/2024

Musharax Madaxweyne Asad Osmaan ayaa u Hambalyeeyey gudoomiyaha cusub ee golaha wakiilada Dawladda Puntland

Xasan Shire Abgaal"Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Xildhibaan Abdirisak Ahmed Sicid Faarax oo loo doortay Guddoom...
04/01/2024

Xasan Shire Abgaal"Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Xildhibaan Abdirisak Ahmed Sicid Faarax oo loo doortay Guddoomiyaha Baarlamaanka 6-aad ee Dowladda Puntland.

Waxaan Alle uga baryayaa Guddoomiye Abdirisak inuu u fududeeyo lana garab galo xilka iyo masuuliyadda uu dalka u qaaday ee maanta loo doorta"

Address

Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Suldanka Salah Bareeso posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share


Other News & Media Websites in Gaalkacyo

Show All

You may also like