Farmaajo wuxuu naga dalbaday inaa gacanta ku soo qabano waana soo qabanaynaa
Taliye Geylac waa is keenay๐ช
Wasiir Falagle oo Gaalkacyo
Sh*tay โค
Bariga Gobolka Mudug
Biyo la'aan baahsan ba ka jira Gobolka Mudug.
Ganacsatada iyo Qurba-joogta alle wax siiyay Waxaa laga codsanayaa inay usoo gurmadaan Walalahaan Biyo Laโaanta La Rafaadsan.
Hospitalka waayn ee Boosaaso Ayaa la Gaarsiyay dhaawacyo hor leh kuwaas oo iskugu jira shacab iyo Askar. Dagaalka ayaana sii Xoogaysanaya .
Jabka maanta gaaray maamulka saciid dani ma waxaa sabab u ahaa Diidmada hadalka Isimada puntaland.
warbixin ayaa Magalada bosaaso idinkaga diyaariyay.
la wadaag saaxibadaa adigoo mahadsan .
Qoor qoor oo fariin adag u diray Saxiibkis Deni ๐
Waxaa Halkaan nooga muuqata In Gobolka Mudug dhanka Galmudug .usan ka jirin wax Maamul ah Qaydare oo ah Halkii aan yaraan Taaydi aan ku noola in maantay Puntdland oo xiligaas aan xaduud la lahaayn aay sheegato Waa mid la yaab nagu abuurtay maantay
Godod waxaay ahaayd Deegaan Galmudug Hadaana waxaa maamula Puntdland Maamulka Gobolka ilaa hada kama hadlin oo Waa u aamusay waxaayna ka dhigan thy in aay U aqoon sadeen dhul Puntdland Deegaanka Jeexdiin oo dad shacab ah iyo Ciidamo Galmudug Maraykan ku duqeeyay ayaana Waxaa ka socda dhismo sharci daro ah kaas oo Puntdland ku soo dhawaanayso dhul Balaarsina aay ka wado Galmudug iyo Gobolkuba waxba kama qaban waayna u Aamuseen.
Madasha Nabada Iyo Isdhax-Galka Mudug
Waxaan xasuusinayaa hadii meesha aay nabad Soomaaliyeed ka rabaan in 2 maamul Goboleed Ee Puntdland iyo Galmudug laga wada saaro Hadii la wada maamulayana in maamul kaste Xaduud kiisa ku ekaado nabadana si daacad ah Looga wada shaqeeyo
W/Q Mohamed Fagaas
Deegaano badan oo dhaca Bariga Gobolka mudug waxaa ka Jirta Abaar aad u daran
Wasiirka Warfaafinta Galmudug Ahmed shire Falagle
Gabdhii Gurcieel vedowga ka soo Duubtay Sheegtayna inaay thy Gabdha ugu qurxoon Galmudug ayaa Vaar soo qabtay ๐
Galmudug iyo warbixin dhinacyo badan Taabanaysa
Deg Deg Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo Al-shabaab ayaa Hada ku dagaalamaya duleedka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud.
Dagaalka ayaa Hada kasocda inta u dhaxeysa deegaanada Miir-dugul iyo Ceel-Cali Mire oo qiyaastii 20-KM koonfur-bari uga beegan magaalada Dhuusamareeb.
Dagaalka ayaa yimid kadib markii ay ciidamo ka tirsan guutada 15-aad, qeybta 21-aad ee militeriga Soomaaliya oo uu hoggaaminayey Taliyaha guutadaas Jeneraal Mascuud Maxamed Warsame ay weerar ku qaadeen fariisimo ay si qarsoodi ah halkaas uga sameysteen Al-Shabaab.
Daawo muuqaalka oo dhamaystiran Goordhow