#Sujuu 'Waxaa ilaah mahadiis ah inaanu si tartiib-tartiib ah ay lugaheena iyo gacmaheenu usoo noolaanayaan'
#Mataanaha!
Munaasabada xuska ee dabbaal-dega ku astaysan diiwaanka curashada labada dowladood soo ma haboona in Khaatumo loo asteeyo 1-da August si labadaba wadajir looga wada xuso Puntland, Khaatumo iyo cirifyada fog ee dunida!
Bal adiguna akhristoow/eey fikradaada nala wadaag!
Mahadsanid!
#Hiil_Harti
Boqortooyada beelweynte beesha Nuux Maxamuud ayaa gargaar isugu jira daawooyin, raashin iyo agab kala duwan oo kale soo gaarsiiyay walaalahood reer SSC;
Guuleysta boqortooyo!
Qasaali Axmed Baydhabo
Ciidanka xooga Puntland ee PISF waxaa ay weli ku raad-joogaan dabar goynta firxadka yar ee haray sida Alshabaab iyo Daacish kuwaas oo ku dhuumaalaysanaya godadka hoosta u qodan ee buuraleyda Golis kuwaas qaakood ayaa gabbaad ka dhigta guryaha maxastu ay ku nool yihiin; Hadaba muwaadin si loo helo ummad ku nool nabadgelyo iyo xasilooni fadlan lacag la'aan ku soo wac lanbarkaan hoos ku xusan !
☎️337
Xafiiska warfaafinta ciidanka xoogga Puntland ee PISF.
🇸🇱Siciid Cabdullaahi Aw-Maxamed #رضي_الله_عنه wuxuu inoo horseeday in aynu cagta saarno waddadii dimuqraadiyada ee qof iyo cod si aynu uga gudubno nidaamka madow ee qori isu-dhiibka beesha dhexe waana xalka kaliya hadii Puntland qabiil uu ka joogo shaqo qufha in uu xaq u leeyahay in la doorto isagana la dooran karo!
• Daarood hadaan ahay dad woow amar sareeyaaye
• Oo ubaxa baarkaan ihiyo awga haashima'e
• Abtir siimahay waxay gashaa odaya waawayne
• Nebigii udgoonana waa ina adeer kaye.
Puntland Sun Network PSN Follow, Like and Share!
SACDIYO FIRINBI BOMB-KII UU XASAN SHEEKH USOO DHIIBAY UN BAA KU QARXAY;
Qoyska Suldaan Cabdullaahi Xaaji Nuur ayaa eedayn usoo jeediyay gudoomiye xigeenka aqalka hoose ee baarlamaanka Soomaaliya Marwo Sacdiyo Firinbi waxaa ayna cadeeyeen in Sacdiyo Firinbi aysan u socon in ay ka qayb qaadato xaflada caleema saarka suldaanka beesha Carab Saalax ee Meheri Ismaaciil...!
Kuwaani waa qaar kaamid ah aafooyinka Alshabaab waxaana kamid ah......!
Madaxweynaha maamulka KG mudane Cabdicasiis Laftagareen ayaa inoo sharaxya!
#Puntland
#Ciidan_iyo_Cudud💪🏾!
The 'King' has arrived!
Ka kac fadhiga inta uu fariisanaayo istaagnow madaxweynihii islaamka ayaa soo galaye,
Laandheere; Waa markii nidaam iyo dowlad xoog leh dhabarka aad ku hayso!!!
Hadii loo baahdo in fanku uu soo noolaado, Soo ma haboona in dhallintaan hibada leh loo firaaqeeyo masraxa.