Markuu falaadkaaga bato , ee xitaa af yixaas aad tijaabo kaqaadid.
Ila daawo .
Mobile-lada laguso jeedo ilaa salaadda subax , indho la'aanta ka dhalata dhageyso.
Fadlan, sii faafi muqaalkan oo dhalinta Somaliyeed gaarsii , si hab nololedkooda wax uga badalaan.
Somali waxay dowlad xumada ka bixi doonta , markay u fakarto sida dunida horumartay u fakareyso inahllh.
Ololaha dorashoyinka Somaliya , haddii madaxweyne hal kudhig ka dhigan lahaa : hal qodob ee ah nidaaminta waqtiga shaqada , waxa hubaal ah Afar Sano inay ku qaadan lahayd fulinta qodobkaaas, natiijaduna noqon lahayd Somaliya oo wadada horumarka cagta saartay.
Cajaa'inta ay leedahay CAYAYAANKA SHINIDA , ee uu alle ku maneystay.
"Af-dheer Naar dheer bay galaysaa"
Sh. Usuuli
Qofkii qof dila , waxa haboon inuu soo garbaxo kahor intu dunida katagin.
Alla maxaa Somali badan qoorta is qabsan doonto????
Ma ogtahay in Xirfadaha Somalida ee ay dunida la shir tagtaa yihiin labo xabo!!!!!!!!
NB: Mar walba oo Xirfad la barto, waxay ummadu kabaxeysaa shaqo la'aanta baahsan ee guud ahaan Somalia ka jirta.
"Gabdhuhu waxay ka waxtar badanyihiin Wiilasha" Sh. Cumar Faaruq ( A.U.N).
SH. SOOMOW
Dhulka Dowladda ee shacabku daganyahay ,shareecada maxay ka leedahay?
Majaajaleste XAYNOOSH , oo sanadii 2022 Somalida kula dardaarmay inay ilaashadaan dowladnimadooda .
Q.3AAD
Masuuliyad inaa iska saarno bulshadeenna.
Q.2AAD:
SHIRARKA ,sidii loo marayn lahaa,iyadoo uu ujeedku yahay in lagaaro shir waxku ool ah .
DR. C/ RISAQ
Q.1AAD
Habka ugu fudud cilmi ahaan ,ee mushkiladaha loo xaliyo.
Dr. C/risaaq
Helocopter-kan waxa gacantiisa ku sameeyay Askari ka mid ah Ciidanka Milatery-ga Somaliya.
Aynu dhiiri gelino dadkeenna hal abuurka leh, si uu dalku inoogu hagaago.
1974 iyo Ololihii Horumarinta Reer miyiga ee Farta Somaliga ah lagu baahinayay guud ahaan Jamhuuriyadii Somalia.
Ma idinku jiraa qof aanay Ciyaalka xaafadda ahay oo xilligaa 1976, muuqaalkan isku dhex arkay????
Ciyaalka xaafadda anigu lahadli mayee ,haka dhaceen!!!!!
Sh. Xusein Ali Jabuuti : Gaaladu maslaxd bay garaneysayee, insaaniyad mayaqaanaan.
" Ha seexanin ,adigoo markaa cunto calooshaada kuso dhaamiyay, ilaa saacado inta ay cuntadu jirka sifiican ula falgalayso"
TALO CAAMIMAAD OO MUHIIM AH WEEYE.