Munasabad balaran oo ay soo qaban qabiyeen Ururka Dhalinyarada Hormarinta D.Kalabeyr (KEYDO ) aya ka qabsoontay barxada hoolka shirarka ee deganka kalabyr ee degmada bosaso Xuska 25 Agosto maaalinka Ciidamada Somaliland laga saaray magaalada Laascaanood laga furtay Hub faro badan iyo ciidan Maxaabiis
Sido kale shacabwaynaha deganka kalabyr ayaa tageeray maamulka s.s.c khaatumo. .
📷 Caamir Media
#xafiiska warfafinta ururka dhalinyarada KEYDO
20/8/2024. Maalin talaado
Ururka Dhalinyarada Hormarinta D.Kalabeyr aya soo qaban qabiyey soo dhawayn. mug iyo miisan leh ay ku soo dhaweyen garaad jaamac garaad ismail
Ururka Dhalinyarada Hormarinta D.Kalabeyr wuxu bogadinaya dhamaan bulsha waynta reer kalabyr sida quruxda badan ay uga qayb qateen soo dhawynta garaadka
Ururka dhalinyarada aya ku bogadiyey garadka musuliyada adag uu dhabarka u dhigtay in illhay u fududeeyo insha allah.
📷 Caamir Media
##xafiiska warfafinta ururka dhalinyarada KEYDO
Gudomiyaha ururka horumarinta ee (KEYDO) ayaa ka qayb galay xaflad lagu abaalmarinayey ardayada dhamaystay waxbarashada dadka waa wayn ee korsoyinka saddexda bilood ee xagaga ah ee ka qabsoontay deeganka yalho ee gobalka bari
Gudomiyaha aya uga mahadceliyey gudoonka Ururka Dhalinyarada yalho sida milgaha iyo maamusida leh ay u soo qaban qabiyeen xafladan quruxda badan
Gudomiyaha aya ku bogadiyey dhamaan maamulka iskuulka macalimiinta iyo ururka dhalinyarada ee hawl wadaag in ay sii wadan dadalada waxbarashada dadka waa wayn
Ururka dhalinyarada ee. HAWL WADAAG ORGANIZATION wax uu ka mid yahay ururada sida dhow ay uga wada dhaxayso ka shaqaynta arimaha bulshada ee labada deegan ee dariska ah
#xafiiska warfafinta ururka horumarinta (KEYDO)
Nabadoon siciid nur Mid kamida Asasayasha deganka kalabyr ahna cuqasha gobolka bari oo hambalyo iyo bogaadin u diray shacab waynaha reer puntland munasabada xuska sanad guurada Aasaaska puntland Somalia
#xafiiska warfafinta ururka dhalinyarada (KEYDO )
Ururka Dhalinyarada Hormarinta D.Kalabeyr ee (KEYDO) aya soo agasimay xaflad aad u saraysa oo lagu soo gaba gabeyey koobka isdhexgalka dhalinyarada kaas oo sanad walba loo furo dhalinta Koobka aya intuu socday ku socday si habsami leh
Koobka oo shalay galab final isugu soo hareen labada xafadood.
Bilan. Vs laan barwaqo oo ay guushu ku raacday xafada laan barwaqo
Dhaman gudiga ururka dhalinyarada oo koobkan soo agasimay sida isxilaanimada leh u soo agasimay aad iyo aad ugu mahadsanyihiin sida sharafta leh u soo agasimten.
#xafiiska warfafinta ururka dhalinyarada horumarinta (KEYDO )
Waxa shalay oo ay tariikhdu ahayd 17/7/2024 si nabad ah inago soo gaba gabowday tartanka wareega 1aad ee koobka isdhexgalka dhalinyarada deganka kalabyr waxan goob joog aha agasime Sharmaarke Abdulaahi Shiikh
Tartanku waa laba wareeg oo dhamaan kooxuhu is arkayaan min laba kulan home iyo away ah maanta oo arbaco ah waxa soo dhaamaadey wareegi kowaad dhamaan kooxuhu waxa ay ciyaareen min sadex kulan.
Wareega labaad ayaaa bilaaban doona jimcaha inagu soo aadan waxana wada ciyaari doona kooxaha bilan Sc iyo laanbarwaaqo fc . Kulankii hore ee labadan kooxood kaas oo ahaaa ciyaartii furitaanka ee tartankan waxaa guushu raacdey Bilan Sc.
Kooxda dhibcaha ugu badan aruursata dhamaan kulamada labada wareeg ayaa final u baxda , halka labada koox ee kaalmaha 2aad & 3aad ay dhelayaan ciyaar semifinal ah ,
Naadiga ugu hooseya kala sareynta ayaa gebi ahaanba isaga haraya tartanka.
---- Tartanka xafadaha Deg.kalabayr ee Gobolka bari.
#xafiiska warfafinta ururka dhalinyarada horumarinta (KEYDO)
12/07/2024. MALIN JIMCE
Daah furka koobka isdhexgalka dhalinyarada deganka kalabyr
Koobka oo sanad walba loo furo dhalinta Koobka aya lagu daah furay labada xafadood ee Bilan vs laan barwaqo
Xafiiska warfaafinta Ururka Dhalinyarada Hormarinta D.Kalabeyr (KEYDO)
تقبل الله منا ومنكم صالح الأعمال.
KALABYR BARI PUNTLAND SOMALIYA.❤️
EID MUBARAK Ururka Dhalinyarada Hormarinta D.Kalabeyr (KEYDO)
wuxuu ummadda Soomaaliyeed iyo Muslimiinta caalamkaba ugu hambalyeynayaa munaasabadda qiimaha badan ee ciiddul-Adxa. Waxaan Alle ka baryayna in uu naga aqbalo cibaadadii iyo acmaashii suubbanayd ee aan soo gudannay bishan barakeysan ee Carafo.
Ciiddu waa munaasabad farxadeed oo ku weyn diinteenna iyo dhaqankeenna suubban. Wuxuu shacabka Soomaaliyeed ku boorrinayaa kaalmeynta iyo farxad-gelinta masaakiinta iyo carruurta agoonta ah ee ku tabaaleysan daafaha dalka.
Ciid Mubaarak. Ciiddaan ciiddeeda Alle ha i nagu gaarsiiyo nabad, farxad, iyo caafimaad
#xafiiska warfafinta ururka. dhalinyarada horumarinta. (KEYDO).
Taliyaha qaybta Booliiska Gobolka Bari G/sare Abdiqadir Jaamac Dirir oo kormeeray buundada Go.day ee Deegaanka kalabayr.
Shaqadu oo dar dar xoog leh ku socota waxa dhamaan gadiidleyda wadada maraysa lagu wargalinaya in ay si taxadar leh u Maran dhaman meel kasta oo ay calamadu stop ✋️ 🫸 taal ay ka digtoonadaan.
Ururka Dhalinyarada Hormarinta D.Kalabeyr Waxu baaq dheer halkan uga soo jedinaya Wasaaradda Hawlaha Guud Gaadiidka iyo Guryeynta Puntland in ay gudato wajibadkeeda oo ay timaato bundoyinkas go'ay madama isa socodka gadiidku uu khatar ku gali karo bundoyinkaas
#xafiiska warfafinta ururka dhalinyarada horumarinta (KEYDO)
Maamulka deganka waxgaradka iyo ururka dhalinyarada horumarinta deg.kalabyr ayaa Baaq cabasho ah ay ka muujiyeen hada ka hor 3 buundo oo jabay oo mantana uu deeganku qabtay roobab mahiigan ah ay intii isu haysay go'day caawa oo ay xiranthy wadada halbawlaha ah maamulka iyo ururka dhalinyarada horumarinta deg.kalabyr aya baaq u diray wasarada hawlaha guud gadiidka iyo guryaynta puntland iyo Hay'ada wadoyinka puntland in ay si dhaqsa ah wax uga qabtaan madama ay isu hayso wadadan gadiidka u kala Safra gobolada somaliya iyo gobolka bari
#xafiiska warfafinta Ururka Dhalinyarada Hormarinta D.Kalabeyr