Sanaag Media

Sanaag Media FADLAN WAXAANU KAA CODSANEENAA INAAD PAGE KA LIKE NOO SAARTO OO FOLLOW NA NOO DHAHDO. mahadsanid .

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO U AMBA BAXAY DALKA TALYAANIGA Muqdisho, Oktoobar 08, 2023: Guddoomiyaha Golaha Shacab...
08/10/2023

GUDDOOMIYE SHEEKH AADAN MADOOBE OO U AMBA BAXAY DALKA TALYAANIGA

Muqdisho, Oktoobar 08, 2023: Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar shaqo ugu amba baxay magaalada Roma ee dalka Talyaaniga.
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdigiisa oo casuumaad rasmi ah ka helay dhigiisa Talyaaniga ayaa inta ay ku sugan yihiin magaalada Roma waxaa ay kulamo la qaadan doonaan Guddoomiyaha Baarlamaanka Talyaaniga iyo hoggaanka kale ee dalkaas.
DHAMMAAD

Xiisadda ka dhalatay weerarkii Duufaan ee Falastiiniyiintu ku eekeeyeen dhulka ay Israa'iil [YH] haysato ayaa sii kordha...
08/10/2023

Xiisadda ka dhalatay weerarkii Duufaan ee Falastiiniyiintu ku eekeeyeen dhulka ay Israa'iil [YH] haysato ayaa sii kordhaya maalintii labaad, iyada oo dagaalyahannada Xisbullaah ee dalka Lubnaan ay iyana madaafiic ku gaaraaceen Israa'iil maantA - taasi oo furin kale ku noqotey YH.

Israa'iil waxa ay duqeyn aan loo meeldeyin ku beegsatay masaajidda Qaza, hayeeshee Xamaasta Falastiin waxa ay sii wadaan weerarada ay ku ekaynayaan YH; iyaga oo gudahay u galay deegaanno hor leh oo ku yaal marinka Qaza oo ay haysatay Israa'iil.

Netanyahu oo xaaladda ka hadlaya waxa uu goordhaweyd yidhi: “Tani waa maalin nagu adag dhammaanteen, waxaanan la hadlay Biden iyo tiro ka mid ah hoggaamiyayaasha caalamka si loo xaqiijiyo xorriyadda dhaqdhaqaaqa ee jawaabta u ah Xamaas.”

Ururka Xisbulaah ee Dalka Lubnaan ayaa Duqaymo Xooggan Ka Gaystay Saldhigyo Millitari oo ay Yahuudu ku Lahaayeen Dhanka ...
08/10/2023

Ururka Xisbulaah ee Dalka Lubnaan ayaa Duqaymo Xooggan Ka Gaystay Saldhigyo Millitari oo ay Yahuudu ku Lahaayeen Dhanka Lubnaan

Waxaa Muuqata in Falastiin ay Garab heshay , Saakana waataas Xisbulaah Dagaalka Kusoo Biirtay.

01/06/2023

Bal fiiri wiilkaas sida uu muuse biixi ugalay iyo dadka reer laascaanood intaba umuu naxariisan

29/05/2023

Cabdisalan hereri oo kawarama dhimashada somalida qurbaha

29/05/2023

Raiisul wasaaraha somalia

27/05/2023

MAAKHIR HAPPY NATIONAL DAY 26 MAY

27/05/2023

Barbaar xilli barwaaqo ah u dabaal degeysa maalinta Calanka Maakhir

Badhan:  Xuska Dabaal dega maalinta asaaska  maakhir   oo lagu qabtay magaalada Badhan
27/05/2023

Badhan: Xuska Dabaal dega maalinta asaaska maakhir oo lagu qabtay magaalada Badhan

DEGMADA: BADHAN gobolka SANAAG iyo Natiijada hordhaca ah ee TPEC.
26/05/2023

DEGMADA: BADHAN gobolka SANAAG iyo Natiijada hordhaca ah ee TPEC.

Xuska 26-ka May ee Maakhir oo lagu qabtay magaalada Boosaaso.
26/05/2023

Xuska 26-ka May ee Maakhir oo lagu qabtay magaalada Boosaaso.

26/05/2023

26 MAY 2023 Maakhir state of somalia

Natiijo Hordhaca Gaalkacayo:Kaah 15 xildhibaanMideeye 7 XildhibaanSincad 4 XildhibaanMustaqbal 2 xildhibaan Ifiye 2 Xild...
26/05/2023

Natiijo Hordhaca Gaalkacayo:

Kaah 15 xildhibaan
Mideeye 7 Xildhibaan
Sincad 4 Xildhibaan
Mustaqbal 2 xildhibaan
Ifiye 2 Xildhibaan
Shaqaalaha 2 Xildhibaan
Runcad 1 Xildhibaan

26/05/2023

NATIIJO HORDHAC AH - Boosaaso, Bari:

Mideeye: 15,589 [14 Xildhibaan]
Kaah: 10,013 [9 Xildhibaan]
Sincad: 4,720 [4 Xildhibaan]
Mustaqabal: 3,855 [3 Xildhibaan]
Ifiye: 2,459 [2 Xildhibaan]

Tirada guud ee codaysay qiyaasta hordhaca ah; 35,942 ruux.

26/05/2023

Natiijo hordhaca ah - DHAHAR, HIGHLAND:

Kaah:1,250
Mideeye: 1,058
Sincad:1,010
Ifiye:605
Shaqaalaha:300

Sida muuqata Sanaag, Hayland iyo Mudug waxa ku horreeya dowladda, gobollada kalena mucaaridka.

26/05/2023

Natiijo Hordhaca - Badhan, Sanaag:

1. Kaah 6,374
2. Sincad 2,234
3. Mideeye 2,371
4. Ifiye 685

Degmada Xingalool:

Kaah: 722

Mideeye: 569

Sincad:611

Shaqaalaha:142

Mustaqbal:156

Saaka iyo Muddug waxa ku baratamaya Mideeye iyo Kaah, ururrada kale ayaana ku xiga.

26/05/2023

H.E Said Abdullahi Deni
HAMBALYADA DOORASHADA GOLEYAASHA DEEGAANKA PUNTLAND.

BADHAN: Taariikh cajiib ah ayay maanta qoreen shacabkii reer Puntland.👏❤️sawiradani waa gobolka sanaag gaar ahaan degmad...
25/05/2023

BADHAN: Taariikh cajiib ah ayay maanta qoreen shacabkii reer Puntland.👏❤️

sawiradani waa gobolka sanaag gaar ahaan degmada Badhan oo si balaaran loga codeyay maanta iyado kuso dhamatay si wanaagsan.

25/05/2023

Reer puntlaand hampalyoh

Puntland oo doorasho u dareertey.
25/05/2023

Puntland oo doorasho u dareertey.

Badhan : Shacabka Kunool Degmada Badhan Ee Gobolka Sanaag Ayaa saaka Taagan Safafka Codaynta si ay u doortaan Golaha deg...
25/05/2023

Badhan : Shacabka Kunool Degmada Badhan Ee Gobolka Sanaag Ayaa saaka Taagan Safafka Codaynta si ay u doortaan Golaha degaanka Degmadaas.

25/05/2023

"Waxa aan xaq u leenahay haddaan si fiican u fekerayno in degmada Garowe oo kale noqono"
Aqoonyahan Maxamuud Cali Buux oo ka hadlaaya doorashada golaha deeganka Badhan.

HADAF Center for Research and Development

Sawirro muujinaya rabitaanka shacabka Puntland.
25/05/2023

Sawirro muujinaya rabitaanka shacabka Puntland.

04/05/2023

خير خلق الأنبياء والمرسلين سيدنا محمد صلى الله عليه وسلم

Address

Maroodi Jeex
London
SOMALIA

Telephone

+252906522022

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sanaag Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category

Nearby media companies


Other Media in London

Show All

You may also like