
24/05/2024
انا لله وانا إليه راجعون كل نفس ذائقة الموت
Ilaahay ha unaxariisto wll Nasrudiin C/lahi Muse haaji oo hada ay ii so gaartay geeridiisu
Isaga gacan ka xaqdarani kudishay dalka Italia waa lawada dhimanayaa waase lakala hormari ilahay qabriga hakuu nuuriyo oo rowdun min riyaadil janah hakaaga dhigo qabriga zxb