Xaqiiqside

Xaqiiqside I'm a journalist and that's what I do
(1)

17/09/2024

Degdeg siid cali oo caawa xabsiga laga sii daayay & beesha shiikhaal oo lacagtii ugu badneed qaadatay aaway cadaaladii?

13/09/2024

Beesha tirada yar ee asharaaf oo laga celcelinayo gabdhihii ee muqdisho lahaa ee ka soo jeeday beesha habargidir

11/09/2024

Degdeg beesha mareexaan oo nolosha lagu wada qabtay maanta & degmada cabuudwaaq oo u gacan gashay beesha saleemaan

10/09/2024

Waa balan baay & bakool inay noqoto dhul gaaljecel war raxanweyney waa arki dontan jawaabtena

08/09/2024

Beesha mareexaan oo laga qabsaday magaalada cabuudwaaq & reer xaaji saleemaan oo saacado kooban u qabtay mareexaankii dagaalmaayay

07/09/2024

Degdeg beesha gaaljecel oo ku dhow inay nolosha ku soo qabtaan laftagareen, aaway bootada raxanweyn?

04/09/2024

Qof walbo ka soo jeedo koonfur galbeed laguma arki karo muqdisho waa inay ka baxaan.

01/09/2024

Raxanweyn somalinimada halaga saaro hadi eeyba sidaan yihiin

28/08/2024

Nin faqiir ah ha guursan hana shukaansan, ninka ku shukaansanayo bilkasta waa inuu ku siiyaa $500

27/08/2024

Farxiyo zoona & gabdhihii abgaal oo damiin ka noqday muuse suude ayaa xamar loo fasaxay inay soo geli karaan, aaway unukaa leh dadkii lahaa 😀?

26/08/2024

Degdeg dayax dalnuurshe oo nolol & geeri lagu la’yahay & beesha gare oo gacanta ku dhigtay fanaanka

25/08/2024

Degdeg farxiyo zoona & gabdhaha beesha abgaal oo loo diiday inay soo galaan muqdisho cadeymo buuxo aan helnay

19/08/2024

Ramlo oo sixirtay saaxiibteeda maslaxo muuqaalo cadeymo wato aan helay qaabka ay waxwalbo u dhaceen

16/08/2024

Galmudug ma sidaan ayaan ku fiirsana mise qoorqoor ayaa meesha ka leexina? Ma ninki 5sano wax ku qaban waayay miya 5 bil wax ku qaban kara

12/08/2024

Qabiilo badan ayaa ku fashilmay bishaan xawaadle,murursade,shikhaal iyo gaaljecel lacagti xafladaha ayee iska bixin waayeen ceeb weyn aya dhacday habargidir iyo majerten kaliyah ayaa guulestay

12/08/2024

Liibaan shuluq ma tiktok ayuu galmudug mooday?

11/08/2024

Beesha shiikhaal oo iska bixin weyday lacagtii xaflada ay dhigteen & dayax oo kampala lagu xiray shiikhaal waa jabtay shiid dartiis.

08/08/2024

Waxan helay muuqalka saxda ee taliye dhuljabsade hada yaa beenin karo muuqalkan

06/08/2024

Macalin mahdi waa nin calooshisa ushaqeysta bal waa kasa shikh shantaay muuqalkisa asago gabdho handadaayo waa udirnay tilaabo ha qaado

03/08/2024

Mahad salaad oo kale soomaaliya oo dhan lagama helayo maanta ayaan ogaaday mahadkii la mahdiyay inuu yahay siyaasi shacabka la dareen ah.

02/08/2024

Ilaahow dadka reer muqdisho ka xoreey cadawga

02/08/2024

Khawaarijta alshabaab ayaa ku amray 3 beelood oo ka mid ah Habargidir ee dega koofurta Mudug..
3-daan beelood waa: Ceyr, Saleebaan iyo Saruur; jowle ayaa looga yeeray odayaasha dhaqanka, waxaa lagu amray in ay keenaan 100 neef oo geel ah.
Ugu dambeyn: waxaa lagu amray si xoog ah in ay bixiyaan lacag dhan: $50.000,00 (konton kun oo dollar) beeshii bixin weysa waxaa loogu hanjabay in tilaabo laga qaadayo.
Si kastaba ha ahaatee, dhaqaalahaan waxaa loo adeegsanhayaa in lagu gumaado shacabka iyo
CXDS si khaas ah waxaa loo adeegsanhayaa dhaqaalahaan degmada Xarardheere iyo degaanada hoos yimaada.
Waa in dowladu ka hortagto ficiladaan noocaan ah baaritana lagu sameeyo shakhsiyaadka ku lugta leh.
Waxaan ku boorinayaa qabiilada baada bixiya in ay iska dhiciyaan sida Sacad iskaga dhiciyeen ugana dhiidhiyeen in la baado.

22/07/2024

Dhaqan xumada ninkan naagaha siduu ugalayo bal arag gabdhihi sidaan miyaa udanbeesay

09/07/2024

Habargidir mataalad dhaba doorta calooshis ushaqeysta mataladisa waad aragtaan aaway xildhibandi 14ka ahaay Maxa iga gidhiisha miyee kusoo dhamaatay aduun

08/07/2024

Habargidir dirac wada tosha dabdamiska oo laga barakiciyay agoonti iyo xasaski geesiyashi Habargidir

07/07/2024

Nin Habargidir ayaa rabaa qabiilada somalida kuli waa kasoo guursaday waxa ii haray nin Habargidir kaliyah

03/07/2024

Shiikh shantaay ayaa iqabay mana ku qancin subxanallah

29/06/2024

Dagaalki ugu qaraaray sacad iyo leelakase hub farbadan oo lagu qabsaday sadex deegan neh waa looga qabsaday xaalka oo cakiran

24/06/2024

Iska ilaali qabiiladan inaad wax ka guursato xita daris hala noqon waa Kuwa ugu liita qabiilada somaliyed 😳

02/03/2024

Maxk**ada gobolka banadir ayaa dib ufuri doonta marki 3aad kiiska dacwada sayid cali maalinta arbacada oo ku beegan 6da bisha maarso

Ma isleedahay maxk**ada goaankeda k**a dambeysta inu dhici doono maalintaas

Adress

Gothenburg

Aviseringar

Var den första att veta och låt oss skicka ett mail när Xaqiiqside postar nyheter och kampanjer. Din e-postadress kommer inte att användas för något annat ändamål, och du kan när som helst avbryta prenumerationen.

Videor

Dela

Närliggande medieföretag


Övriga medieföretag i Gothenburg

Visa Alla