Abdi Ahmed

Abdi Ahmed halkan waxad ka helaysaa murti iyo wax kasta aad xiisanayso ku xirnow

11/06/2024

Labadan musasal kee ayaad teegero uhayd adiga ?

10/06/2024

Abayasha ale ha inoo daayo,🇸🇴♥️

19/10/2022

Kenya ni mahali ambapo k**a ningekuwa rais wa Somalia, ningewakoloni wakimbizi wa Kisomali katika kambi k**a vile Hagardhere na Kaglay.

04/09/2022

Qiso xanuun badan like Fallowing Shere

29/08/2022

Nin waalan OO dhakhtar kasoo baxsaday wali ma kasoo dul dhacatay

07/07/2022

Following shere like isoo dheh

Cuntadan magacee utaqaan hadii ad garanayso xaga hoose noku reeb
26/06/2022

Cuntadan magacee utaqaan hadii ad garanayso xaga hoose noku reeb

26/06/2022

Ra’iisul wasaaraha cusub ee xukuumadda Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre ayaa markii ugu horreysay, tan iyo markii la magacaabay si faah faahsan uga hadlay, sida ay xukuumaddiisa u waji doonto arrinta gobolka Gedo.

Xamza oo wareysi siiyey BBC ayaa shaaca ka qaaday in arrinta Gedo ay u mari doonaan dib u heshiisiin, si looga dhabeeyo hal heeska madaxweynaha ee Soomaali heshiis ah.

“Xukuumadda aan hoggaaminayo ee uu madaxweyne Xasan Sheekh uu madaxweynaha ka yahay bees waxaa u ah Soomaali heshiis ah, marka waa in la heshiiyaa waa in dadka degmada dhexdeeda ama tuulada joogaa ay heshiiyaan,kuwa gobolka waa inay heshiiyaan, kuwa dowladda Soomaaliyeed oo guudna waa inay heshiiyaan,” ayuu yiri Xamza Cabdi.

Sidoo kale wuxuu sheegay in Jubaland ay ka mid tahay meelaha uu mad-madowga ka jira isla markaana ay tallaabo kasta ay qaadayaan ay noqon doonto sidii lagu heshiin lahaa.

“Jubbaland waxay la mid tahay gobollada kale ee laga yaabo in wax uun mad-madow ah ay ka jiraan dadkeeda, waxaan hortebin ku sameyn doonaa dib u heshiisiinta iyo Soomaali heshiis ah,” ayuu markale yiri ra’iisul wasaaraha cusub ee xukuumadda Soomaaliya.

Ugu dambeyn wuxuu ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed inay taageero iyo garab istaag u muujiyaan xukuumaddiisa cusub, si dalka looga samata bixiyo xaaladda uu haatan ku jira, siiba arrinta abaaraha oo saameyn daran ku yeelatay qoysas badan oo Soomaaliyeed.

Gedo ayaa waxaa weli ka jira khilaaf salka ku haya arrimaha maamulka, waxayna ka mid aheyd waxyaabihii saameynta ku yeeshay doorashooyinkii soo dhammaaday dalka. Sidoo kale kale waxaa gobolkaas ku sugan ciidamo ay geysay dowladdii h**e ee Farmaajo.

Si kastaba, arrimahaas oo dil ayaa waxaa laga sugayaa inay wax ka qabato dowladda cusub, si Jubbaland iyo arrinta Gedo xal waara loogu helo, loogana gudbo dhibaatada ay wajahayaan shacabka ku dhaqan gobolkaasi oo ay usii dheer tahay xaalad bani’aadanimo.

18/06/2022
18/06/2022

Dhaanto ika yaabisay

11/06/2022
29/05/2022

Halkan ku soo dhawada

28/05/2022

Like and following

20/05/2022

Mahamed adulahi farmajo soo noqo adi oo nabad aha madax wayne

04/05/2022

Dal sankii oo roob saday ale ha ino siyaadiyo nimcadiisa isha alah

29/04/2022

Reer lascanoodaw roob doona oo ku ducaysda in ilahay cadawga intaas idin laynaya ee soomaliland ku jooga hadana muuse hadaraab habeekii walba isaaq awoowgii u aaraya soo galinayo g/ sool in ilahay aduunka ku dhibo wax xuna ku soo dajiyo wixii magaca isaaq sheegtaba 🤢

25/04/2022

Halkan wax badan ayaa ka faaidaysaa ishaa laah nala sii joog folllow na noo dheh

25/04/2022

Halkan waxaan kala soconaysaan wixii caawa kadhacay suuqa hargaysa

20/04/2022

Dhulbahante bari uu jiray dad buu aha lkn hada waa xoolo dad dhaqdaan oo kle

Address

Moi

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi Ahmed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdi Ahmed:

Videos

Share

Nearby media companies


Other Moi media companies

Show All