Jalaaladiin shek suyudhi c/raxmaan

Jalaaladiin shek suyudhi c/raxmaan Mucad

14/06/2024
14/06/2024
31/03/2024
   ,dahar
16/01/2024

,dahar

20/12/2023
20/12/2023

Hambalyo taageerayaasheyda ugu cusub! Waan ku faraxsanahay in aad igu soo biidheen! Ibnu Cabdiraxman Gaboose, Muxumad Ina Shaaciye, Xayad Ahmed, Salaad Adan

20/12/2023

Allah ha u naxariisto mama khadiija maxamed diiriye.

Taliyaha Booliska maamulka magaalada Qabridahare oo kaashanaya masuuliyiinta magaalada ugu saraysa iyo dhalinyarada ayaa...
15/12/2023

Taliyaha Booliska maamulka magaalada Qabridahare oo kaashanaya masuuliyiinta magaalada ugu saraysa iyo dhalinyarada ayaa kulamo lagu adkaynayo nabadgalyada iyo udiyaargarowga xuska 29-ka Hidhaar ka wada magaalada.

Taliyaha Booliska magaalada Qabridahar iyo dhalinyarada magaalada ayaa wada Olole lagu adkaynayo nabadgalyada maadama xuska 18aad ee 29-ka hidheer ay soo dhawdahay oo markii labaad si gaar ah loogu xusayo caasimada DDS, ee Jigjiga.

Duqa M.M.Qabridahar Eng. Cabdirisaaq Cawil iyo Komishineerka Komishinka Booliska M.M.Qabridahar G/Dhexe. Cabdi Jamac Cabdi ayaa dhalinyarada iyo shacabka qaybihiisa kala duwan kula dardaarmay in ay xooga saaran nabadgalayada iyo xasiloonida.

Address

Dh/buur
Jijiga
SAMO

Telephone

+251926755271

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jalaaladiin shek suyudhi c/raxmaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share