SAYED CIGGE

SAYED CIGGE πŸ›NAGA MID NOQO πŸ›

25/01/2025
M.a philistine way xorowday Alx
20/01/2025

M.a philistine way xorowday Alx

20/01/2025

Challenge ugu qosolka badan?

20/01/2025

Geeridu waa xaq?

20/01/2025

Waxay isku heesteen in nolasha gacantooda ay ku jirto?

20/01/2025

Ducada waalidka waa mid kugu filan?

20/01/2025

Jacaylkii kasoo gudbay xasuusaha?

20/01/2025

Waxay umuuqataa in rajadii dhuntay?

18/01/2025

Naadiyada qaar ayaa abaalka soo celiyaa?

Winston Churchill β€œGuushu waa inaad guuldarrooyin isdaba joog ah la kulanto, adigoon dadaalkaaga marnaba ka gaabin, hadd...
07/12/2020

Winston Churchill

β€œGuushu waa inaad guuldarrooyin isdaba joog ah la kulanto, adigoon dadaalkaaga marnaba ka gaabin, haddii aad la kulmeyso guuldarrooyin is daba jooga ah walina aad isku daygii waddo taas ayaaba ah guusha la sheegayo.”

Morihei Ueshiba β€œFashilku waa furaha guusha, khald kasta waxbaan ka barenaynaa, guul lama gaari karo iyadoo aan la marin...
07/12/2020

Morihei Ueshiba

β€œFashilku waa furaha guusha, khald kasta waxbaan ka barenaynaa, guul lama gaari karo iyadoo aan la marin tijaabooyin fashil ah oo wax laga barto, waa mabda’ guud oo ku abuuran aadanah, laakiin waxaan ku illownaa duraafaha jira.”

"Hadaladii Frederick Skinner kayiri guusha"Fashilku markasta khalad maaha, waa waxa uu habboon ee aad sameyn karo duruuf...
05/12/2020

"Hadaladii Frederick Skinner kayiri guusha"
Fashilku markasta khalad maaha, waa waxa uu habboon ee aad sameyn karo duruuf goonni ah, fashilka dhabta ah waa inaad isku dayga ka joogsato, kuma khasbanid inaad noqoto qof dhameys tiran, waxaase muhiim ah inaad isku day la timaaddo duruuftu si kasta ha-u-xumaato marnaba isku dayga haka joogsan.”

"αŠ αˆˆαˆ˜αˆ³αŠ«α‰΅ ሁል αŒŠα‹œ αˆ΅αˆ…α‰°α‰΅ αŠ α‹­α‹°αˆˆαˆα’ α‰ α‰°α‹ˆαˆ°αŠ αˆαŠ”α‰³ α‹αˆ΅αŒ₯ αˆ›α‹΅αˆ¨αŒ α‰΅αŠ­αŠ­αˆˆαŠ› ነገር αŠα‹α’ αŠ₯α‹αŠα‰°αŠ›α‹ ውዡቀቡ መሞከር αˆ›α‰†αˆ αŠα‹α’ ፍጹም αˆ˜αˆ†αŠ• α‹¨αˆˆα‰₯α‹Žα‰΅αˆ ፣ αŒαŠ• αˆαŠ•αˆ α‹­αˆαŠ• αˆαŠ• αŠ¨αˆαŠ”α‰³α‹Žα‰½ αŒ‹αˆ­ αˆˆαˆ˜αˆ‹αˆ˜α‹΅ መሞከሩ αŠ αˆ΅αˆαˆ‹αŒŠ αŠα‹α’ - αˆ˜αˆžαŠ¨αˆ©αŠ• α‰ αŒ­αˆ«αˆ½ αŠ αŠ•α‰°α‹α’

Edwin Land Inaad fashil ka baqataa waxay hoos u dhigeysaa awoodaada, hadaba inaad guuldarada qaadato oo aad ka barataa w...
29/11/2020

Edwin Land

Inaad fashil ka baqataa waxay hoos u dhigeysaa awoodaada, hadaba inaad guuldarada qaadato oo aad ka barataa waxaad ogaataa iney kaa dhigeyso qof hal-abuur ah oo inuu guul gaarana ay fududahay.”

Michael JordanCiyaaryahan caan ah oo dhanka kubadda kolayga ah aad ugu caan baxay guulo aad u baaxdlehna ka gaaray: β€œInt...
29/11/2020

Michael Jordan

Ciyaaryahan caan ah oo dhanka kubadda kolayga ah aad ugu caan baxay guulo aad u baaxdlehna ka gaaray: β€œInta aan xirfaddeyda Sports ku jira waan khasaaray marar badan 9000 oo isku day oo dhanka shabaqa ah ayaan la fagay, 300 oo ciyaaroodna guuladarro ayaa na qabsatay, 29 jeer oo aan guusha is lahaysiiyna waa lanaga adkaaday, marar badan ayaa fashilmay, sidaa darteed ugu dambeyn waan guuleystay, ma jiro qof nolosha ku guuleystay oo aan marar badan soo fashilmin, farqiga qofka guuleystay iyo dadka kale u dhexeeyaa waa inuu isku dayga uu sii waday halka dadka kale ay doontii ka daateen.”

HADALADII LAGA QORAY THOMAS EDISON EE KU SAAB SANEED GUUSHA β€œAnigu ma fashilmin waxaan helay 10000 oo wadiiqo oo ii shaq...
28/11/2020

HADALADII LAGA QORAY THOMAS EDISON
EE KU SAAB SANEED GUUSHA

β€œAnigu ma fashilmin waxaan helay 10000 oo wadiiqo oo ii shaqeyn waysay, noqo qof si wanaagsan u fakara, tijaabada kaa fashinta adduunyo gaddoonkii maaha, waxa meesha yaallaa waa inaad aragta waddo aan ku habbooneyn in la qaado mar kale.”

HADALADII BILL GATES KA YIRI GUUSHAβ€œWay habboon tahay inaan guulaha aan gaarno u dabaaldagno, laakiin taa waxaa kasii mu...
28/11/2020

HADALADII BILL GATES KA YIRI GUUSHA
β€œWay habboon tahay inaan guulaha aan gaarno u dabaaldagno, laakiin taa waxaa kasii muhiimad badan inaan fahamno duruusta ay ka baraneyno fashilka, ku dadaal inaan ku raaxaysato guushaada, laakiin marnaba ha illoobin duruusta muhiimka ah ee aan ka baraneyno fashilka, waa arrinta kaliya ee guushaada aad ku ilaashan karto, meesha ugu sarreysana ku gaarsiineysa ugu dambeyn.”

HADALADII UU  DONALD TRUMP KAYIRI GUUSHA Madaxweynaha hadda dalka Mareykanka oo ay xikmadihiisu iska kooban yihiin ayaa ...
28/11/2020

HADALADII UU DONALD TRUMP KAYIRI GUUSHA
Madaxweynaha hadda dalka Mareykanka oo ay xikmadihiisu iska kooban yihiin ayaa isagana laga hayaa inuu yiri: β€œMararka qaar inaad lagaa adkaado waxay ku bartaa inaad lasoo baxdo xeelado cusub oo aad markaa ku guuleysto, jabka aan ku dilin ee kusoo gaaraa waxa ay fure u qon kartaa inaad raadiso wadeeqo cusub oo aad ku gaarto guushaada ballaaran.”

HADALADII UU KA YARI COLIN  POWELL GUUSHAWasiirkii 65aad arrimaha dibadda dalka Mareykanka 2001 – 2005 waxa uu ahaa qofk...
28/11/2020

HADALADII UU KA YARI COLIN POWELL GUUSHA
Wasiirkii 65aad arrimaha dibadda dalka Mareykanka 2001 – 2005 waxa uu ahaa qofkii ugu horreeyay ee Mareykanka madow ah oo jagadaa qabta.
Hadalladii dhaxalgalka ahaa ee laga hayo waxaa ka mid ah : β€œGuushu waxay ka dhalataa xirfad sarreeysa, dadaal dheeri ah, fashilka oo wax laga barto, daacadnimo iyo quus la’aan, β€œGuushu waxay leedahay tilmaamo badan, waxa ku dhiirigelinayaa waa isku dayga joogtada ah iyo in khaladaadka wax laga barto.”

Address

Nairobi

Opening Hours

Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+251915554677

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SAYED CIGGE posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SAYED CIGGE:

Videos

Share

Category