Abdurahman - عبد الر حمن

Abdurahman - عبد الر حمن kani waa page-kayga rasmiga ah

“Madaxwaynaha kuuriyada "waqooyi Kim jong un" ayaa digreeto madaxwayne ku mamnuucay in magaca gabadhiisa qof kale loo bi...
15/02/2023

“Madaxwaynaha kuuriyada "waqooyi Kim jong un" ayaa digreeto madaxwayne ku mamnuucay in magaca gabadhiisa qof kale loo bixiyo, gabdhihii horay ula baxay magacana waxaa la amray inay badalaan oo ay magacyo cusub la baxaan.

Gabadhan oo la yiraahdo "Kim ju ae" ayaa loo badinayaa in aabaheed uu u diyaarinayo inay xilka kala wareegto...

Ninkan iyo xukunkiisu halkay ku danbeeyen, tolow.   #عبدالرحمن
15/02/2023

Ninkan iyo xukunkiisu halkay ku danbeeyen, tolow.

#عبدالرحمن

"Deegaanka Soomaalida iney dugsiga Qur'anka dayacdo Af Amxaarkana ay daryeesho ma daw baaa...?"Waxaa sidaas qoray Ibrahi...
14/02/2023

"Deegaanka Soomaalida iney dugsiga Qur'anka dayacdo Af Amxaarkana ay daryeesho ma daw baaa...?"

Waxaa sidaas qoray Ibrahim Dheere, Gudoomiyaha Xisbiga FEP.

#عبدالرحمن

14/02/2023
 : Shirkadaha isgaarsiinta dalka oo lagu amray in faro iyo sawiro ka qaadaan macaamiisha cusub ee qaadanaya Simcardkooda...
14/02/2023

: Shirkadaha isgaarsiinta dalka oo lagu amray in faro iyo sawiro ka qaadaan macaamiisha cusub ee qaadanaya Simcardkooda halka kuwii horayna loo qabtay in muddo 90 cisho ah ay isku diiwaan galiyaan.

Sidoo kale waxaa la xadiyay isticmaalka maalin la ah ee lacagaha loo yaqaano electronic Money-ga, sida EVC ama E-dahab.

#عبدالرحمن

W/Q Mud. Abdirahman Ahmed Hassan Wasiirka Xafiiska Maaliyada DDS.,,Kal-fadhigii afraad ee golaha lixaad ee baarlamaanka ...
13/02/2023

W/Q Mud. Abdirahman Ahmed Hassan
Wasiirka Xafiiska Maaliyada DDS.

,,
Kal-fadhigii afraad ee golaha lixaad ee baarlamaanka DDS waxaa maanta lagu ansixiyay laba bayaan oo muhiim u ah dhismaha hay’adeed iyo nidaamka maamulka maaliyadeed ee DDS, kuwaas oo kala ah.

1. Bayaanka wax-ka-badalka Bayaankii Dib-loo Habeeyey ee Maamulka Maaliyadda DDS.

2. Bayaanka Maamulka Ururada Rayidka ah ee DDS.

Ansixinta iyo dhaqan-galinta bayaanadani waxay gundhig sharci u noqonayaan casriyaynta iyo sare u qaadida hufnaanta (Transparency) iyo isla xisaabtanka (Accountability) ee Maamulka Maaliyadeed(Public Financial Management) ee DDS.

Waxaa maanta soo xidhantay oo jawaab loo helay su'aashii ahayd muxuu deegaankiinnu u ansixin la'ayahay dib-u-habaynta shuruucda maamulka maaliyadeed mudo 10 sano ah.

Waxaan u mahad-celinayaa dhammaan ciddii gacan ka gaysatay diyaarinta iyo meel-marinta bayaandan oo ay ugu horreeyaan hogaaminta xukuumadda DDS, golaha xildhibaanada, sharci-yaqaanada iyo hoggaaminta iyo shaqaalaha Xafiiska Maaliyadda DDS.

"

Abdurahman - عبد الر حمن

Dowlada Turkiga Ayaa Bilaawday Adeegsiga Dooloyaal(Jiir) Tababaran Si Loo Samatabixiyo Dadka Wali Ku Go'doonsan Dhismaya...
13/02/2023

Dowlada Turkiga Ayaa Bilaawday Adeegsiga Dooloyaal(Jiir) Tababaran Si Loo Samatabixiyo Dadka Wali Ku Go'doonsan Dhismayaasha Burburay Hoostooda.

Fursado Shaqo oo ka banaan Xafiiska Horumarinta Waraabka
13/02/2023

Fursado Shaqo oo ka banaan Xafiiska Horumarinta Waraabka

Shaqadiisii ayuu ku waayay.Elon Musk, oo ah ninka sanadkii h**e iibsaday Twitter-ka ayaa mid ka mid ah injineerada Twitt...
12/02/2023

Shaqadiisii ayuu ku waayay.

Elon Musk, oo ah ninka sanadkii h**e iibsaday Twitter-ka ayaa mid ka mid ah injineerada Twitter-ka ka eryey shaqada sababta uuga eryeyna waxay ahayd sidatan soo socota 😂
Elon Musk ayaa wuxu enjineerka waydiyay

"Waxa igu xidhan wax ka badan 100 milyan oo followers ah, haddana waxaan helaa uun kaliya tobanaan kun oo falcelinood"

Injineer ka tirsan shirkadda ayaa si sahlan u yidhi: "waxaan laga helin qormooyinkaaga, ee sabab kale ma jirto".
Elon Musk ayaa sidaas shaqada kaga eryey injineerka.

Markaad lacag haysato jeclida in laguu niikiyo

War-murtiyeed ka soo baxay Dowlad Deegaanka Soomaalida oo looga hadlay arimaha taagan***********************************...
10/02/2023

War-murtiyeed ka soo baxay Dowlad Deegaanka Soomaalida oo looga hadlay arimaha taagan
********************************************
Dowladda deegaanka Soomaalida ayaa maanta soo saartay bayaan ku saabsan arimaha taagan.

War saxaafadeedka ka soo baxay maamulka deegaanka Soomaalida oo dhameystiran ayaa u dhignaa sidan.

Isbadalkii ka dhacay dalkeena kadib, dowladu waxa ay qabaneysay howlo dhinacyo badan taabanaya islamarkaana ixtiraamaya mabaadi’da dastuuriga ah.

Waxaa la og yahay in midnimada iyo xoojinta hay’adaha diintu ay si wanaagsan uga qaybqaateen in meesha laga saaro khilaafaadka ka dhex jira hay’adaha iyadoo la fahamsan yahay faa’iidada ku jirta xaqiijinta nabada iyo horumarka qaranka.

Dawladu waxay si adag u aaminsan tahay in khilaafaadka ka dhasha machadyada diinta lagu xaliyo habraacyada gudaha ee hay'adaha laftooda.

Dhibaatada dhawaan ka dhacday Kaniisada Ortodokska ee Itoobiya waa in sidoo kale lagu xaliyaa xeerarka gudaha ee ku saleysan qaanuunka kaniisada.

Si kastaba ha ahaatee, waxaa xog iyo cadaymo xaqiijiyeen in dhibaatada ka taagan Kaniisada Ortodokska ee Itoobiya ay tahay mid ka baxsan arimo diini ah, islamarkaana ay xoogag badan oo gudaha iyo dibadaba ah oo damac xun wata ay iska-kaashanayaan sidii loo wiiqi lahaa Itoobiya.

Sidaas darteed, dowlad deegaanka Soomaalida ayaa si adag uga soo horjeeda dhaq-dhaqaaq kasta oo wax u dhimi kara amniga dalka iyo dadka, iyadoo loo adeegsanayo gabaad diimeed

Marka laga soo tago dhismaha wanaagsan ee dalkeena, ma haboona in lagu baaqo mudaaharaad aanay ogalayn haayadaha ku shaqada leh, islamarkaana abuuraya khatar amni xilligan oo loo diyaar-garoobayo shir-madaxeedka Midowga Afrika, oo ay ka muuqato diblomaasiyad sare

Hadaba, Dawlada Deegaanka Soomaalida waxay ka soo bixi doonto mas’uuliyada ka saaran ilaalinta sharciga, iyadoo laga hortagayo, lana xakameynayo wax kasta oo sharci daro ah, iyadoo loo cuskanayo dastuurka iyo go’aanka gudiga isku dhafka ah ee amniga Dds

War saxaafadeedkan ayaa lagu yidhi'
Waxaan ugu baaqaynaa dhamaan shacabka deegaanka Soomaalida in ay gacan iyo wada shaqaynba la garab istaagaan xukuumada si ay u gudato waajibaadkeeda dastuuriga ah ee ilaalinta nabada iyo nabadgelyada.

Ciwaan kasta  oo macaamil (subscribers / followers ) aad u tiro badan leh macnaheedu maaha in wararka iyo warbixinada ay...
10/02/2023

Ciwaan kasta oo macaamil (subscribers / followers ) aad u tiro badan leh macnaheedu maaha in wararka iyo warbixinada ay soo gudbinayan uu yahay mid saxa

  Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa ku dhawaaqay go’aanka Eritrea ee ah in ay xubinnimadeeda IGAD soo ceshanayso,...
10/02/2023

Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki ayaa ku dhawaaqay go’aanka Eritrea ee ah in ay xubinnimadeeda IGAD soo ceshanayso, ayna diyaar u tahay inay kaalinteeda ka qaadato dib u soo nooleynta Geeska.

Madaxweyne Ruto ayaa muujiyay sida ay Kenya ugu faraxsan tahay doorka Eritrea ee nabadda & xasilloonida gobolka iyo sidoo kale ka qayb qaadashada dhismaha Ciidanka Qaranka Soomaaliya.

IGAD- oo ay ku soo biirtay Eritrea, waxay walaac siyaasad ku abuuraysaa Madaxweyne Geelle.

Boycott Safaricom Ethiopia No one can work in somali regional state with out somali young professional people.
10/08/2022

Boycott Safaricom Ethiopia

No one can work in somali regional state with out somali young professional people.

“ Ethiopia No one can work in somali regional state with out somali young professional people. ”

Address

Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdurahman - عبد الر حمن posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdurahman - عبد الر حمن:

Share