Jigjiga News

Jigjiga News Jigjiga News waa barkulan aad kala socon doontid wararka iyo waxwalba oo waxtar u leh umada Somaliye.

page kani wuxuu kashaqayn doonaa wararka gayiga somalida inshaa Allah

Ciidamada DDS guulaysta
17/04/2024

Ciidamada DDS guulaysta

Israa’iil ayaa hadda shaacisay inay dishay taliyihii qaybta guutada galbeedka ee gantaallada Xisbullah , kaa oo ay magac...
16/04/2024

Israa’iil ayaa hadda shaacisay inay dishay taliyihii qaybta guutada galbeedka ee gantaallada Xisbullah , kaa oo ay magaciisa ku sheegeen Muhammad Hussein, kaddib duqeyn ay ka fuliyeen koonfurta Lubnaan. Waa sarkaalkii labaad oo tan iyo maanta ay sheegeen inay ka dileen Xisbullah.

Guul ciidamada DDS
16/04/2024

Guul ciidamada DDS

16/04/2024

SSCKHAATUMO, Shirka Madasha Wadatashiga Qaran ee Muqdisho lagu qabanayo, laguma casumin, sida kamuuqata warqada loo diray madaxda DG ee laga soo saaray Villa Somalia, xili ay siyaasiinta SSC ee taabacsan Madaxweyne Xassan Sheekh ay maalmahan sheegayeen in shirka madasha lagu casumi doono Hoggaamiyaha maamulka Cabdulqaadir AwCali Firdhiye.

Farah Abdulkadir

Villa soomaliya ayaa casuuntay maamul goboleedyada.
16/04/2024

Villa soomaliya ayaa casuuntay maamul goboleedyada.

15/04/2024

XAQIIQADA SHIICADA(IRAN)

🔵Shiicadu waa koox kamid ah kooxaha lagu tiriyo iney kamid yihiin muslimiinta.

🔵Shiicadu waxey aaminsanyhiin cayda suubanaha scw in janadda lagu galo waayo waxey har iyo habeen ku wardiyaan bal ku cibaadeystaan in ay wax ka sheegaan xaasaskii nabiga ﷺ iyagoo ku tilmaamo iney yihiin zaaniyaat,faasiqaat, bal Ka*fir**t
عياذا بالله.
Arinkaasina wuxuu meel kadhac iyo caay ku yahay xabiibka ﷺ

🔵Waxey gaaleysiiyaan dhammaan saxaabada rasuulka ﷺ iyagoo ku tilmaamo iney ahlu-naar yihiin xitaa wey lacnadaan.
عياذا بالله

🔵Waxaase udheer in ay aaminsanyhiin cali ibnu abidaalib inuu mudnaa Nabinimada oo waxey jibriil ku tilmaamaan in UU khiyaanay risaalada.
عياذا بالله
🔺Mararka qaar cali waxey gaadhsiiyan heer ilaahnimo bal rabbinimo.
عياذا بالله

🔵Shiicadu waxey xasuuqaan dhammaan cidii ku abtirsato mad,ahbka ahlusunna waljamaaca ciraaq sidee ugashay iyo wadamo kale oo imikaba aragno ayaa marqaati kufilan.

ولا يرجو الخير من الشيعة إلا من كان جاهلاً بالعقيدة جاهلاً بالتاريخ وجاهلاً بالواقع !

Keliya waxaan leeyahay waxey yara dhaamaan wadamada carbeed ee sunniga sheegto dhanka siyaasada lkn diiniyan yahuuda waxba inooma dooriyaan

فالواقع خير شاهدٍ
SH Zaki Abdikadir Dahir✍

UPDATE: Israa’iiliyiinta waxay billaabeen inay buuxiyaan goobaha shidaalka, bakhaarada cuntada iyo goobaha kale lagu iib...
13/04/2024

UPDATE: Israa’iiliyiinta waxay billaabeen inay buuxiyaan goobaha shidaalka, bakhaarada cuntada iyo goobaha kale lagu iibiyo agabka lagama-maarmaanka ah , si la mid ah xaaladan waxaa laga soo sheegay dalal dhowr ah oo bariga dhexe ku yaalla oo Lubnaan ka mid tahay.

Qaybo ka mid ah hawada qiraaq ayaa hada lagu arkay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo loobadinayo shahid 131 ama 136.Di...
13/04/2024

Qaybo ka mid ah hawada qiraaq ayaa hada lagu arkay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo loobadinayo shahid 131 ama 136.
Diyaaradahan ayaa u gudbaya dhanka Israel waa sida loo badinayee.

Halkan kala soco wixii kasoo kordha inshaa Allah.

13/04/2024

DEG DEG: Iran ayaa billowday weerarkeedii u horreeyay , tobannaan diyaaradaha aan duuliyahan lahayn ee qaraxyada fuliya ayaa la sheegay inay u diray dhulka Israa’iil, tan oo dhalisay inay Israa’iil kiciso diyaaradaheeda F-35 si ay uga hortagaan inay diyaaradaha gaaraan bartilmaameedyadood dhulka ee Israa’iil, saraakiisha Israa’iil iyo Mareykanka ayaa laga soo xigtay.

13/04/2024

BARIGA DHEXE: Xaaladdiisu waa bedelan tahay caawa, duulimaadyada rayidka ah badankood waa lajoojiyey. Jawaabta Iiraan oo ah duulaan ka dhan Israaiil ayaa lasugayaa.

Tehran, alaabteeda Booto waa dhaaftay Halmar wax tusa Dunida la leeyahay, Israaiilna cabsi baa loo guntay.

Xigasho:-farah c/qadir

UPDATE: Madaxa FBI-da Mareykanka , Christopher Wray ayaa la wadaagay golaha sharci-dejiyaasha Mareykanka surtagalnimada ...
12/04/2024

UPDATE: Madaxa FBI-da Mareykanka , Christopher Wray ayaa la wadaagay golaha sharci-dejiyaasha Mareykanka surtagalnimada weerarro lagu hoobto oo ka dhici kara gudaha Mareykanka , isagoo intaa ku daray inay dhici karaan wax kasta oo la filayo wax ka weyn, wuxuu caddeeyay inay qaadayaan tallaabooyin dheeraad ah oo lagu xaqiijinayo ammaanka, dadka Mareykanka ahna waxaa loo sheegay inay taxadar dheeraad ah muujiyaan.

Sirdoonka reer galbeedka ayaa u muuqda inay hayaan warbixinno weerarro dhici kara, kaddib markii toddobaadkan laga arkay laamaha ammaanka Yurub inay dhankooda sare u qaadeen faajignaanta, gaar ahaana intii ay socdeen ciyaaraha horyaalka kooxaha Yurub ee ka kala dhacayay; London, Madrid, Paris iyo meelo kale.

Xigasho:- iman jama

12/04/2024

Jigjiga oon looga baran kulayl ayaa baryahan kulayl lasoo baxday.

09/04/2024

Ciid Mubarak

Jigjiga Green Legacy
07/04/2024

Jigjiga Green Legacy

Madaxweyne Kuxigeenka DDS, Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax ayaa booqday Warshada Baabuurta lagu farsameeyo ee suways Mote...
07/04/2024

Madaxweyne Kuxigeenka DDS, Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax ayaa booqday Warshada Baabuurta lagu farsameeyo ee suways Moters ee Magaalada Jigjiga.

Warshadan oo lagu maalgeliyey aduun lacageed oo dhan 200 Milyan oo birr ayay masuuliyiinta warashadani sheegeen inay u qorshaysantahay in la sii balaadhiyo.

Kanina waa afur wadareedkii Jigjiga sawiro Laga qaaday.
06/04/2024

Kanina waa afur wadareedkii Jigjiga sawiro Laga qaaday.

Waxaa jigjiga ka dhacay maanta banaanbax lagu taageerayo isbadalka lix sano jirsaday.
06/04/2024

Waxaa jigjiga ka dhacay maanta banaanbax lagu taageerayo isbadalka lix sano jirsaday.

Jigjiga!!!!
05/04/2024

Jigjiga!!!!

05/04/2024

Caawa waa habeen khayr badan waa 27ka bisha shahru ramadan oo loo badiyo" inuu laylatul qadrigii Inuu ku jiro,
Habeenka ka fadli badan 83sano iyo dhawr bilod salatu layl iyo qiyaamu layl aynu iyo duco aynu ku Camirno walalayal "Ilahay ha ina waafajiyee,

Dhalinyarada magaalada ayaa si wayn ugu diyaar garoobaya qaban-qaabada 27-ka Ramadaan oo la waban doono Af-furwaynaha Ji...
04/04/2024

Dhalinyarada magaalada ayaa si wayn ugu diyaar garoobaya qaban-qaabada 27-ka Ramadaan oo la waban doono Af-furwaynaha Jigjiga.

War saxaafadeed ayay soo saartay Puntland bal akhri oo Nala wadaag sida ay kuula muuqato.
04/04/2024

War saxaafadeed ayay soo saartay Puntland bal akhri oo Nala wadaag sida ay kuula muuqato.

Afur wadareed si heer sare ah loo soo Agaasimay ayaa Goday ka qabsoomay.
04/04/2024

Afur wadareed si heer sare ah loo soo Agaasimay ayaa Goday ka qabsoomay.

Roobab laxaadleh ayaa Caawa ka da'ay Magaalada Jigjiga oo gaystay khasaare badan.
04/04/2024

Roobab laxaadleh ayaa Caawa ka da'ay Magaalada Jigjiga oo gaystay khasaare badan.

01/04/2024
HAMBALYO XILEED.Raysal Wasaaraha itoobiya Abiy Axmed (Ph.D) ayaa mudane Aadan Faarax  u magacaabay darajada raysal wasaa...
01/04/2024

HAMBALYO XILEED.

Raysal Wasaaraha itoobiya Abiy Axmed (Ph.D) ayaa mudane Aadan Faarax u magacaabay darajada raysal wasaare kuxigeen.

Warkan oo kasoo baxay xafiiska Raysal Wasaaraha JDFI ayaa sheegaya in maanta loo magacaabay mudane Aadan Faarax darajada isku-duwaha Xarunta Kobcinta Dimuraadiyadda lehna awood Raysal Wasaare ku xigeen, xilkan ayaa loogu kordhiyey xilkiisii h**e ee ahaa Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Barwaaqo.

Xarunta Kobcinta Dimuqraadiyadda ayaa waxaa hoos taga Guddiyo ay kamid yihiin; Guddiga Doorashooyinka Qaranka, Komishinka Xaquuqda Aadamaha itoobiya iyo kuwo kale.

Maanta waxay maraysaa in ay Puntland oo dawlad goboleed ah tiraahdo aqoonsigii ayaan kala laabanay hay'adaha dawliga ah ...
31/03/2024

Maanta waxay maraysaa in ay Puntland oo dawlad goboleed ah tiraahdo aqoonsigii ayaan kala laabanay hay'adaha dawliga ah ee Federaalka.
Su'aashu waxay tahay Puntland aqoonsi masiin karta Mase kala laaban karta??

Kulan ay ujeedadiisu ahayd dardargalinta hawlaha amniga iyo udiyaargarowga Ciida ayaa ka qabsoomay madasha shirarka ee S...
30/03/2024

Kulan ay ujeedadiisu ahayd dardargalinta hawlaha amniga iyo udiyaargarowga Ciida ayaa ka qabsoomay madasha shirarka ee Sayid Maxamed Cabdille Xassan.

Kulankaasi ayaa waxaa kasoo qayb galey saraakiisha Booliska oo uu ugu h**eeyo Komishinneer Ku-xigeenka Komishinka Booliska DDS R/K Cali Cabdi jibaar, duqa caasimada inj shaafi axmed, kuxigeenka duqa caasimada Khadar Budul, hogaanka nabadgaliyada MMJ C/Risaaq cismaan iyo komishenerka booliska MMJ, sidoo kaleh waxaa kaso qaybgalay Taliyasha Booliska xaafadaha iyo maamulka xaafadaha MMJ.

Kulankaasi ayaa intii uu socdey waxaa lagu qiimeeyey sida uu sheegay kumishinneer ku-xigeenka komishinka Booliska DDS R/K Cali Cabdi jibaar caqabadaha shaqada, meelaha ay galdaloolooyinku ay ka jiraan, si loo saxo wixii sixitaan u baahan, wixii kale ee saxana lasii dardargaliyo maadaama uu amnigu gundhig u yahay wax walba.

Xigasho:-Jigjiga city administration

29/03/2024

Wakhtigii suxuurta ayaa taagane Hala suxuurto.

Dabku wuxuu ku faafaya meheradaha.
26/03/2024

Dabku wuxuu ku faafaya meheradaha.

26/03/2024

Bisinks wuxuu Dab hadda ka kacay wadada Qumaadaha Sahra Hotel Agteeda Allow sahal.

Address

Highway
Jijiga
251

Telephone

+251799489690

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jigjiga News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jigjiga News:

Videos

Share


Other Jijiga media companies

Show All